Never, ever give up | Diana Nyad

1,980,142 views ・ 2013-12-23

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

Translator: Jamal Omar Reviewer: Mohamed Aanoy
00:16
It's the fifth time I stand on this shore,
0
16769
3575
waa markii shanaad aan istaagayo xeebtaan,
00:21
the Cuban shore,
1
21725
1241
xeebta Kuuba (Cuba),
00:23
looking out at that distant horizon,
2
23801
3050
anigoo fiirinayo fogaantasi aadka u dheer,
00:28
believing, again,
3
28389
2816
aaminayo, mar labaad,
00:31
that I'm going to make it all the way
4
31887
2543
inaan socon doono
ilaa aan ka jaro baaxadaas aadka u weyn
00:34
across that vast, dangerous wilderness of an ocean.
5
34454
4051
qatarta halista ah ee bada.
00:39
Not only have I tried four times,
6
39547
1724
Ma ahin kaliya inaan afar mar oo hore isku dayay,
00:41
but the greatest swimmers in the world have been trying since 1950,
7
41295
3687
laakin dabaalyahanada ugu weynaa aduunka
ayaa isku dayayay ilaa iyo sanadii 1950-kii,
00:45
and it's still never been done.
8
45847
1875
ilaa hada weli meesan ku guuleysan.
00:49
The team is proud of our four attempts.
9
49378
3396
Kooxdeenu wey ku qanacsan yihiin isku daygeeni afarta mar ahaa ee hore.
00:53
It's an expedition of some 30 people.
10
53330
2530
waa socdaal ka kooban 30 qofood.
00:55
Bonnie is my best friend and head handler,
11
55884
3954
Bonnie waa saaxibteyda qaliga ah iyo hor joogahena
01:00
who somehow summons will,
12
60484
2640
kaaso aan iga raja dhigin,
ilaa inta rajo ay igu jirto, markii aan quusto,
01:03
that last drop of will within me, when I think it's gone,
13
63148
3759
01:06
after many, many hours and days out there.
14
66931
2952
kadib saacadoyin badan iyo maalmo aan kujirnay bada.
01:10
The shark experts are the best in the world --
15
70526
2366
qabiir yahanada yaxas badeedka aya ah kuwa dunida ugu qatarsan--
01:12
large predators below.
16
72916
2418
dhanka ugaarta waawen ee hoose.
01:16
The box jellyfish, the deadliest venom in all of the ocean,
17
76694
4809
Malaay waabaydka, sunta halista ah
ee bada kujiro, ayey biyahana leeyihiin,
01:21
is in these waters,
18
81527
1576
waana ku sigtay ineey idilaan
01:23
and I have come close to dying from them on a previous attempt.
19
83127
3819
isku daygoodi hore
xaaladaha ay ku sugan yihiin naftooda,
01:28
The conditions themselves,
20
88120
2412
01:30
besides the sheer distance of over 100 miles in the open ocean --
21
90556
4246
weliba dherarka toosan oo ka badan 100-ka mile
ee bada furan--
01:35
the currents and whirling eddies and the Gulf Stream itself,
22
95849
4013
dabeylaha iyo hirarka biyaha waregsanayo
iyo badweynta naftirkeeda, waa sheeyaha aanla saadalin karin
01:39
the most unpredictable of all of the planet Earth.
23
99886
3908
ee dhulka.
01:45
And by the way -- it's amusing to me
24
105639
3243
Sidaas ay tahay, aad baan ula yaabaa
01:49
that journalists and people, before these attempts, often ask me,
25
109815
4650
suxufiyayaasha iyo dadka isku daya
ineey i weediyaan,
01:54
"Well, are you going to go with any boats or any people or anything?"
26
114489
3404
"Hagaag, dooman miyaa idin ka xeenayo
ama dad ama wax uun?"
01:57
(Laughter)
27
117917
1463
01:59
And I'm thinking, what are they imagining?
28
119404
2136
Anigana waxan ku fekeraya waxay is weedinayaan ?
02:01
That I'll just sort of do some celestial navigation --
29
121564
3020
inaan bada si raaxo leh iasaga baashalayo,
02:04
(Laughter)
30
124608
1107
02:05
And carry a bowie knife in my mouth,
31
125739
3504
misna aan midihalis ah afka kuwato,
02:09
and I'll hunt fish and skin them alive and eat them,
32
129267
3539
oo an malayga iska ugaarsandono misna aan maqaar siibanayo oo aan iska cunayo,
02:12
and maybe drag a desalinization plant behind me for fresh water.
33
132830
4747
ama aan biyaha bada iska fiiltareesanayo
si aan u cabo biya macaan.
02:17
(Laughter)
34
137601
4706
(Qosol)
02:22
Yes, I have a team.
