My underwater robot | David Lang

258,178 views ・ 2013-12-05

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

Translator: Jamal Omar Reviewer: Abdinasser Ahmed
00:13
(Aquatic noises)
0
13344
4913
(Shanqar biyo)
00:20
So this video was taken
1
20811
1903
Viidiyowgaan waxaa lagu qaaday
00:22
at Aquarius undersea laboratory
2
22714
2432
sheeybaar ku yaala bada hoosteeda
00:25
four miles off the coast of Key Largo,
3
25146
1853
meel u jirta afar mile xeebta ku taalo Key Largo,
00:26
about 60 feet below the surface.
4
26999
2578
hoosna ujirta sagxada ilaa 60 fiit.
00:29
NASA uses this extreme environment
5
29577
1724
NASA waxay u isticmaashaa deegaantan adag
00:31
to train astronauts and aquanauts,
6
31301
2424
si ay ugu taba barto cir bixiyeenada iyo bad maquurayaasha,
00:33
and last year, they invited us along for the ride.
7
33725
3362
sanadkii hore, waxay nagu casuumeen iney na wadaan.
00:37
All the footage was taken from our open ROV,
8
37087
2884
Viidiyowgani waxaa lagu qaaday aaladeena ROV,
00:39
which is a robot that we built in our garage.
9
39971
4487
taaso ah mashiin sida dadka wax u qabta oo an anagu ku sameenay garaashkeena.
00:44
So ROV stands for Remote Operated Vehicle,
10
44458
3568
ROV (Remote Operated Vehicle) oo ah gaari ku shaqeeya rimuud,
00:48
which in our case means our little robot
11
48026
1527
kaaso anagu aan dhahno mashiinkeenii yaraay
00:49
sends live video
12
49553
2264
kaas oo diro vidiyoowyal toos ah
00:51
across that ultra-thin tether
13
51817
1918
kuna dira xargahaasi dhuudhuuban
00:53
back to the computer topside.
14
53735
2428
ee dhanka dambe ee kumpuyuutarka korkiisa .
00:56
It's open source, meaning we publish
15
56163
1978
waa il furan, macnaha waxan ku daabacnaa
00:58
and share all of our design files
16
58141
2045
oo aana kuwada wadaagna naqashadaha feelalkeena
01:00
and all of our code online,
17
60186
1508
iyo dhamaan sirteena tooska ah,
01:01
allowing anyone to modify
18
61694
2034
taaso u ogolaneso in qof walbo uu dib uhabeeyo
01:03
or improve or change the design.
19
63728
2349
ama hor mariyo ama badalaba naqshada.
01:06
It's built with mostly off-the-shelf parts
20
66077
2303
qeebihiisa oo dhan waa la dhameestiray
01:08
and costs about 1,000 times cheaper
21
68380
1835
qiima hiisana kun goor ayuu ka raqiisan yahay
01:10
than the ROVs James Cameron used
22
70215
1879
ROVs-kii James Cameron uu isticmaalay
01:12
to explore the Titanic.
23
72094
3605
markii uu baarayay Titanic.
01:15
So ROVs aren't new.
24
75699
2210
Marka ROVs-ka ma cusba.
01:17
They've been around for decades.
25
77909
1708
Tobaneeyo sano ayee yaalaan
01:19
Scientists use ROVs to explore the oceans.
26
79617
3036
Seynis yahanada ayaa isticmaalo ROVs si ay bada ugu baaran.
01:22
Oil and gas companies use them for exploration
27
82653
2819
Shirkadaha gaaska iyo saliida xita baaritaanada ayee u istcimaalan
01:25
and construction.
28
85472
1547
iyo dhismayaasha.
01:27
What we've built isn't unique.
29
87019
2762
Sheeygan aan hada dhisnay ma aha wax aan caadi aheen.
01:29
It's how we've built it that's really unique.
30
89781
2874
ee sida aan u dhisnay ayaa ah wax aan caadi aheen.
01:32
So I want to give you a quick story of how it got started.
31
92655
2981
Marka waxaan hada idiin sheegaya sidii aan u sameenay.
01:35
So a few years ago, my friend Eric and I
32
95636
2271
Sanado yar ka hor, aniga iyo saaxibkeyga Eric
01:37
decided we wanted to explore this underwater cave
33
97907
2200
waxan go'aan sanay inaan baarno god ku yaalo biyaha hoosteeda
01:40
in the foothills of the Sierras.
