Why is 'x' the unknown? | Terry Moore

702,833 views ・ 2012-06-06

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

00:00
Translator: Timothy Covell Reviewer: Jenny Zurawell
0
0
7000
Translator: Abdinasser Ahmed Reviewer: Jamal Omar
00:15
I have the answer to a question that we've all asked.
1
15871
3601
Waxaan hayaa jawaabta suaasha aan dhamaanteen is waydiinay
00:19
The question is,
2
19472
1117
suaashu waxay tahay,
00:20
Why is it that the letter X
3
20589
2284
Sababta xarafka X
00:22
represents the unknown?
4
22873
1998
ugu taaganyahay midkaan la garanayn?
00:24
Now I know we learned that in math class,
5
24871
2967
iminka waxaan ogahay inaan taas ku soo baranay fasalka xisaabta,
00:27
but now it's everywhere in the culture --
6
27838
1751
laakiin iminka meel kasta way ku jirtaa --
00:29
The X prize, the X-Files,
7
29589
2801
X prize-ta X-files-ka,
00:32
Project X, TEDx.
8
32390
3923
project X-ka, TEDx-ta
00:36
Where'd that come from?
9
36313
1995
halkay taasi ka timid?
00:38
About six years ago
10
38308
1218
qiyaastii lix sano ka hor
00:39
I decided that I would learn Arabic,
11
39526
2716
waxaan go'aansaday inaan barto Carabida
00:42
which turns out to be a supremely logical language.
12
42242
3952
taasoo u muuqata inay tahay luuqad caqliyeed oo sareysa.
00:46
To write a word or a phrase
13
46194
2317
in la qoro kelmad ama kelmad isku xidhan
00:48
or a sentence in Arabic
14
48511
1681
ama odhaah lagu qoro Carabi
00:50
is like crafting an equation,
15
50192
2233
waa sida dhirindhirinta qaaciido,
00:52
because every part is extremely precise
16
52425
2366
maxaa yeelay qayb kasta ilaa xad way cadahay
00:54
and carries a lot of information.
17
54791
2852
waxayna sidaa xog aad u badan.
00:57
That's one of the reasons
18
57643
1350
taas waa mid ka mida sababaha
00:58
so much of what we've come to think of
19
58993
1515
inta waxay tahay inaynu kaga fekerno
01:00
as Western science and mathematics and engineering
20
60508
3819
cilmiga reer galbeedka iyo xisaabta iyo muhadisnimada
01:04
was really worked out in the first few centuries of the Common Era
21
64327
3322
in runtii ay hore uga shaqeeyeen qarniyadii ugu horeeyey ee Common Era (BC)
01:07
by the Persians and the Arabs and the Turks.
22
67649
3316
Beershiyaanka, Carabta iyo Turkidu.
01:10
This includes the little system in Arabic
23
70965
2317
tan waxaa ku jirta habka yar ee Carabiga ah
01:13
called al-jebra.
24
73282
1716
ee lagu magcaabo Aljabra.
01:14
And al-jebr roughly translates to
25
74998
3168
Aljabr waxaa sida caadiga lagu turjumaa
01:18
"the system for reconciling disparate parts."
26
78166
3699
"habka laysugu xidhayo qaybaha kala baahsan."
01:21
Al-jebr finally came into English as algebra.
27
81865
4050
Aljabr ugu danbayntii waxay ingiriisi isu bedeshay Algebra.
01:25
One example among many.
28
85915
2167
tusaale ka mida waxyaalahas badan
01:28
The Arabic texts containing this mathematical wisdom
29
88082
3966
qoraalka Carabida ee ay ku jirto xigmada xisaabtu
01:32
finally made their way to Europe --
30
92048
1783
ugu danbayntii waxay timid Yurub--
01:33
which is to say Spain --
31
93831
1286
taaso ah, aan dhaho Isbayn--
01:35
in the 11th and 12th centuries.
32
95117
2465
qarnigii koobiyo tobnaan iyo labiyo tobnaad.
01:37
And when they arrived
33
97582
1150
markay soo gaadhay
01:38
there was tremendous interest
34
98732
1883
waxaa jirtay xiiso baaxad wayn
01:40
in translating this wisdom
35
100615
1734
oo loo hayey u turjumida xikmadan
01:42
into a European language.
36
102349
1649
luuqadaha reer Yurub.
01:43
But there were problems.
37
103998
2018
laakiin waxaa jirtay dhibaatooyin.
01:46
One problem
38
106016
1717
dhibaato ka mida
01:47
is there are some sounds in Arabic
39
107733
2633
waxay ahayd tiraabta codka ee Carabida
01:50
that just don't make it through a European voice box
40
110366
2999
taason lagu odhan karin codka reer Yurub
01:53
without lots of practice.
41
113365
2267
iyadoon aad loogu celcelin.
01:55
Trust me on that one.