35
142331
1257
Haa, waxaan leeyahay koox. (Qosol)
02:23
(Laughter)
36
143612
2503
waana qabiiriin, sidoo kalena waa geesiyaal ,
02:26
And the team is expert,
37
146139
2279
02:28
and the team is courageous,
38
148442
2148
02:30
and brimming with innovation and scientific discovery,
39
150614
4162
kuna hoolan waxyaalo cusub
iyo cilmiga seeyniska soo saaridiisa,
02:34
as is true of any major expedition on the planet.
40
154800
4087
taaso run ahaantii ah socdaal dheer oo lagu maro dunida.
waxaana ku jirnay safarkaas.
02:40
And we've been on a journey.
41
160035
2099
02:42
And the debate has raged, hasn't it,
42
162960
2219
Doodiina waxa ka dhashay caro, soomahin.
02:45
since the Greeks,
43
165203
1356
tan iyo Giriigii,
02:46
of isn't it what it's all about?
44
166583
2117
miyeesan ku saabsaneen?
02:49
Isn't life about the journey, not really the destination?
45
169446
3861
Miyeesan noloshu safar aheen,
maahin dhamaadka?
02:54
And here we've been on this journey,
46
174415
1715
Anaguna waxaan kuguda jirnay safarkaan,
xaqiiqduna waa, mid aad uxiiso badan.
02:56
and the truth is, it's been thrilling.
47
176154
2248
02:58
We haven't reached that other shore,
48
178426
1747
Weli ma aanan gaarin xeebta kale,
welina isku daygeenii iyo balanteenii,
03:00
and still, our sense of pride and commitment,
49
180197
3728
03:03
unwavering commitment.
50
183949
2139
balanteenii aanan is badalin.
Ilaa aan goortii 60-jirsaday, riyadaydii weli way nooleyd
03:06
When I turned 60, the dream was still alive
51
186112
3985
03:10
from having tried this in my 20s -- dreamed it and imagined it.
52
190566
4599
isku daygii waagi aan 20-jirka ahaay,
iyo riyadeeydi iyo hamigeeygii.
Cadadii biyo ee ugu caansanaa
03:16
The most famous body of water on the Earth today, I imagine,
53
196303
4605
ee dunidan maanta, hadii aan qiyaso, waa inta u dhaxeysa Cuba ila Florida.
03:20
Cuba to Florida.
54
200932
1414
03:22
And it was deep. It was deep in my soul.
55
202894
3387
Waxayna ahey mid aad mool u ah. mid nolosheyda aa ugu fog.
Markii aan 60-jirsadayna,
03:27
When I turned 60,
56
207121
1594
03:29
it wasn't so much about the athletic accomplishment,
57
209411
2629
maysan aheyn mid aan guul ka gaaray,
maysan aheen sida "waxaan rabaa inaa noqdo koowad"
03:32
it wasn't the ego of "I want to be the first."
58
212064
3291
03:35
That's always there and it's undeniable.
59
215379
2254
Midaasna ma ahan mid la inkiri karo.
laakin waxay aheyd mid qoto dheer. waxay aheyd, imisa ayaad noolan?
03:38
But it was deeper.
60
218101
1773
03:39
It was "how much life is there left?"
61
219898
2033
03:41
Let's face it -- we're all on a one-way street, aren't we?
62
221955
2811
Aan wajahno, anagoo dhan isku mooqif aan nahay, meeysan aheyn,
maxaan sameeynaa?
03:45
And what are we going to do?
63
225219
1543
03:46
What are we going to do as we go forward, to have no regrets looking back?
64
226786
4275
maxan sameyna si aan horay ugu socono
si aanan u shalaaynin ?
Iyo sanadkaan dhan oo aan tababarka kujirnay,
03:52
And all this past year in training,
65
232194
2638
03:54
I had that Teddy Roosevelt quote
66
234856
2687
Waxan haayay Teddy Roosevelt (nin magaciisa) oraahdiisa
03:57
to paraphrase it, floating around in my brain.
67
237567
2253
oo kooban, weli maskaxdayda ayee ka dhex guuxesa,
03:59
It says, "You go ahead.
68
239844
1815
waxay leedahay," Horay u soco,
04:01
You go ahead and sit back in your comfortable chair
69
241683
3096
horay u soco misna ku fadhiiso kursigaaga raaxada ah
04:04
and you be the critic, you be the observer,
70
244803
2928
noqona dhaliil-raadiye, fiirsade,
04:08
while the brave one gets in the ring and engages
71
248775
3394
halka geesigana uugalayo xerada ganaaxa
04:12
and gets bloody and gets dirty and fails over and over and over again,
72
252943
4457
asigoo dhiigayo misna wasaq ka muuqato hadana guul dareesanayo
marba marka ka dambeeso,
04:17
but yet isn't afraid and isn't timid and lives life in a bold way."
73
257424
4722
laakin weli aanan cabsaneynin misna fulay aheen
kuna nool nolol heer saro ah."
04:22
And so of course I want to make it across.
74
262944
2433
Sidoo kale dabcan waxan rabaa inaan is dhaafiyo.
