Peter Attia: What if we're wrong about diabetes?

2,621,251 views ・ 2013-06-25

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

00:00
Translator: Joseph Geni Reviewer: Morton Bast
0
0
7000
Translator: Abdikani Hassan Reviewer: Ahmed Kadiye
00:12
I'll never forget that day
1
12146
1678
Abidkay ma ilaabayo maalintaas
00:13
back in the spring of 2006.
2
13824
3899
Waxay ahayd gugii 2006
00:17
I was a surgical resident
3
17723
1579
Waxaan dhakhtar qaliin joogta ah
00:19
at The Johns Hopkins Hospital,
4
19302
2431
Ka ahaa Cusbitaalka John Hopkins,
00:21
taking emergency call.
5
21733
1777
Waxan helay fariin degdeg ah
00:23
I got paged by the E.R. around 2 in the morning
6
23510
3363
Waxan fariintaka ka hellay E.R-ka ''Qolka degdega'' 2dii saqda dhexe.
00:26
to come and see a woman with a diabetic ulcer
7
26873
2027
Si aan u imado una arko haweeynay boog macaan
00:28
on her foot.
8
28900
1794
ku leh cagta
00:30
I can still remember sort of that smell of rotting flesh
9
30694
3701
Weli wan xususan karaa siduu ahaa urtii cadkaa qudhmay
00:34
as I pulled the curtain back to see her.
10
34395
3627
markii aan ka qaaday go'a si aan u arko.
00:38
And everybody there agreed this woman was very sick
11
38022
2345
Qofkastoo meesha joogay waa arkayay in qoftani ad u xanunsanayso
00:40
and she needed to be in the hospital.
12
40367
1352
weyna u baahnayd inay cusbitaalka ku jirto.
00:41
That wasn't being asked.
13
41719
1600
Taas lasyma weydiin.
00:43
The question that was being asked of me was a different one,
14
43319
2142
Suaasha lay warsaday waxay ahayd mid taas ka duwan,
00:45
which was, did she also need an amputation?
15
45461
3929
Taaso ahayd, Ma u baahantahay in lugta laga jaro?
00:49
Now, looking back on that night,
16
49390
2967
Hada, markaan dib u eego habenkaas
00:52
I'd love so desperately to believe that I treated that woman
17
52357
5165
Waxan aad u jeclaan lahaa inaan aamino inaan kula dhaqmay haweeynadaa
00:57
on that night with the same empathy and compassion
18
57522
3136
habeenkas naxariistii iyo dareenkii
01:00
I'd shown the 27-year-old newlywed
19
60658
4235
aan tusay 27-jir dhowaan guursatay
01:04
who came to the E.R. three nights earlier
20
64893
1945
taasoo timi ER-ka sadex habeenk a hor
01:06
with lower back pain
21
66838
1614
iyadoo xumadi ka hayso qaarka danbe
01:08
that turned out to be advanced pancreatic cancer.
22
68452
4249
taaso markii danbe cadatay inay tahay Kaankaro baahday.
01:12
In her case, I knew there was nothing I could do
23
72701
2163
Gabadhaa arinkeeda, waan ogaa inaanan qaban karin
01:14
that was actually going to save her life.
24
74864
1768
wax xaqiiqadii badbaadin kara nolosheeda
01:16
The cancer was too advanced.
25
76632
2049
Kaankaradu waxay ahayd mid aad u baahday
01:18
But I was committed to making sure that
26
78681
2680
Laakiin waxa iga go'nayd inaan xaqiijiyo
01:21
I could do anything possible to make her stay
27
81361
2423
inaan samayn karo wuxuun suurta gal ka dhigi kara inay
01:23
more comfortable. I brought her a warm blanket
28
83784
2423
Nefis hesho. Waxaan u keenay buste diiran
01:26
and a cup of a coffee.
29
86207
2720
iyo koob buna
01:28
I brought some for her parents.
30
88927
2185
Waxan u keenay oo kale qaar qoyskeeda ah
01:31
But more importantly, see, I passed no judgment on her,
31
91112
3146
Laakiin ta muhiimka ah bal fiiri hada, wax go'aana kuma ridin gabadhaasa
01:34
because obviously she had done nothing
32
94258
1897
sababtoo ah waxba may galabsan
01:36
to bring this on herself.
33
96155
2174
ay isugu keento iyadu arintan.
01:38
So why was it that, just a few nights later,
34
98329
2813
Hadaba wuxu xal sida yahayba, habeno yar kadib
01:41
as I stood in that same E.R. and determined
35
101142
3158
anoo taagan isla qolkaa E.R-ka gawrasadayna
01:44
that my diabetic patient did indeed need an amputation,
36
104300
3411
in bukaankayga macaanka qaba uu u bahanyahay in lugta laga jaro
01:47
why did I hold her in such bitter contempt?
37
107711
3904
Maxaan ugu hayaa arinka adag dhexidiisa gabadha?
01:51
You see, unlike the woman the night before,
38
111615
2465
Waxaad arkaysaa, si ka duwan gabadhii habeenkii hore
01:54
this woman had type 2 diabetes.
39
114080
2399
gabadhaan waxay leheed macaanka nooca 2aad
01:56
She was fat.
