Who am I? Think again | Hetain Patel

978,838 views ・ 2013-10-18

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

Translator: Jamal Omar Reviewer: Abdinasser Ahmed
00:12
Hetain Patel: (In Chinese)
0
12906
10397
Hetain Patel: (Hadal Shiiinees ah)
00:23
Yuyu Rau: Hi, I'm Hetain. I'm an artist.
1
23303
3303
Yuyu Rau: Hi, waxan ahay Hetain. faxshaxamiiste ayaan ahay.
00:26
And this is Yuyu,
2
26606
1861
Qoftani waa Yuyu,
00:28
who is a dancer I have been working with.
3
28467
2419
Taaso ah qoobka ciyaarto aan la shaqeeynayay.
00:30
I have asked her to translate for me.
4
30886
3606
waxan ka dalbaday inay ii tarjunto
00:34
HP: (In Chinese)
5
34492
4690
Hp:(Hadal Shiinees ah)
00:39
YR: If I may, I would like to tell you
6
39182
2708
YR: waxan jeclaan lahaa inaan idin sheego
00:41
a little bit about myself
7
41890
1730
wax yar oo nolosheeda ku saabsan
00:43
and my artwork.
8
43620
2296
iyo farshaxankayga
00:45
HP: (In Chinese)
9
45916
5543
HP:(Hadal Shiinees ah)
00:51
YR: I was born and raised near Manchester,
10
51459
3124
YR: Waxan ku dhashay kuna soo koray meel u dhaw Manchester,
00:54
in England,
11
54583
967
ee Wadanka Ingiriiska
00:55
but I'm not going to say it in English to you,
12
55550
3572
Laakin English ma idinkula hadlaayo,
00:59
because I'm trying to avoid any assumptions
13
59122
2761
maxaa yeelay waxan iska ilaalinayaa wax malo ah
01:01
that might be made from my northern accent.
14
61883
3082
taaso la is oran karo waxa keentay lahjadeyda reer waqooyiga.
01:04
(Laughter)
15
64965
2575
(Qosol)
01:07
HP: (In Chinese)
16
67540
9435
HP:(Hadal Shiinees ah)
01:16
YR: The only problem with masking it
17
76975
2512
YR: Mushkilada kaliya aan ugu qarinayo
01:19
with Chinese Mandarin
18
79487
1550
luqada Shiinaha waa
01:21
is I can only speak this paragraph,
19
81037
2718
waxaan kaliya ku hadli karaa halkaan sadar,
01:23
which I have learned by heart
20
83755
1779
oo aan si niyad ah ubartay
01:25
when I was visiting in China. (Laughter)
21
85534
2670
mar aan booqday Shiinaha. (Qosol)
01:28
So all I can do is keep repeating it in different tones
22
88204
3888
Marka isla sadarkii ayaan dhoor cod ku celcelinayaa
01:32
and hope you won't notice.
23
92092
1860
waxan rajeynaya inaadan dareemin.
01:33
(Laughter)
24
93952
5349
(Qosol)
01:39
HP: (In Chinese)
25
99301
4180
HP:(Hadal Shiinees ah)
01:43
(Laughter)
26
103481
1367
(Qosol)
01:44
YR: Needless to say, I would like to apologize
27
104848
3113
Looma baadhno inaan raali galiyo
01:47
to any Mandarin speakers in the audience.
28
107961
4483
qof ku hadlo luqada Shiinaha hadu dhageestayaasha kujiro.
01:54
As a child, I would hate being made
29
114214
2673
Yaraanteyda, waxaan aad u necbaa
01:56
to wear the Indian kurta pajama,
30
116887
2628
in lii xiro dharka hurdada ee Indian-ka,
01:59
because I didn't think it was very cool.
31
119515
2998
maxa yeelay maanan is oran jirin waa qatar.
02:02
It felt a bit girly to me, like a dress,
32
122513
3301
sidii gabar ayaan isku maleeyay inaan u labisanahay
02:05
and it had this baggy trouser part
33
125814
2658
waxay kaloo laheed surwaal aad u weyn
02:08
you had to tie really tight
34
128472
2243
waa inaa aad u xertaa
02:10
to avoid the embarrassment of them falling down.
35
130715
3424
si aad isaga ilaaliso yax yaxa kaaga iman karta hadey kaa dhacaan.
02:14
My dad never wore it,
36
134139
2036
Aabahey waligiis muusan xeran,
02:16
so I didn't see why I had to.
37
136175
2925
anigana sabab aan uxerto maba jirin.
02:19
Also, it makes me feel a bit uncomfortable,
38
139100
3353
Sidoo kale, Maraka qaar kuma niyad furni
02:22
that people assume I represent something
39
142453
2695
iney dadku umaleeyaan inaan matalayo
02:25
genuinely Indian when I wear it,
40
145148
2326
Indian dhab ah markii aan xerto,
02:27