04:25
It is the goal, and I should be so shallow to say that this year,
75
265401
4843
waa hamigeyna, si aanan qoto dheeren wa in aan u dhahaa
sanadkani, socdaalkeen wuxuu ahaa mid aad uga xiiso badan
04:30
the destination was even sweeter than the journey.
76
270673
3501
safarkeena.
04:34
(Laughter)
77
274198
1903
(Qosol) (Sacbis)
04:36
(Applause)
78
276125
3408
04:39
But the journey itself was worthwhile taking.
79
279557
2377
laakin safarku wuxuu ahaa mid aadid mudan.
04:42
And at this point, by this summer,
80
282839
2418
Hadadaan, xagaagan,
04:45
everybody -- scientists, sports scientists,
81
285281
3132
qof walbo-- seynis yahanada, ciyaatooyda, seeynis yahanada,
qabiiryahanada dagan, taqasusayasha cilmiga neerfaha,
04:49
endurance experts, neurologists,
82
289016
3054
04:53
my own team, Bonnie --
83
293319
2394
kooxdeeyda, Bonnie--
04:57
said it's impossible.
84
297755
1252
ayaa igu dhaheen suurto gal maahin.
04:59
It just simply can't be done, and Bonnie said to me,
85
299582
2548
ma dhici karto, Bonnie-na waxay igu dhahday,
"Laakin hadaa safarkaasi aadaysid
05:02
"But if you're going to take the journey,
86
302154
1986
waxaan arki doona adigaa ka dhexbaxay gabi ahaan,
05:04
I'm going to see you through to the end of it,
87
304164
2191
marka waan kula socon doona."
05:06
so I'll be there."
88
306379
1163
05:07
And now we're there.
89
307566
1441
Hadana waan joogna bartii.
05:12
As we're looking out, kind of a surreal moment
90
312132
2873
Oo sidii aan banaanka u eegeynay, si dhab ahaan ah
Intanan dabaalan kaho,
05:15
before the first stroke,
91
315029
1304
05:16
standing on the rocks at Marina Hemingway,
92
316357
2502
waxaan ku wada istagsaneen dhagaxyada Marina Hemingway,
05:18
the Cuban flag is flying above,
93
318883
2669
Calanka Cuba-na si sare kor ayuu luxanayay,
05:21
all my team is out in their boats, hands up in the air,
94
321576
4250
kooxdayda dhamantoodna doomankoda ayeey kasoo wada baxeen,
Ayagoo gacmaha kor u tagayo,"Waan imaanay, waan idiin imaaay,"
05:25
"We're here!
95
325850
1318
05:27
We're here for you!"
96
327914
1179
Aniga iyo Bonnie waan is yara eegnay, anagoo dhaheeno,
05:31
Bonnie and I look at each other and say,
97
331017
2089
Sanadkani, waa kii aan ku duceysanay--
05:33
this year, the mantra is -- and I've been using it in training --
98
333130
3249
waana kusoo duceesan jiray intan tababaranayay--
05:37
Find a way.
99
337216
1156
si aan wado u helo.
05:39
You have a dream
100
339137
1201
Riya ayaad wada leedihiin
05:41
and you have obstacles in front of you, as we all do.
101
341871
2991
carqalada ayaana idin hor taalo, sida anaga oo kale.
05:44
None of us ever get through this life
102
344886
2414
Midkeenaba nolosha kama guulesto
05:48
without heartache,
103
348538
1322
qalbi jab la aan,
Jaha-wareer la aan,
05:52
without turmoil,
104
352058
1265
05:54
and if you believe and you have faith
105
354379
2794
hadii aad aaminsantahay oo aadna iiman leedahay
waa guul dareesan kartaa hadana waa kasoo kaban kartaa
05:57
and you can get knocked down and get back up again
106
357197
2372
05:59
and you believe in perseverance
107
359593
2901
oo aad aamin san tahay mintidnimo
06:02
as a great human quality,
108
362518
3618
si qof karti leh,
waad guuleysan, Bonnie aya mar dhankeyga aheyd,
06:06
you find your way.
109
366160
1289
06:07
And Bonnie grabbed my shoulders,
110
367473
1621
ayadoo i dhahaysay," Nakeen aan Florida aadno."
06:09
and she said, "Let's find our way to Florida."
111
369118
3120
06:13
And we started, and for the next 53 hours,
112
373374
2549
Safarkena ayan horey usii wadanay, 53-da saacadood ee soo socota
06:15
it was an intense, unforgettable life experience.