40
116479
1552
Wayna buurneyd
01:58
And we all know that's from eating too much
41
118031
1913
Waxaynu dhamaanten ognahay inay tani ka timi cunto layska cuno
01:59
and not exercising enough, right?
42
119944
2355
iyo iyadoon jimicsi dheera la samayn, hagaag?
02:02
I mean, how hard can it be?
43
122299
2684
Waxan uga jeeda, siday u adagtahay suurtagalnimadaasi
02:04
As I looked down at her in the bed, I thought to myself,
44
124983
2361
Markii aan hoos u eego iyadoo sariirta saran, anaa isla hadlay
02:07
if you just tried caring even a little bit,
45
127344
2888
Hadii inuun aad isku dayi lahayd inaad inuun taxadartid
02:10
you wouldn't be in this situation at this moment
46
130232
2990
kumaad sugnaateen xaaladatan waqtigan isaga ah
02:13
with some doctor you've never met
47
133222
1777
adigoo la jooga dhakhtar aanad weligaa hore u arag
02:14
about to amputate your foot.
48
134999
3815
kasoo ka shekaynaya inuu lugtada goosto
02:18
Why did I feel justified in judging her?
49
138814
3642
Maxan isugula haboonahay inaan go'an ku rido gabadhan?
02:22
I'd like to say I don't know.
50
142456
2569
Waxan jecelahay inaan dhaho ma garanayo
02:25
But I actually do.
51
145025
2036
Laakiin xaqiiqdii waan garanayaa
02:27
You see, in the hubris of my youth,
52
147061
2331
Waad arki kartaa dhalinyaranimada i qaaday
02:29
I thought I had her all figured out.
53
149392
3104
Dhibteeda waxa kenay ban iska xisaabsaday
02:32
She ate too much. She got unlucky.
54
152496
1830
Cuntaday iska badisay. Nasiib daraa ku dhacday
02:34
She got diabetes. Case closed.
55
154326
3369
Macaanbay qaaday. Khalaas.
02:37
Ironically, at that time in my life,
56
157695
1403
Si dadban, waqtigas noloshayda kamidka ah
02:39
I was also doing cancer research,
57
159098
2398
Waxaan waday baadhitaan-cilmiyeed cudurka kansarka
02:41
immune-based therapies for melanoma, to be specific,
58
161496
2343
Daawanyn difaac ku salaysan oo loo hello melanomaha, khaas ahaan'
02:43
and in that world I was actually taught to question everything,
59
163839
3973
Hadaba caalamkaas an ku jiray wax kasta su'aal ban saari jiray
02:47
to challenge all assumptions
60
167812
2036
si aan ula halgamo dhamaan xaqiiqoyinka
02:49
and hold them to the highest possible scientific standards.
61
169848
3810
uguna beego miisaanka cilmiyeed ee ugu sareeya uguna macquulsan
02:53
Yet when it came to a disease like diabetes
62
173658
3376
Laakin markay timado cudurka macaanka oo kale ah
02:57
that kills Americans eight times more frequently than melanoma,
63
177034
3549
Kaaso dila dadka maraykanka sideed jeer in kabadan melanoma-aha
03:00
I never once questioned the conventional wisdom.
64
180583
3428
Weligay ismaan weydiin arintaa laysla wada garanayo
03:04
I actually just assumed the pathologic sequence of events
65
184011
3046
Waxan isaga malaynayay uun in dhacdooyinka cudurada la xidhiidha
03:07
was settled science.
66
187057
2585
ay ahaayeen cilmi hore u degsanaa
03:09
Three years later, I found out how wrong I was.
67
189642
3400
Saddex sano ka dib, ayaan ogaaday sidaan u khaldanaa
03:13
But this time, I was the patient.
68
193042
2600
Laakiin waqtigaan, anigaa bukaan ahaa.
03:15
Despite exercising three or four hours every single day,
69
195642
3831
Ka sokow anoo saddex ilaa afar saacadood maalin kasta jimicsada
03:19
and following the food pyramid to the letter,
70
199473
2565
raacana qorshaha cunto ee ugu suuban
03:22
I'd gained a lot of weight and developed something
71
202038
2157
Waxaa kordhay miisankayga, waxana igu dhacay wax
03:24
called metabolic syndrome.
72
204195
2285
loogu yeedho" Metobolic syndorome"
03:26
Some of you may have heard of this.
73
206480
1984
Qaarkiin inaad maqasheen ba laga yaabaa.
03:28
I had become insulin-resistant.
74
208464
3445
Dheecanka isulin-ta ayaan difaac u yeeshay
03:31
You can think of insulin as this master hormone
75
211909
2449
Waad filan kartaa in insulin-tu tahay dheecan muhiima
03:34
that controls what our body does with the foods we eat,
76
214358
4063
kaasoo maamula sida jidhkeenu u go'aamiyo cuntada aynu cuno.
03:38
whether we burn it or store it.
77
218421
2114
hadii aan gubno iyo hadii aan keedinaba
03:40
This is called fuel partitioning in the lingo.
78
220535
2814
Tan afka suuqa waxa loogu yeedhaa habaynta shidaalka
03:43
Now failure to produce enough insulin is incompatible with life.