34
100107
1858
buuraha yaryar ee Sierras.
01:41
We had heard this story about lost gold
35
101965
1903
waxna horay u maqal nay sheeko ku saabsan dahab lumay
01:43
from a Gold Rush-era robbery, and we wanted to go up there.
36
103868
2518
taaso ka qeeb aheed xaalufitankii dahabka, waxaana rabnay inaan aadno halkaas.
01:46
Unfortunately, we didn't have any money
37
106386
1658
Nasiib xumo, wax lacag ah maanan heesan
01:48
and we didn't have any tools to do it.
38
108044
1823
wax qalab ah aanku hool galno xitaa maanan heesanin.
01:49
So Eric had an initial design idea for a robot,
39
109867
3200
Marka Eric ayaa wuxuu hayay fekrad naqshad mashiina ah,
01:53
but we didn't have all the parts figured out,
40
113067
2773
laakin maanan heesan qeeybaha mashiinka oo dhan,
01:55
so we did what anybody would do in our situation:
41
115840
2212
wixii qof walbo sameeyn lahaay aan anagana sameeynay:
01:58
we asked the Internet for help.
42
118052
2038
shabakada internetka ayaan caawinaad weedisanay.
02:00
More specifically, we created this website,
43
120090
2532
Si cad, waxaan sameeynay website-kaan,
02:02
openROV.com, and shared our intentions and our plans
44
122622
2895
openROV.com, oo aan ku wadaaganay qorsha-yaashena iyo damac-yadeena.
02:05
For the first few months, it was just Eric and I
45
125517
2390
Bilashii ugu horeysay, aniga iyo Eric qudha
02:07
talking back to each other on the forums,
46
127907
2530
ayaa fagaarayaasha iskagala hadleeynay,
02:10
but pretty soon, we started to get feedback
47
130437
2088
laakin dhaqsi ahaantiiba, waxaan bilaawnay inaan helno jawaab-celis ama natiijo
02:12
from makers and hobbyists,
48
132525
1843
taaso ka imaneysay kuwa jecel iyo kuwa sameeyaba,
02:14
and then actually professional ocean engineers
49
134368
1994
hadana injineero caalami ah oo badeed
02:16
who had some suggestions for what we should do.
50
136362
3532
kuwaso na siinayay fekrada ah wixii aan sameeyn lahayn.
02:19
We kept working on it. We learned a lot.
51
139894
1764
shaqadeena ayaa iska wadanay. Wax badan ayaan baranay.
02:21
We kept prototyping, and eventually,
52
141658
2025
Isku daygeenii aan wadanay, ugu dambeeyntii,
02:23
we decided we wanted to go to the cave. We were ready.
53
143683
2719
waxaan go'aan sanay inaan godka aadno. diyaar ayaan aheyn.
02:26
So about that time, our little expedition became quite a story,
54
146402
3440
Waqtigaas, hoosheeni yareed waxay noqotay sheeko aad u weyn,
02:29
and it got picked up in The New York Times.
55
149842
2021
Joornaalka New York Times ayaana lagu soo daabacay.
02:31
And we were pretty much just overwhelmed
56
151863
1812
Waxaana aad ula dhacnay
02:33
with interest from people who wanted a kit
57
153675
1783
Xiisaha dadka ka imaanayo kuwaaso rabay qalabka
02:35
that they could build this open ROV themselves.
58
155458
2521
kuwaso rabay inaay iyaga laftirkooda dhisaan ROVs-kaan furan.
02:37
So we decided to put the project on Kickstarter,
59
157979
3289
Waxan go'aan sanay inaan mashruucena soo ban dhigno,
02:41
and when we did,
60
161268
1232
waana soo bandhignay,
02:42
we raised our funding goal in about two hours,
61
162500
2075
laba saac gudahooda ayaan lacag kusoo aruurinay,
02:44
and all of a sudden, had this money to make these kits.
62
164575
3205
silama filaan ahna, lacag ayaan helnay oo aan qalabkaan kusameeyno.
02:47
But then we had to learn how to make them.
63
167780
2195
Lakin waxan ku qasbeneen inan barano sida loo sameyo.
02:49
I mean, we had to learn small batch manufacturing.
64
169975
2165
macnaha, dufcad yar xitaa inaan sameyno ayaan rabnay.
02:52
So we quickly learned that our garage
65
172140
3260
Marka waxan isla markiiba ogaanay in garaashkeenu
02:55
was not big enough to hold our growing operation.