113
375947
4426
waxay ahey mid aad u dhib badan, oo lama ilowan ah
06:21
The highs were high, the awe --
114
381647
2217
Sareeye waa sare, xooga badan,
06:23
I'm not a religious person, but I'll tell you,
115
383888
2325
ma ahi qof diini ah, laakin waan ku sheegayaa,
joogida bada buluuga aadka u weyn
06:26
to be in the azure blue of the Gulf Stream
116
386237
3425
06:29
as if, as you're breathing,
117
389686
1880
sidii adigo neefsanayo,
06:31
you're looking down miles and miles and miles,
118
391590
4019
misna hoos u fiirinaya baaxad aadka u weyn
06:36
to feel the majesty of this blue planet we live on --
119
396253
4909
adigoo is wedinaya awooda leh koonkani buluuga aah kunool nahay
waa sheey si xoogleh kuu dhiiri galinaya.
06:41
it's awe-inspiring.
120
401186
3390
waxaan heesta heesa gaarayo ilaa iyo 85 heesod,
06:45
I have a playlist of about 85 songs,
121
405055
2478
06:47
and especially in the middle of the night ...
122
407557
2113
saqdii dhexe habeenkii qaasatan,
habeenkas, maxa yelay nal ma isticmaalno habeenki---
06:49
That night, because we use no lights -- lights attract jellyfish,
123
409694
3116
nalka waxay soo jiitaan malay waabaydka, yaxasyada,
06:52
lights attract sharks,
124
412834
1196
waxaykaloo ku kenan nooc malay ah oo yaxaska cuno,
06:54
lights attract baitfish that attract sharks,
125
414054
2361
06:56
so we go in the pitch black of the night.
126
416439
2477
marka habeenimo mugdi ah ayaan socona.
06:58
You've never seen black this black.
127
418940
2463
Walliga mugdi noocas ah oo kale maadan arag.
07:02
You can't see the front of your hand,
128
422271
2062
Xitaa calaacashada ma arki kartid,
07:04
and the people on the boat, Bonnie and my team on the boat --
129
424357
2989
Misda dadka doonta saaran,
Bonnie iyo kooxdeyda doonta saaran,
07:07
they just hear the slapping of the arms,
130
427370
2033
waxay kaliya maqlayaan waa garaaca gacmaha,
07:09
and they know where I am,
131
429427
1191
weyena ogyihiin meesha aan joogo,
07:10
because there's no visual at all.
132
430642
1918
maxa yeelay wax arag ah maba jiro
07:12
And I'm out there kind of tripping out on my little playlist.
133
432584
4113
waxana kasoo baxay meesha sidii anigoo ku dheelayo
Heesta ii daaran.
07:16
(Laughter)
134
436721
2504
(Qosol)
07:19
I've got tight rubber caps, I don't hear a thing.
135
439249
3044
waxa ii xiran koofida dabaasha,
marka waxba ma maqlo
07:22
I've got goggles and I'm turning my head 50 times a minute,
136
442317
3117
waxa ii xeran ookiyaalo misna madaxayga ayaan 50 mar daqiidii geesba gees u wareejiya,
07:25
and I'm singing ...
137
445458
1275
weli waan heesayaa,
07:27
(Singing) Imagine there's no heaven
138
447500
2599
♪Qiyaas jano la 'aan♪
07:30
(Laughter)
139
450123
1587
07:31
doo doo doo doo doo
140
451734
1682
♪ doo doo doo doo doo♪
07:33
It's easy if you try
141
453440
2820
♪ way fududahay hadaad iskudaydo ♪
07:36
doo doo doo doo doo
142
456284
1204
♪doo doo doo doo doo ♪
07:37
And I can sing that song a thousand times in a row.
143
457512
2534
kun mar oo iska xigto waan qaadi karaa heestaas.
(Qosol)
07:40
(Laughter)
144
460070
2235
07:42
Now there's a talent unto itself.
145
462329
2626
Hadee waa xirfad ayada naftirkeeda..
07:44
(Laughter)
146
464979
1804
(Qosol) (Sacab)
07:46
(Applause)
147
466807
2580
07:49
And each time I get done with,
148
469411
2374
waqti walba aan heestaas qaado
07:51
(Singing) Oh, you may say I'm a dreamer but I'm not the only one
149
471809
4820
♪ Ooh, iska dheh waxan ahay qof iska riyoodo laakin Aniga Kaliyah kuma jiro ♪
07:58
222.
150
478627
1530
Laba boqo labaatan iyo labo (222)
08:01
(Singing) Imagine there's no heaven
151
481570
2436
♪ Qiyaas jano la'aan ♪
08:04
(Laughter)
152
484030
2082
markaan soo gaaro dhamaadka kun-ka mar
08:06
And when I get through the end
153
486136
1515
08:07
of a thousand of John Lennon's "Imagine,"
154
487675
2056
ee heesta John Lennon "Qiyaas,"
08:09
I have swum nine hours and 45 minutes ...
155
489755
2248
waxaan dabaashay sagaal saac iyo afartan iyo shan daqiiqad
08:12
exactly.
156
492783
1175
Sida saxda ah .
08:13
(Laughter)
157
493982
2397
08:16
And then there are the crises.
158
496403
1952
Kadib waxaa jiro dhibatoyin. Dabcan wey jiraan.