79
223349
3176
Habada awood u waayida inaad so sartid insulin waafiya waa nolol seegis
03:46
And insulin resistance, as its name suggests,
80
226525
2656
Insulin difaac u yeelashaduna. sida magaceeda ka muuqata
03:49
is when your cells get increasingly resistant
81
229181
2680
waa marka unugyadu difaac u yeeshaan
03:51
to the effect of insulin trying to do its job.
82
231861
3513
saamaynta insulinta shaqadeeda wadata
03:55
Once you're insulin-resistant,
83
235374
2176
markaad insulinta difaac u yeelatid
03:57
you're on your way to getting diabetes,
84
237550
1375
Wadadaadi macaanku kugu dhici lahaa bad haysaa
03:58
which is what happens when your pancreas
85
238925
2064
Taaso ah waxa dhaca marka ganaacaagu
04:00
can't keep up with the resistance and make enough insulin.
86
240989
3323
uu iska hayn kari waayo iska cabinta samayna kari wayo insulin waafiya
04:04
Now your blood sugar levels start to rise,
87
244312
2628
Markaa sonkorta dhiigaaga ayaa kacda
04:06
and an entire cascade of pathologic events
88
246940
2632
Dhacdooyoin xidhiidha oo xanuuno ah
04:09
sort of spirals out of control that can lead to heart disease,
89
249572
3701
ayaa sidii tusbaxii furma kasoo keensada wadna xanuun
04:13
cancer, even Alzheimer's disease,
90
253273
3609
kansar, ilaa cudurka Alzheimer
04:16
and amputations, just like that woman a few years earlier.
91
256882
4882
iyo weliba jidh goyn, sida arinka gabadha sanado yar ka hor
04:21
With that scare, I got busy changing my diet radically,
92
261764
2961
Anoo cabsidaas qaba, waxaan ku mashqulay si aan u bedelka cuntadayda
04:24
adding and subtracting things most of you would find
93
264725
2177
anoo ku daraya kana goynaya waxad badankiis u arki kartaan
04:26
almost assuredly shocking.
94
266902
3080
wax xaqiiqadii layaableh,
04:29
I did this and lost 40 pounds, weirdly while exercising less.
95
269982
3879
Taasan samaayey waxana lumiyay 40 pound anoon aadna u jimicsan
04:33
I, as you can see, I guess I'm not overweight anymore.
96
273861
3041
Hadaba sidaa arki kartaanba hada waxan filayaa inan culays xad dhaafa lahayn
04:36
More importantly, I don't have insulin resistance.
97
276902
2167
Ta muhiimka ah, difaac uma lihi hada insulint-ta
04:39
But most important, I was left
98
279069
2044
Laakiin ta kasii muhiimsan, waxaa isoo baxday
04:41
with these three burning questions that wouldn't go away:
99
281113
3849
sadexdan su'aalood ee dab ka kulul ee aan i seegayn
04:44
How did this happen to me if I was supposedly
100
284962
2449
Siday taasi iigu dhacday hadii aan sii loogu talla gally
04:47
doing everything right?
101
287411
2697
wax kasta u samaynaayay?
04:50
If the conventional wisdom about nutrition had failed me,
102
290108
3035
Hadii arinkii laysla wafaqsanaa ee nafaqadu uu socon waayay
04:53
was it possible it was failing someone else?
103
293143
3787
suurta gal ma tahay inay qof kalena ka socon weyday?
04:56
And underlying these questions,
104
296930
1900
Markaan hoosta ka xariiqay su'aalahaas
04:58
I became almost maniacally obsessed
105
298830
3246
Waxaan si waaliya ugu hamuumay
05:02
in trying to understand the real relationship
106
302076
2727
inaan isku dayo fahanka xidhiidhka runta ah ee
05:04
between obesity and insulin resistance.
107
304803
3630
ka dhexeeya cayilnaanta iyo difaac u yeelashada insulin
05:08
Now, most researchers believe obesity
108
308433
2816
Hada, culimada badankeedu waxay aminsanyihin in cayilaantu
05:11
is the cause of insulin resistance.
109
311249
3392
ay tahay waxa keena difaac u yeelashada insulin
05:14
Logically, then, if you want to treat insulin resistance,
110
314641
2115
Caqli ahaana, hadaad rabtid inaad dawaysid difaac u yeelashada insulin
05:16
you get people to lose weight, right?
111
316756
1892
waa in dadku miisaan lumiyaa, miyaanay ahayn?
05:18
You treat the obesity.
112
318648
2764
Waxaad dawaysay cayilnaantii
05:21
But what if we have it backwards?
113
321412
2706
Laakiin ka waran hadaynu dhanka kale ka eegno?
05:24
What if obesity isn't the cause of insulin resistance at all?
114
324118
3371
Ka waran hadaynay cayilnaantu ahayn sababta difaac u yeelashada insulin?
05:27
In fact, what if it's a symptom of a much deeper problem,
115
327489
3920
Ka waran hadii ay calamad u tahay dhibato sii qoto dheer
05:31
the tip of a proverbial iceberg?
116
331409
2822
Figta buur barafa oo la garanayo?
05:34
I know it sounds crazy because we're obviously in the midst
117
334231
2643
Waan garanayaa inay doqonimo tahay waayo xaqiiqadii badhtankaynu kaga jirnaa
05:36
of an obesity epidemic, but hear me out.