42
115632
1734
taas iga rumaysta
01:57
Also, those very sounds
43
117366
2217
sidoo kale, codadkaas iyaga ah
01:59
tend not to be represented
44
119583
1914
waxay noqdeen kuwaan ka muuqan
02:01
by the characters that are available in European languages.
45
121497
3588
xarfaha ku jira luuqadaha reer Yurub.
02:05
Here's one of the culprits.
46
125085
1814
halkan waxaa ah mid ka mida khaladaadka
02:06
This is the letter sheen,
47
126899
1884
xarafkan waa shiin,
02:08
and it makes the sound we think of as SH -- "sh."
48
128783
3599
waxayna samaysaa codka aan filayno inuu yahay shi'-- "sh'"
02:12
It's also the very first letter
49
132382
2602
waana mid kamida xarfaha ugu horeeya
02:14
of the word shayun,
50
134984
2432
ee kelmada shay'un,
02:17
which means "something"
51
137416
1794
taasoo macnaheedu yahay "wuxuun"
02:19
just like the the English word "something" --
52
139210
1848
sida kelmada Ingiriisida ee "wuxuun" --
02:21
some undefined, unknown thing.
53
141058
3286
wax aan qayaxnayn, shay aan la garanayn.
02:24
Now in Arabic,
54
144344
1165
iminka Carabida,
02:25
we can make this definite
55
145509
1201
waxaan ka dhigi karnaa tan mid qayaxan
02:26
by adding the definite article "al."
56
146710
2148
inagoo ku darayna xarfahah "al"
02:28
So this is al-shayun --
57
148858
2602
markaa waa alshay'un
02:31
the unknown thing.
58
151460
1650
shayga aan la garanayn.
02:33
And this is a word that appears throughout early mathematics,
59
153110
3303
tani waa kelmadii ka muuqan jirtay xiliyadii hore ee xisaabta,
02:36
such as this 10th-century derivation of roots.
60
156413
7200
sida dhirindhirintan qarnigii tobnaad ah
02:43
The problem for the Medieval Spanish scholars
61
163613
2510
dhibaatada heshay aqoonyahankii Medieval Spanish
02:46
who were tasked with translating this material
62
166123
2568
ee loo xilsaaray turjumida arintan
02:48
is that the letter sheen and the word shayun
63
168691
4482
waxay ahayd in kelmada shiin ama xarafka shay'un
02:53
can't be rendered into Spanish
64
173173
1950
inaan laga dhigi karin Isbaanish
02:55
because Spanish doesn't have that SH,
65
175123
2586
sababtoo ah Isbaanishku ma laha Sha',
02:57
that "sh" sound.
66
177709
1297
codka "sha'
02:59
So by convention,
67
179006
1582
markaa waxaa laysla qaatay,
03:00
they created a rule in which
68
180588
1666
sameeyeen xeer ay
03:02
they borrowed the CK sound, "ck" sound,
69
182254
4218
ka soo amaahdeen codka CK, codka "ka'
03:06
from the classical Greek
70
186472
1748
taasoo ay ka soo qaateen Giriigii hore
03:08
in the form of the letter Kai.
71
188220
2681
oo ah qaabka xaraka kaay.
03:10
Later when this material was translated
72
190901
2719
ka dib markii tan loo bedelay
03:13
into a common European language,
73
193620
2348
luuqadihi caadiga ahaa ee reer Yurub,
03:15
which is to say Latin,
74
195968
2050
oo ah Laatiinka,
03:18
they simply replaced the Greek Kai
75
198018
2033
waxay si dhibyar ugu bedeleen Kaay-dii Giriiga
03:20
with the Latin X.
76
200051
2350
xarkii X
03:22
And once that happened,
77
202401
1269
markii taasi dhacdayna,
03:23
once this material was in Latin,
78
203670
2465
markii tani noqotay Laatiin
03:26
it formed the basis for mathematics textbooks
79
206135
3583
waxay samaysay buugaagta aasaasiga ee xiisaabta
03:29
for almost 600 years.
80
209718
2083
ilaa lix boqol oo sano,
03:31
But now we have the answer to our question.
81
211801
2018
hadaba iminka aan ka jawaabno suaasheeni
03:33
Why is it that X is the unknown?
82
213819
2781
maxay X u tahay mid aan la garanayn
03:36
X is the unknown
83
216600
1823
X waa mid aan la garanayn
03:38
because you can't say "sh" in Spanish.
84
218423
3782
sababtu waa inaysan ku odhan karayn "sha' luuqada Isbaanishka
03:42
(Laughter)
85
222205
2384
(qosol)
03:44
And I thought that was worth sharing.
86
224589
2317
waxaanan filayaa inay taasi tamay mid mudan inaan idinla wadaago
03:46
(Applause)
87
226906
3117
(sacab)
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7