08:18
Of course there are.
159
498379
1150
08:20
And the vomiting starts, the seawater -- you're not well.
160
500957
3318
Matak Ayaa bilaabanaya,
biyaha bada , Adigane ma wanagsanid,
08:24
You're wearing a jellyfish mask for the ultimate protection.
161
504299
3609
waxaa xirantahay gashanka wejiga la gashto si malay waabayga uusan kuu waxyeeleenin.
08:27
It's difficult to swim in.
162
507932
1459
aad beey u adagtahay inaad ku dhex dabaalatid.
08:29
It's causing abrasions on the inside of the mouth,
163
509415
2634
Waxay sababesa in afkaga gudihisa uu diirka ka qaadmo,
Laakin lug shabaha (xaywan leh luga badan oo bada dhexdeda ku nool) kuma wax yeeleen karo.
08:32
but the tentacles can't get you.
164
512073
1808
08:34
And the hypothermia sets in.
165
514707
2561
Iyo qabowga bada.
08:37
The water's 85 degrees, and yet you're losing weight
166
517292
3385
Heer kulka biyaha waa 85-degrees, welina miisankaga wuu naaqusayaa
08:40
and using calories.
167
520701
1319
adigoo isticmaalayo qalabka heer kulka lagu cabiro, markii aad imaado
08:42
And as you come over toward the side of the boat --
168
522044
2438
dhanka doonta, laguma ogolo inaad taabato,
08:44
not allowed to touch it, not allowed to get out,
169
524506
2340
mana laguu ogolo inaad kadagato,
08:46
but Bonnie and her team hand me nutrition
170
526870
2130
laakin Bonnie iyo kooxdeeda ayaa isiiyeen nafaqo
ina weeydiyeen sidaan ahay, miyaan ladanahay,
08:49
and ask me how I'm doing, am I all right.
171
529024
3329
08:52
I am seeing the Taj Mahal --
172
532377
2859
halkaan ayaa Taj Mahal (waa dhisma aad uqurux badan oo India kuyaalo) uga jeeda.
08:55
(Laughter)
173
535260
1221
08:56
Over here.
174
536505
1283
08:57
I'm in a very different state --
175
537812
3763
Xaalad kale ayaanba ku jiraa,
09:01
(Laughter)
176
541599
1372
09:02
And I'm thinking, "Wow!
177
542995
2762
waxana ku fekerayaa, woow, waligey maba is dhihin
09:05
I never thought I'd be running into the Taj Mahal out here.
178
545781
3589
Halkaan ayaan Taj mahal ku booqan doona.
09:09
It's gorgeous!
179
549663
1761
Aad beey u qurux badantahay
09:11
I mean, how long did it take them to build that?
180
551448
2589
Calashaan, imisa ayeey ku qaadatay ineey dhisaan?
Kaliya--Uh, wuuuu. (Qosol)
09:14
It's just ...
181
554061
1687
09:16
So, uh -- wooo -- you know?
182
556315
2100
09:18
(Laughter)
183
558439
3179
09:22
We kind of have a cardinal rule
184
562626
1868
Hadana waxaan leenahay sharci ah
09:24
that I'm never told how far it is, because we don't know how far it is.
185
564518
3469
In xaqiiqdi aanba liisheegin dhererka meeshan usocono,
Maxaa yeelay anagaba ma ognin dhererkeeda.
Maxaa kugu dhici doono
09:28
What's going to happen to you between this point and that point?
186
568011
3177
inta u dhexeesa labadaan caaradood?
Maxaa ku dhici doona jawiga
09:31
What's going to happen to the weather and the currents
187
571212
2604
iyo korontadaba , Ilaahey amarkiis, meel aaba ku xanuuni
09:33
and, God forbid, you're stung,
188
573840
1960
09:35
when you don't think you could be stung in all this armor.
189
575824
3894
adigooba is dhahaya xanuun maba dareemesid goor aa gaashankan dhan aa heesatid,
Bonnie ayaa go'aan gaartay
09:40
Bonnie made a decision coming into that third morning
190
580393
3230
subaxnimadii maalintii sedaxaa ee ku xigtay
09:44
that I was suffering,
191
584772
1771
oo aan xanuunsanayay
09:46
and I was hanging on by a thread.
192
586567
3313
misna aan qatarta kujiray
09:50
And she said, "Come here,"
193
590459
1245
waxayna igu dhahday, "Kaalay,"
09:51
and I came close to the boat, and she said,
194
591728
2087
waxaana ag imaaday doonta, waxayna igu dhaday
"Fiiri, Halkaas fiiri,"
09:53
"Look, look out there."
195
593839
1198
waxana arkay iftiin, maxa yelay waay fududahay in wax la arko maalintii,
09:55
And I saw light,
196
595061
1153
09:56
because the day is easier than the night,
197
596238
2002
waxaana umaleyay maalin inay noqoneso,
09:58
and I thought we were coming into day.