118
336874
3219
cayilnaan baahday, laakiin dhegta ii raarici
05:40
What if obesity is a coping mechanism
119
340093
3214
Ka waran hadii cayilnaantu tahay qaab la dagalamaya
05:43
for a far more sinister problem going on
120
343307
3602
dhibaato kaloo qarsoon oo ka socota
05:46
underneath the cell?
121
346909
1482
unuga dhexdiisa si hoose?
05:48
I'm not suggesting that obesity is benign,
122
348391
2366
Ma soo jeedinayo in cayilaantu tahay mid aan dhibaato lahayn
05:50
but what I am suggesting is it may be the lesser
123
350757
2303
laakin waxaan sheegayaa ma laga yaabaya inay tahay
05:53
of two metabolic evils.
124
353060
2711
laba daran ta door roon
05:55
You can think of insulin resistance as the reduced capacity
125
355771
3019
Waxaad u malayn kartaa in difaac u yeelashada insulin ay tahay xadi ka dhinmay
05:58
of our cells to partition fuel,
126
358790
1987
nafaheena oo aynu ku meelayn lahayn shidaal
06:00
as I alluded to a moment ago,
127
360777
2291
sidaan hore usoo carabaabay
06:03
taking those calories that we take in
128
363068
1922
qaadashada kaloriskaa cuntada ah
06:04
and burning some appropriately and storing some appropriately.
129
364990
3439
iyo gubida qaarkood si habsami ah iyadoo qaarna kadyinaysa
06:08
When we become insulin-resistant,
130
368429
1642
Markaynu difaac u yeelano insulin-ta
06:10
the homeostasis in that balance deviates from this state.
131
370071
3367
habkii isu dheelitiranka ayaa xaladiisii ka weecda
06:13
So now, when insulin says to a cell,
132
373438
2128
Hadaba markan, marka insulin ku tiraahdo unuga
06:15
I want you to burn more energy
133
375566
2045
Waxan rabaa inaad tamar gubtid
06:17
than the cell considers safe, the cell, in effect, says,
134
377611
2435
habada markan uu unugu jawaab celin ku dhaho
06:20
"No thanks, I'd actually rather store this energy."
135
380046
4432
''Maya mahadsandid, marabo inaan tamar gubo, waan keydinayaa''
06:24
And because fat cells are actually missing most of
136
384478
1902
sababtoo ah unugyada duxda ayaa ka maqan
06:26
the complex cellular machinery found in other cells,
137
386380
2802
isku dhiska farsamo unugeed ee unugyada kalle leeyihiin
06:29
it's probably the safest place to store it.
138
389182
2771
Suurta gal, inay tahay meesha ugu amnisan ee lagu keydin karo
06:31
So for many of us, about 75 million Americans,
139
391953
4969
Hadaba badankeena, 75 million oo maraykani
06:36
the appropriate response to insulin resistance
140
396922
3615
jawaabta saxda ah ee ay u hayaan difaac u yeelashada insulin
06:40
may actually be to store it as fat, not the reverse,
141
400537
4929
inay tahay in loo keydiyo dux ahaan, ka bedelan cagsigeeda
06:45
getting insulin resistance in response to getting fat.
142
405466
5344
insulin difaac loo yeeshaa waxaa keena cayilnaan
06:50
This is a really subtle distinction,
143
410810
2175
Tani runtii waa arin dul ka xaadis ah
06:52
but the implication could be profound.
144
412985
3367
laakiin fahanku intaa wu u ka sii qot dheeryahay
06:56
Consider the following analogy:
145
416352
2498
Bal eeg dhacdadaan isku xidhan ee soo socota
06:58
Think of the bruise you get on your shin
146
418850
2969
Ka fikir haar kaa gaadhay boqonta
07:01
when you inadvertently bang your leg into the coffee table.
147
421819
3592
kadib markii aad lugta gashatay miiskii shaahu saarnaa
07:05
Sure, the bruise hurts like hell, and you almost certainly
148
425411
2887
Xaqiiqadii, haartu way ku dhibaysaa, sida iska cadna
07:08
don't like the discolored look, but we all know
149
428298
2981
ka helaysid midab bedelkaa kugu dhacay, lakiin sidaynu wada ogsoonahay
07:11
the bruise per Se is not the problem.
150
431279
3453
haartu ma aha dhibaatada
07:14
In fact, it's the opposite. It's a healthy response to the trauma,
151
434732
3742
xaqiiqadii waa taa ka caksigeeda, waa jawaabta caafimaad ee dhibaatada
07:18
all of those immune cells rushing to the site of the injury
152
438474
2761
dhamaan unugyda difaaca ee goobta dhawaca kusoo ururay
07:21
to salvage cellular debris and prevent the spread
153
441235
2984
rabana inay badaadiyana unugydada kana hortaga faafitaanka
07:24
of infection to elsewhere in the body.
154
444219
2698
Infection ku baaha jidhka intiisa kale.
07:26
Now, imagine we thought bruises were the problem,
155
446917
3722
Hada ka fikir hadaynu haarta u haysano dhibaatada
07:30
and we evolved a giant medical establishment
156
450639
2868
dhex gallona mu'asaso daaweed weyn
07:33
and a culture around treating bruises:
157
453507
3140
iyo waxyaaba kallaynu ku dhayayno haaraha
07:36
masking creams, painkillers, you name it,
158
456647
3283
ku duugid kareemo, xumad dilayaal, sii wad
07:39
all the while ignoring the fact that people
159
459930
2226
Dhamaan iyadoo layska indha-tirayo in dadku weli
07:42
are still banging their shins into coffee tables.