66
175400
2679
uusan aad ugu filneen hool galkeena sii weeynanaya
02:58
But we were able to do it, we got all the kits made,
67
178079
2156
Laakin waan wada sameynay, qalabka dhan waan sameynay,
03:00
thanks a lot to TechShop, which was a big help to us,
68
180235
2707
mahad waxa leh 'TechShop' oo aad noo caawiyay
03:02
and we shipped these kits all over the world
69
182942
2985
qalabkiyo dhan dunida ayaan udirnay
03:05
just before Christmas of last year,
70
185927
1829
kahor Christmas-kii sanandii hore,
03:07
so it was just a few months ago.
71
187756
1782
bilooyin ka hor ayeey aheyd.
03:09
But we're already starting to get video
72
189538
1908
Laakin waxaan isla mar ahaantiiba heleena fiidiyowyaal
03:11
and photos back from all over the world,
73
191446
1598
iyo sawiro aduunka daafihiisa nooga imanayey,
03:13
including this shot from under the ice in Antarctica.
74
193044
3030
kana mid ah sawirkaan barafka ka hooseyo ee Antarctica.
03:16
We've also learned the penguins love robots.
75
196074
3400
Waxan kaloo ogaanay in shimbir-badeeda xitaa ay jeceshahay mashiinkan.
03:19
(Laughter)
76
199474
2013
(Qosol)
03:21
So we're still publishing all the designs online,
77
201487
3168
Weli waxaan online-ka ku daabaceena naqshadaha,
03:24
encouraging anyone to build these themselves.
78
204655
2118
anagoo qofwalbo ku dhiiri galineeno inuu naftirkiisa dhiso qalabkaan.
03:26
That's the only way that we could have done this.
79
206773
2403
waa wadad kaliya aan ku sameeyn karno midan.
03:29
By being open source, we've created
80
209176
1659
il ahaan, waxaan abuurnay
03:30
this distributed R&D network,
81
210835
2264
Shabakadan R&D ah
03:33
and we're moving faster than any venture-backed counterpart.
82
213099
3796
aad baynu shaqadeena ugu hormaraysa markii loo bar bar dhigo kuwa aan isku shaqada nahay.
03:36
But the actual robot is really only half the story.
83
216895
3205
Laakin mashiinka sax ah wax yar ayee sheekadenu ka quseesa.
03:40
The real potential, the long term potential,
84
220100
2496
Macquul galka rasmiga ah, macquul galkii dheeraa,
03:42
is with this community of DIY ocean explorers
85
222596
2677
waa shacabkani baaritaanka iska wax u qabsada ah bada ka wado
03:45
that are forming all over the globe.
86
225273
2396
kuwaaso aduunka ku faafayo.
03:47
What can we discover
87
227669
1534
maxaa ka xaqiiqsan karnaa
03:49
when there's thousands of these devices
88
229203
1904
mar ay kumaaan aaladahaan ahi ay jiraan
03:51
roaming the seas?
89
231107
2046
kuwaaso bada ku wareeganayo?
03:53
So you're probably all wondering: the cave.
90
233153
2276
Run ahaantii waxaad ka fekeraysan: godki,
03:55
Did you find the gold?
91
235429
1826
Dahabkii miyaa heshay ?
03:57
Well, we didn't find any gold,
92
237255
1552
Wax dahab ah maanan helin,
03:58
but we decided that what we found was much more valuable.
93
238807
3229
laakin waxaan go'aansanay wixii aan helnay inuu ahaa wax dahabka ka qaalisan.
04:02
It was the glimpse into a potential future
94
242036
2472
waxay ahey jileecid oo aan mustaqbalka umilicsnay
04:04
for ocean exploration.
95
244508
1675
baaritaanka bada.
04:06
It's something that's not limited to the James Camerons of the world,
96
246183
2910
waa sheey aanan ku ekeen kaliya James Cameron-kii dunida,
04:09
but something that we're all participating in.
97
249093
2595
laakin waa sheey aan dhamaantenaba ka qeeb qaadaneno.
04:11
It's an underwater world
98
251688
1333
waa dunida biyaha hoosteeda jirta
04:13
we're all exploring together.
99
253021
2511
si wadajir ahaana ayaan u wada baareena.
04:15
Thank you.
100
255532
2175
Mahadsanidiin.
04:17
(Applause)
101
257707
4000
(Sacbis)

Original video on YouTube.com
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7