198
598264
1830
waxaana arkay il iftiin cad ah
10:00
I saw a stream of white light along the horizon,
199
600118
3658
oo kaso jeedo meel yara fog,
10:03
and I said, "It's going to be morning soon."
200
603800
2278
waxan ku dhahay, "Maalin ayee noqonee mardhow,"
Waxayna igu dhahday, "Maya, waa nalal muhiim u ah dhanka Galbeedka."
10:06
And she said, "No, those are the lights of Key West."
201
606102
3264
10:11
It was 15 more hours,
202
611650
1842
Waxaa noo dhimnaay 15 saacadood oo kale,
10:13
which for most swimmers would be a long time.
203
613516
2209
taas oo waqti badan ku noqoneeso dabaalyahanada badankood.
10:15
(Laughter)
204
615749
3126
(Qosol) (Sacbis)
10:18
(Applause)
205
618899
3317
10:22
You have no idea how many 15-hour training swims I had done.
206
622240
4004
Ma ogtid inta mar oo aan tababar dabaal oo 15 saac qaadaneso aan horay u sameeyay.
10:26
So here we go, and I somehow, without a decision,
207
626785
3817
Markaa waa kanaa, go'aan la'aan
10:30
went into no counting of strokes
208
630626
2318
baan horay usocday anoo jugta igu dhaceso tirineenin
10:32
and no singing
209
632968
1309
misna heeseenin, oraahda Stephen Hawking aana aqrineenin
10:34
and no quoting Stephen Hawking on the parameters of the universe.
210
634301
5191
ama xuduudaha dunida,
10:39
I just went into thinking about this dream, and why and how.
211
639516
6227
Riyadaan uun baa horay usii watay,
misna "Sabab" iyo "Sidee."
Saa horey dhahay, markii aan 60 jirsaday,
10:46
As I said, when I turned 60,
212
646188
2142
10:48
it wasn't about that concrete "Can you do it?"
213
648354
4004
meysan aheen ku adkeesashada ah "Miyaa sameen kartaa"?
10:52
That's the everyday machinations.
214
652382
2936
Taasi waa sirteena maalmeedka ah.
10:55
That's the discipline, and it's the preparation,
215
655342
2747
Waa anshaxa, iyo is diyaarinta,
Sharaf ayeena taa leedahay.
10:58
and there's a pride in that.
216
658113
1705
10:59
But I decided to think, as I went along,
217
659842
3890
Intan horay u socday ayan waxan go'an saday oo an ku fekeray
11:04
about -- you know, the phrase usually is, "reaching for the stars."
218
664391
3865
In ay oraahdeenu ay xidigaha isku shareertay,
11:08
And in my case, it's reaching for the horizon.
219
668280
2563
ani ahaan , waxayba gaaresa meel aad uga sii saresa xidigaha.
11:11
And when you reach for the horizon,
220
671438
1871
Markii aad gaartid meel sare,
11:13
as I've proven, you may not get there.
221
673333
2118
sidii aan horay idinkugu cadeeyay, ma gaaresid xidigahas,
11:16
But what a tremendous build of character and spirit
222
676036
5427
laakin aqbaartada aadku u awooda badan iyo mooraalkaga
11:22
that you lay down;
223
682392
1993
aad dhistay ayaa gaaraya.
11:24
what a foundation you lay down in reaching for those horizons.
224
684409
3890
Aas aaska aad horay u dhistay ayaa gaaraya
heer sare.
11:29
And now, the shore is coming.
225
689889
1853
Hadana xeebtii wey soo dhawaatay,
11:32
And there's just a little part of me that's sad.
226
692432
2544
qeeb yar oo aniga iga mid ah ayaa murugeeysan,
11:35
The epic journey is going to be over.
227
695579
2217
Safarkeeni qotada dheeraa ayaa dhamaan rabo.
11:37
So many people come up to me now and say,
228
697820
2066
Dad aad utiro badan ayaa ii imanayo oo i dhahayo,
11:39
"What's next?"
229
699910
1193
"Maxaa inoo xiga? Weeynu jecel nahay midaas!
11:41
(Laughter)
230
701127
1422
11:42
"We love that!"
231
702573
1305
11:43
(Laughter)
232
703902
1087
Raad-raacahas yara ee kumbuyuutara kor saarnaa?
11:45
"That little tracker on the computer?
233
705013
1880
11:46
When are you going to do the next one?
234
706917
1841
Goormee sameeyneeynesa midka xiga? waxaan sugi la'nahay inaan raacno midka xiga."
11:48
We can't wait to follow the next one."
235
708782
1832
Koleey, waxay kaliya joogen 53 saacadood,
11:50
Well, they were just there for 53 hours,
236
710638
2180
11:52
and I was there for years.
237
712842
1945
anigana waxaan halkaa joogay sanadooyin.
11:55
And so there won't be another epic journey in the ocean.