160
462156
3620
ay lugta ku jiidanayaan miiskii shaahu saarnaa
07:45
How much better would we be if we treated the cause --
161
465776
3203
Intebay ka si wanagsanaan lahayd inakoo sababta abaara--
07:48
telling people to pay attention
162
468979
1565
dadka u sheegna inay ka taxadiraan
07:50
when they walk through the living room --
163
470544
1603
markay qolalka fadhiga dhexmarayaan--
07:52
rather than the effect?
164
472147
3273
halkaygu aynu saameynta eegi lahayn?
07:55
Getting the cause and the effect right
165
475420
1877
Iyadoo laysla hello sababta iyo saamaynta si saxa
07:57
makes all the difference in the world.
166
477297
2479
waa waxa farqiga keena aduunkoo dhan
07:59
Getting it wrong, and the pharmaceutical industry
167
479776
3079
Markii si kale loo eego, suuqa samaynta daawadu
08:02
can still do very well for its shareholders
168
482855
2680
weli si fiican buu saamigiisu u shaqayn karaa
08:05
but nothing improves for the people with bruised shins.
169
485535
3916
laakiin waxba uma siyaadayaan dadka lugaha haaraha ku leh
08:09
Cause and effect.
170
489451
2844
Sabab iyo Saamayn
08:12
So what I'm suggesting is
171
492295
1837
Hadaba waxaan soo jeedinaya waxa weeye
08:14
maybe we have the cause and effect wrong
172
494132
2757
laga yaabe inay sabab iyo saamayn khalada tahay
08:16
on obesity and insulin resistance.
173
496889
2634
cayilnaanta iyo difaac u yeelashada insulin
08:19
Maybe we should be asking ourselves,
174
499523
1777
Laga yaabee inaynu is weydiinayno
08:21
is it possible that insulin resistance causes weight gain
175
501300
3885
suurta gal ma tahay in Difaac u yelashada insulin ay sababto miisaan
08:25
and the diseases associated with obesity,
176
505185
2066
cudurkuna lug ma la leeyahay cayilnaanta
08:27
at least in most people?
177
507251
1530
ugu yaraan dadka oo dhan?
08:28
What if being obese is just a metabolic response
178
508781
3000
ka waran hadii cayilnantu ay jawaab jidh ahaneed u tahay
08:31
to something much more threatening,
179
511781
2221
dhibaato sii mug weyn
08:34
an underlying epidemic,
180
514002
2211
baahsanaan heer aan la ogayn ah
08:36
the one we ought to be worried about?
181
516213
2557
Ta ay tahay inaynu ka werwero ah
08:38
Let's look at some suggestive facts.
182
518770
1472
Hada aynu eegno xaqiiqooyin wax ina tusinaya
08:40
We know that 30 million obese Americans
183
520242
2486
Waxaynu ognahay in 30 million oo Maraykan cayilani
08:42
in the United States don't have insulin resistance.
184
522728
2973
oo ku nool wadanka aanay lahayn difaaca insulin
08:45
And by the way, they don't appear to be at any
185
525701
1937
sida oo ay tahayna, uma muuqato inay inaba
08:47
greater risk of disease than lean people.
186
527638
3080
uga khatar badanyihiin cudurka dadka dhuudhuuban
08:50
Conversely, we know that six million lean people
187
530718
2884
Taa cagsigeeda,waxaynu ognahay in 6Milyan oo dad dhuudhuuban ah
08:53
in the United States are insulin-resistant,
188
533602
3437
oo dalka maraykanka ku nool inay difaaca insulinta leeyihiin
08:57
and by the way, they appear to be at even greater risk
189
537039
3067
sida aawadedna. u muuqda inay uga khatar badan yihiin
09:00
for those metabolic diseases I mentioned a moment ago
190
540106
2155
cudur jidh cunteedka aan hore usoo sheegay
09:02
than their obese counterparts.
191
542261
1822
mar loo eego dhigooda cayilan
09:04
Now I don't know why, but it might be because,
192
544083
2237
hada ma garanyo sababta laakiin laga yaabe
09:06
in their case, their cells haven't actually figured out
193
546320
2690
inay tahay unugyadooda oo aan gawrasan
09:09
the right thing to do with that excess energy.
194
549010
3285
wixii saxda ahaa ee ku qaban lahayeen tamarta dheeriga ah
09:12
So if you can be obese and not have insulin resistance,
195
552295
3319
Hadaba hadii aad cayilnan karto difaacna u yelan kartid insulin
09:15
and you can be lean and have it,
196
555614
1871
caatana ahaan kartid oo aad yeelan kartid,
09:17
this suggests that obesity may just be a proxy
197
557485
4433
Waxay tusaysaa in cayilnaantu noqonkarto lagu khadamaha
09:21
for what's going on.
198
561918
3024
waxa socda
09:24
So what if we're fighting the wrong war,
199
564942
2415
Ka waran hadaynu dagaalkii khaladka ahaa ku dirirayno
09:27
fighting obesity rather than insulin resistance?