238
715229
3405
Marka safar dambe oo qota dheer oo bada loo aado majiri doonto.
11:58
But the point is, and the point was,
239
718658
3551
Laakin macnahaygu waxay tahay, ama ahaan doontaa
12:02
that every day of our lives is epic.
240
722233
4253
Inay maalin walbo tahay maalin qoto dheer,
12:07
And I'll tell you, when I walked up onto that beach,
241
727417
2472
waxaana kuu sheegaya, markii aan xeebta ku kor socday
12:09
staggered up onto that beach ...
242
729913
1838
xeebta ayaan aad ula dhacsanaa,
12:11
I had so many times, in a very puffed-up ego way,
243
731908
6427
waqti badan ayaan heestay
si farxad iyo heer sare ay ku dheehan tahay,
12:18
rehearsed what I would say ...
244
738359
2035
waxaanba xeebta ku taba-baranayay wixii aan dhihi lahaay.
12:20
(Laughter)
245
740418
1647
12:22
on the beach.
246
742089
1250
Mar ay Bonnie umaleysay inay
12:23
When Bonnie thought the back of my throat was swelling up,
247
743363
2940
qeebta hoose ee cunahayga ay barareeysay,
12:26
she brought the medical team over to our boat
248
746327
2169
misna ay doonteena keentay kooxda caafimaadka
12:28
to say, "She's really beginning to have trouble breathing;
249
748520
4208
si ay u dhahdo xaqiiqdii waxay bilaabeysaa
inay neefta dhib ku noqoto.
12:32
another 12, 24 hours in the saltwater ..." --
250
752752
3055
12 ilaa 24 saac oo kale ee biyaha dhanaanka dhexdiisa,
12:35
the whole thing -- I just thought, in my hallucinatory moment,
251
755831
3745
gabi ahaan--- anigana waxan ku fekeray
Inaan mar si dhab ahaaned u maqlay erayga "Qoor-goyn"
12:39
that I heard the word "tracheotomy."
252
759600
2386
12:42
(Laughter)
253
762010
2330
(Qosol)
Bonnie ayaa waxay dhaqtarkii ku dhahday,
12:44
Bonnie said to the doctor, "I'm not worried about her not breathing.
254
764871
3270
" kama wal walsani neefsasho la'aanteeda.
hadayba hadli karin markeey xeebta gaarto,
12:48
If she can't talk when she gets to the shore,
255
768165
2141
aad beey u xanaaqeysa."
12:50
she's going to be pissed off."
256
770330
1527
12:51
(Laughter)
257
771881
5207
(Qosol)
12:57
But the truth is, all those orations that I had practiced,
258
777112
3905
Laakin runta waxay tahay, qudbooyinkaan dhan
aan horay ugu soo tabab -bartay si aan uga fakto
13:01
just to get myself through some training swims as motivation --
259
781041
3876
tababarka daabasha qaarkood si dhiira galin ah,
13:04
it wasn't like that.
260
784941
1468
meysan aheen sidaas.
13:06
It was a very real moment,
261
786433
2448
waxay aheyd waqti dhab ah,
13:08
with that crowd, with my team.
262
788905
2024
oo aan la soconay bulshadas, kooxdeeyda.
13:11
We did it. I didn't do it. We did it.
263
791368
2485
weeynu ku guulesanay, kaligey ma guleysan, laakin dhamaantena.
13:13
And we'll never forget it. It'll always be part of us.
264
793877
2777
mana hilmaami doono waligeyn, qeeb naga mid ah bey ahaan doontaa.
13:17
The three things I did sort of blurt out when we got there, was first:
265
797181
4018
Seddaxda sheey oo afkayga ka faktayna
markii aan halkii aan rabnay gaarnay waxay ahayd, mida koowaad "waligaa, marna ha quusan."
13:21
Never, ever give up.
266
801223
2163
13:24
I live it.
267
804550
1402
Waan ku noolahay. Waa maxay macnaha maanta ee filoosafarkii Socrates?
13:25
What's the phrase from today from Socrates?
268
805976
2299
13:28
Audience: To be is to do.
269
808867
1196
Ahaansho waa sameen.
13:30
Diana Nyad: To be is to do.
270
810087
1308
13:31
So I don't stand up and say, "Don't ever give up."
271
811419
2989
Marka inaan istaago ma iska dhahayo, marnaba haquusan.
13:34
I didn't give up.
272
814432
1352
Maana quusanin, ficil ayaana ka dambeeyay erayadaan.
13:36
There was action behind these words.
273
816341
1927
13:38
The second is:
274
818292
1694
Mida labaad waa, "Riyadaada waad ku dooran kartaa
13:40
You can chase your dreams at any age; you're never too old.
275
820010
3276
da' walbo; kama duqoobeesid."
13:43
Sixty-four; a thing no one, at any age, any gender, could ever do
276
823310
5079
Lixdan iyo afar, qofnaba da'walbo aha ahaatee, jinsi walbo,
aanan waligeed sameen, aa sameeyay,
13:48
has done it.
277
828413
1156
wax shaki ahna niyadayda kuma jiraan
13:49
And there's no doubt in my mind
278
829593
1539
inaan maanta ahay aas-aasaha ama hogaanka nolosheyda.
13:51
that I am at the prime of my life today.
279
831156
2668
13:53
(Applause)
280
833848
2804
(Sacbis)
13:56
Yeah.
281
836676
1248
Haa.
13:57
(Applause)
282
837948
4286
14:02
Thank you.
283
842258
1176
Mahadsanidiin.
Mida seddaxaad oo aan xeebta ku dhahay waxay aheyd,
14:04
And the third thing I said on that beach was,
284
844081
2143
14:06
it looks like the most solitary endeavor in the world,
285
846248
2652
"Waxay u muuqata inay tahay dadaalki ugu adkaa ee qof kaliya sameeyo ebed dunidaan aan jogno"
14:08
and in many ways, of course, it is.
286
848924
2103
hadii dhan loo fiiriyo, dabcan, weey tahay,
dhaka kalena, misna ah dhanka ugu muhiimsan,
14:11
And in other ways, and the most important ways,
287
851051
3649
14:14
it's a team.
288
854724
1188
waa dadaal koox, hadaa umaleeso inaan ahay qof lala dhaco
14:15
And if you think I'm a badass, you want to meet Bonnie.
289
855936
2709
Bonnie inaa la kulanto waaye."
14:18
(Laughter)
290
858669
1452
(Qosol)
14:20
Bonnie, where are you?
291
860145
1258
Bonnie, ku aaway?
14:22
Where are you?
292
862741
1273
Ku aaway?
14:25
There's Bonnie Stoll.
293
865236
1379
Waa tanaa Bonnie Stoll. (Sacbis)
14:26
(Applause)
294
866639
2387
Saaxibteyda.
14:29
My buddy.
295
869050
1294
14:30
(Applause)
296
870368
3005
14:33
The Henry David Thoreau quote goes,
297
873397
2320
Oraahdii Henry David Thoreau (Nin qoraay ahaa magaciis) ayaa sidan aheyd,
14:35
"When you achieve your dreams, it's not so much what you get
298
875741
3270
Markii aad hesho riyadaada, ma ahin waxa aad u badan oo aad hesho
ee waa waxa aad noqotay markii aad heshay.
14:39
as who you have become in achieving them."
299
879035
2298
14:41
And yeah, I stand before you now.
300
881904
1911
Haa, hortiina ayaan hada istaag sanahay.
14:43
In the three months since that swim ended,
301
883839
2000
Seddax bil gudaheeda markii ay dabaashi dhamaatay,
14:45
I've sat down with Oprah,
302
885863
1804
waxaan la fadhiistay Oprah (naag Tv show leh oo America ku sugan)
14:47
and I've been in President Obama's Oval Office;
303
887691
3758
waxana kaloo kula kulmay madaxweyne Obama (Madaxweynaha Mareekanka) xafiiskiisa.
14:51
I've been invited to speak in front of esteemed groups
304
891473
2551
waxaa laigu marti qaaday inaan kahor hadlo kooxo aad u sharaf badan sidiina oo kale.
14:54
such as yourselves;
305
894048
1151
waxaan kaloo saxiixay heshiis book aad u qurux badan oo weyn.
14:55
I've signed a wonderful major book contract.
306
895223
2251
14:57
All of that's great, and I don't denigrate it.
307
897498
2711
Waxyaalahan oo dhan waa wax aad igugu weyn, mana xaiqiri karo.
15:00
I'm proud of it all, but the truth is,
308
900233
1891
aad baan ugu faraxsanahay, laakin runta waa,
mar walbo waan socdaa maxaa yeelay waxaan ahay qof geesi ah,
15:02
I'm walking around tall
309
902148
1293
15:03
because I am that bold, fearless person, and I will be, every day,
310
903465
5943
aan marnaba cabsaneynin, waana ahaan doonaa, marwalbo.
15:09
until it's time for these days to be done.
311
909432
4149
ilaa aan kahool gabo.
15:13
Thank you very much and enjoy the conference.
312
913605
2158
Aad baad umahadsan tihiin , shirkana kuwada damaashaada.
15:15
Thank you. Thank you!
313
915787
2107
Mahadsanidiin. Mahadsanidiin, Mahadsanidiin. (Sacbis)
15:17
(Applause)
314
917918
2739
15:20
Thank you. Thank you. Thank you. Thank you! Thank you.
315
920681
3761
Mahadsanidiin. Mahadsanidiin, Mahadsanidiin.
Mahadsanidiin.
15:24
(Applause)
316
924466
2705
Horay usoco! (Sacbis)
15:27
Find a way!
317
927195
1417
15:28
(Applause)
318
928636
1985

Original video on YouTube.com
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7