200
567357
3800
la dirirayno cayilnaan halkii difaac u yeelashada Insulin
09:31
Even worse, what if blaming the obese
201
571157
3243
Kasii darane, ka waran hadaynu hiifayno cayilnaha
09:34
means we're blaming the victims?
202
574400
2725
oo micneheedu yahay dhibanahoo la hiifay
09:37
What if some of our fundamental ideas about obesity
203
577125
3719
Ka waran hadii fikirka asaasiga ee cayilnaanta aynu ka qabnaa
09:40
are just wrong?
204
580844
1858
uu khaldanyahay
09:42
Personally, I can't afford the luxury of arrogance anymore,
205
582702
4123
Qof ahaan, uma sii dul yeelan karo guracnantan baas
09:46
let alone the luxury of certainty.
206
586825
2583
Xaqiiqadu waa inay gees u baxdaa
09:49
I have my own ideas about what could be at the heart of this,
207
589408
2846
Fikirkaygaan ka qabaa ku dhexjirka arinkan
09:52
but I'm wide open to others.
208
592254
1912
Laakiin cid kasta waan u furan ahay
09:54
Now, my hypothesis, because everybody always asks me,
209
594166
2719
Markan, mala-awaalkayga, sababtoo ah qof kasti wuu weydiiyaa
09:56
is this.
210
596885
1617
wuxu yahay
09:58
If you ask yourself, what's a cell trying to protect itself from
211
598502
3129
Hadaad isweydiisid, muxu unugu inuu ilaaliyo isku dayaya
10:01
when it becomes insulin resistant,
212
601631
1727
marka ay difaac u yeelato insulin
10:03
the answer probably isn't too much food.
213
603358
2675
sabatoo malahayga ma aha cunta badan
10:06
It's more likely too much glucose: blood sugar.
214
606033
3650
waxay u badantahay glucose farabadan; dhiig macaan
10:09
Now, we know that refined grains and starches
215
609683
2294
waxaynu hada ognahay macmaanka la miiray
10:11
elevate your blood sugar in the short run,
216
611977
2056
inuu kor qaadi karo macaanka dhiiga waqti kooban
10:14
and there's even reason to believe that sugar
217
614033
1908
sababaana jirta lagu aamina karo in sonkortu
10:15
may lead to insulin resistance directly.
218
615941
2801
ay toos u keento difaac u yeelashada insulin
10:18
So if you put these physiological processes to work,
219
618742
4095
Hadaba hadaad qaabkan maskaxeed ka shaqaysiisid
10:22
I'd hypothesize that it might be our increased intake
220
622837
3473
waxaan filayaa in ay suurta gal tahay korodhka qaadashada
10:26
of refined grains, sugars and starches that's driving
221
626310
2863
macmaanada la miiray ay keenayso
10:29
this epidemic of obesity and diabetes,
222
629173
4651
baahitaanka cayilnaanta iyo macaanka
10:33
but through insulin resistance,
223
633824
1838
iyadoo keenayso difaac u yeelasha insulin
10:35
you see, and not necessarily through just overeating and under-exercising.
224
635662
3912
bal eeg, ma aha cunta badsasho iyo ciyaar badsasho toona
10:39
When I lost my 40 pounds a few years ago,
225
639574
2585
Markaa lumiyay 40 pound sanad yar ka hor
10:42
I did it simply by restricting those things,
226
642159
2600
SI fudud waxaan yareeyay waxyaabahaa
10:44
which admittedly suggests I have a bias
227
644759
3456
Tasoo qiraal ahaan keentay inaan dhinac u jeesto
10:48
based on my personal experience.
228
648215
2361
anoo ku salleeyay khibaraday shakhsiga ah
10:50
But that doesn't mean my bias is wrong,
229
650576
2655
Taasi maaha in dhinac u baydhidaydu ay khalad tahay
10:53
and most important, all of this can be tested scientifically.
230
653231
3953
ku darsoo muhiimku waa in wax kasta si cilmi ah loo sugi karo
10:57
But step one is accepting the possibility
231
657184
3107
laakiin ta koowaad waa aqbalida suurtagalnimada ah
11:00
that our current beliefs about obesity,
232
660291
2372
in fikirkeena hada ee cayilnaanta
11:02
diabetes and insulin resistance could be wrong
233
662663
3006
macaanka iyo insulta ku saabsani uu khalad yahay
11:05
and therefore must be tested.
234
665669
2875
sidaa awaadeedna waa inay tijaabo galla arinku
11:08
I'm betting my career on this.
235
668544
2391
Waan ugu khamaarayaa xirfadayda arinkaas
11:10
Today, I devote all of my time to working on this problem,
236
670935
4125
Maanta waxan u huriyaa waqtigaya arintaas
11:15
and I'll go wherever the science takes me.
237
675060
3173
Waana aadayaa meelkastoo cilmigu ila gallo
11:18
I've decided that what I can't and won't do anymore
238
678233
3531
Waxaan goaansaday waxanan dib u samayn doonin
11:21
is pretend I have the answers when I don't.
239
681764
3044
iska dhigida mid jawaabo haysta anoon haysan
11:24
I've been humbled enough by all I don't know.
240
684808
4108
In badan waan isla baxay anoon garanayn
11:28
For the past year, I've been fortunate enough
241
688916
2157
Laakiin sanadii danbe, waxan nasiib u yeeshay
11:31
to work on this problem with the most amazing team
242
691073
3413
inaan arinkan kalla shaqyeeyo kooxda ugu yaabka badan
11:34
of diabetes and obesity researchers in the country,
243
694486
3404
ee macaanka iyo cayilnaanta baadha ee dalka
11:37
and the best part is,
244
697890
1305
Arinka ugu wanaagsanina wuxu yahay
11:39
just like Abraham Lincoln surrounded himself with a team of rivals,
245
699195
3899
Sidii Abraham Lincoln markuu isku gedaamay koox kuwii kasoo horjeeday ah
11:43
we've done the same thing.
246
703094
1496
Anagana sidoo kale ayaan sameynay
11:44
We've recruited a team of scientific rivals,
247
704590
3263
Waxaynu shaqalaysiinay koox saynisyahano iska horjeeda
11:47
the best and brightest who all have different hypotheses
248
707853
3445
Kuwa ugu wanaagsan uguna sareeya lehna fikiro kalla duwan
11:51
for what's at the heart of this epidemic.
249
711298
1614
Kala badhka arinka baahay
11:52
Some think it's too many calories consumed.
250
712912
2381
Qaarkood sababtu waaa Kalooris fara badan oo la qaatay
11:55
Others think it's too much dietary fat.
251
715293
2379
Qaar kale waa cunta dux leh oo fara badan
11:57
Others think it's too many refined grains and starches.
252
717672
3470
Qaar kale waa jadhiidha macaanka ah ee la miiray
12:01
But this team of multi-disciplinary,
253
721142
2608
Laakiin kooxdan xirfadaha badan
12:03
highly skeptical and exceedingly talented researchers
254
723750
2984
baadhayaal xirfad sare lehna ah
12:06
do agree on two things.
255
726734
2288
mid bay isku waafaqsanyihiin
12:09
First, this problem is just simply too important
256
729022
3649
Kow, dhibaatadani si fudud waa mid ay muhiim tahay
12:12
to continue ignoring because we think we know the answer.
257
732671
2743
inaynu sii wadno is dhaafinteeda waayo waxaynu u haysanaa inaynu ognahay jawaabta
12:15
And two, if we're willing to be wrong,
258
735414
2784
Ta labaad, hadaynu rabno inaynu khaldano
12:18
if we're willing to challenge the conventional wisdom
259
738198
2537
hadaynu rabno inaynu ka hor nimaadno xikmada caalamiga ah
12:20
with the best experiments science can offer,
260
740735
3063
Haysanana tijaaboyinka ugu fiican oo saynisku ina siin karo
12:23
we can solve this problem.
261
743798
2305
waynu xalin karnaa dhibaatadan
12:26
I know it's tempting to want an answer right now,
262
746103
3055
Waan hubaa in hada jawaab la doono loo bahanyahay
12:29
some form of action or policy, some dietary prescription --
263
749158
4497
nooc siyaada ha noqoto, cunto qorid ha noqoto--
12:33
eat this, not that —
264
753655
1729
tan cun, tan ha cunin ha noqoto---
12:35
but if we want to get it right,
265
755384
1680
Laakiin hadaynu u baahnahay inaynu saxano
12:37
we're going to have to do much more rigorous science
266
757064
2234
Waa inaynu ka shaqaysiinaa cilmiga si xirfad badan
12:39
before we can write that prescription.
267
759298
2853
ka hor inta aynaan daawo qorin
12:42
Briefly, to address this, our research program
268
762151
2599
Si kooban, si tan looga jawaabo, barnaamijkayagu
12:44
is focused around three meta-themes, or questions.
269
764750
3243
wuxu abaarayaa sadex hogood ama su'aalood
12:47
First, how do the various foods we consume
270
767993
2895
Kow, sidee baa cuntooyinka kala duwan ee aynu cunaa
12:50
impact our metabolism, hormones and enzymes,
271
770888
2801
u saameeyaan shaqa-jidheedkeena, iyo dheecanadeena
12:53
and through what nuanced molecular mechanisms?
272
773689
2818
iyo waxa duwa qaab molukuyeleedka
12:56
Second, based on these insights,
273
776507
2250
Ta labaad, waxay ku salaysan tahay aragti,
12:58
can people make the necessary changes in their diets
274
778757
2959
dadku ma ku samayn karaan isbedelka loo bahanyahay cuntadooda
13:01
in a way that's safe and practical to implement?
275
781716
3731
Qaab hufan oo hadana amaan ah?
13:05
And finally, once we identify what safe
276
785447
3009
Ugu danbaynu markaynu ogaano waxa amaanka ah
13:08
and practical changes people can make to their diet,
277
788456
3028
Iyo isbedelka ay dadku ku samayn karaan cuntadooda
13:11
how can we move their behavior in that direction
278
791484
3675
iyo sida ay uga dhigi karaan dabeecad arinkaas
13:15
so that it becomes more the default
279
795159
2253
markaasoo ay noqon karto arin dega
13:17
rather than the exception?
280
797412
1856
halkii ay wax mara noqon lahayd
13:19
Just because you know what to do doesn't mean
281
799268
2420
Sabatoo ah waxad ogtahay in garashada waxaad qabanaysid anay la micna ahay
13:21
you're always going to do it.
282
801688
1509
inaad mar kasta samaynaysid
13:23
Sometimes we have to put cues around people
283
803197
2128
Mararka qaar waa inaynu dadka tusnaaa bidhaan
13:25
to make it easier, and believe it or not,
284
805325
2303
si ay ugu fududaato, inay aaminaan ama aanay aaminin
13:27
that can be studied scientifically.
285
807628
3641
in arintaa si cilmi ah loo baadhi karo.
13:31
I don't know how this journey is going to end,
286
811269
2584
Ma garanayo sida geedigani ku dhamaan doono
13:33
but this much seems clear to me, at least:
287
813853
4213
laakiin tanaa ii cad aniga, ugu yaraan:
13:38
We can't keep blaming our overweight and diabetic patients
288
818066
4996
Ma sii wadi karo canaanta bukaankeena macaanta qaba ama cayilan
13:43
like I did.
289
823062
2912
sidaan sameeyay oo kale.
13:45
Most of them actually want to do the right thing,
290
825974
2279
Badankooda waxay rabaan samaynta waxa saxda ah
13:48
but they have to know what that is,
291
828253
3369
Laakiin waa inay ogaadaan waxay taasi tahay
13:51
and it's got to work.
292
831622
3046
kana shaqaysiiyaan
13:54
I dream of a day when our patients can
293
834668
4696
Waxaan ku rajo weynahay mar bukaankeenu ay awoodi doonan
13:59
shed their excess pounds
294
839364
1735
inay iska daadiyaan culays badan
14:01
and cure themselves of insulin resistance,
295
841099
2813
naftooda ka daweyaan difaac u yeelashada insulin
14:03
because as medical professionals,
296
843912
2730
sababtoo ah xirfadlay caafimaad ahaan
14:06
we've shed our excess mental baggage
297
846642
1970
anagu waxaan iska saarnay xamuulkii maskaxeed
14:08
and cured ourselves of new idea resistance sufficiently
298
848612
3326
nafteenana waxan ku daweeynay difaac fikir oo waafi ah
14:11
to go back to our original ideals:
299
851938
3090
si aan dib ugu noqono asalkeenii hore
14:15
open minds, the courage to throw out yesterday's ideas
300
855028
4417
Fur maskaxda, geesinimada tuurista fikirkii shalay
14:19
when they don't appear to be working,
301
859445
3328
markuu shaqayn waayay
14:22
and the understanding that scientific truth isn't final,
302
862773
3119
iyo fahanka in xaqiiqada cilmigu aanay dhamaan
14:25
but constantly evolving.
303
865892
2748
laakiin si joogto ah ay isu bedelayso
14:28
Staying true to that path will be better for our patients
304
868640
3292
Ku sugnaanta wadadaii waxay u wanaagsan tahay bukaankeena
14:31
and better for science.
305
871932
3248
waxay kaloo u wanaagsan tahay sayniska.
14:35
If obesity is nothing more than a proxy
306
875180
2994
Hadii cayilnaantu wax lagu khaldamay mooyay anay wax kale ahayn
14:38
for metabolic illness,
307
878174
1926
markay cudurka habsamida jidhka noqoto
14:40
what good does it do us to punish those with the proxy?
308
880100
5297
Maxay micno inoo samaynaysa inu ciqabno dadka lagu khaldamaha la dhinac ah
14:45
Sometimes I think back to that night in the E.R.
309
885397
4544
Mararka qaar waxaan dib uga fekera habeenka E.R-ka
14:49
seven years ago.
310
889941
2313
todobo sano ka hor
14:52
I wish I could speak with that woman again.
311
892254
3624
waan jeclaan lahaa inan haweynadaa mar labad la hadlo
14:55
I'd like to tell her how sorry I am.
312
895878
3255
waxan rabi lahaaa inan u sheego san uga xumahay
14:59
I'd say, as a doctor, I delivered
313
899133
2887
Aan dhaho, dhakhtar ahaan, waan bixiyay
15:02
the best clinical care I could,
314
902020
3660
daryeelkii caafimaad ee ugu wanaagsana ee an awooday
15:05
but as a human being,
315
905680
3897
Laakiin insaan ahaan
15:09
I let you down.
316
909577
2408
waan ku dayacay
15:11
You didn't need my judgment and my contempt.
317
911985
4245
umaad baahnayn go'aankayga iyo is qanciskayga
15:16
You needed my empathy and compassion,
318
916230
4498
waxaad u baahnayd naxariis iyo beer-jileec
15:20
and above all else, you needed a doctor
319
920728
1995
Intasoo dhan ka kaallay, waxad u baahnayd dhakhtar
15:22
who was willing to consider
320
922723
2629
Kaasoo garawsada arinka
15:25
maybe you didn't let the system down.
321
925352
3064
laga yaabee nidaamkaan ku jiray inaad dayicin adigu
15:28
Maybe the system, of which I was a part,
322
928416
3218
laakiin nidaamka ka qaybta ahaa
15:31
was letting you down.
323
931634
2439
ayaa ahaa kii ku dayacay
15:34
If you're watching this now,
324
934073
2801
Hada hadaad i daawanaysid
15:36
I hope you can forgive me.
325
936874
4238
waxaan kaa tuugayaa inaad i cafidid
15:41
(Applause)
326
941112
4000
Sacab
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7