because that's not how I feel.
41
147474
3449
maxaa yeelay taasi ma'ahin sida aan dareemayo.
02:30
HP: (In Chinese)
42
150923
5852
HP:(Hadal Shiinees ah)
02:36
YR: Actually, the only way I feel comfortable
43
156775
2927
YR: Xaqiiqdii, qaabka kaliya aan sami/raaxo u dareemo
02:39
wearing it is by pretending
44
159702
2408
gashitaan dharkaas waa inaan iska dhig-dhigo
02:42
they are the robes of a kung fu warrior
45
162110
3211
ineey yihiin xargaha dagaalyahanka Kun fu-ga
02:45
like Li Mu Bai from that film,
46
165321
2739
sidii Li Mu Bai ee filimkii
02:48
"Crouching Tiger, Hidden Dragon."
47
168060
4313
"Crouching Tiger, Hidden Dragon."
02:52
(Music)
48
172373
5183
(Muusiko)
03:35
Okay.
49
215383
1609
Okey.
03:36
So my artwork is about identity and language,
50
216992
7071
Marka, Fankeygu wuxuu ku saabsan yahay aqoonsi iyo luqad,
03:44
challenging common assumptions
51
224063
2730
anigoo hor istaagayo malaynta lawadaago
03:46
based on how we look like or where we come from,
52
226793
4545
taaso ah sidan aan u egnahay ama meesha aan ka imaanay,
03:51
gender, race, class.
53
231338
3744
jinsiyada, midabka,dabaqada.
03:55
What makes us who we are anyway?
54
235082
3851
Maxaa naga dhigayo waxan aan nahay?
03:58
HP: (In Chinese)
55
238933
5947
HP:(Hadal Shiinees ah)
04:04
YR: I used to read Spider-Man comics,
56
244880
2376
YR: Waxaan aqrin jiray majaajilada Spider-Man,
04:07
watch kung fu movies,
57
247256
1575
oo aan daawan jiray filimada Kung Fu-ga,
04:08
take philosophy lessons from Bruce Lee.
58
248831
2785
waxan kaloo Bruce Lee ka qaadan jiray casharo Falsafad ah.
04:11
He would say things like --
59
251616
1649
Wuxuu dhihi jiray--
04:13
HP: Empty your mind.
60
253265
2087
HP: Niyadaada faaruji.
04:15
(Laughter)
61
255352
1064
(Qosol)
04:16
Be formless, shapeless, like water.
62
256416
6013
Ahaaw Hanaan-laawe iyo Qaab-laawe, sidii biyaha.
04:22
Now you put water into a cup.
63
262429
1990
Biyo ayaa koop ku shubeesa.
04:24
It becomes the cup.
64
264419
2896
waxay noqoneesa koop.
04:27
You put water into a bottle, it becomes the bottle.
65
267315
3107
Biyo ayaa dhalo ku shubeesa, waxany noqoneesa dhalada.
04:30
Put it in a teapot, it becomes the teapot.
66
270422
3379
Kirli ku shub, weli kirli uunbeey noqoneysa.
04:33
Now, water can flow
67
273801
2649
Biyaha weey qulqulayaan hada
04:36
or it can crash.
68
276450
2650
ama weey burburi karaan.
04:39
Be water, my friend. (Applause)
69
279100
3355
Biyo noqo saaxib. (Sacbis)
04:42
YR: This year, I am 32 years old,
70
282455
4102
YR: Sanadaan ayaan 32-jirsaday,
04:46
the same age Bruce Lee was when he died.
71
286557
3119
isla da'dii uu Bruce Lee jiray markuu dhintay.
04:49
I have been wondering recently,
72
289676
2594
waxaan la fajac-sanaay ayaamankaan,
04:52
if he were alive today,
73
292270
1930
haduu maanta noolaan lahaay,
04:54
what advice he would give me
74
294200
2026
Waano nooce ah ayuu isiin lahaay
04:56
about making this TED Talk.
75
296226
3944
oo ku saabsan sameenta hadalkaan TED.
05:00
HP: Don't imitate my voice.
76
300170
3738
HP: Codkeyda haiska doon doonin.
05:03
It offends me.
77
303908
2071
weey ii gaftaa.
05:05
(Laughter)
78
305979
2030
(Qosol)
05:08
YR: Good advice,
79
308009
1751
YR: waano wanaagsan,
05:09
but I still think that we learn who we are
80
309760
3712
laakin waxay weli umaleynaya inaan baranay qofkaan nahay
05:13
by copying others.
81
313472
2103
nagoo dadka kale iska dhig dhigeeno.
05:15
Who here hasn't imitated their childhood hero
82
315575
4217
Keeban waligiis iskaga dhig dhigin geesigoodi caruurnimo
05:19
in the playground, or mum or father?
83
319792
3895
goobta cayaarta ama hooyo ama aabe iska dhigin?
05:23
I have.
84
323687
2261
Aniga haa.
05:25
HP: A few years ago, in order to make this video
85
325948
4542
HP: Dhoor sano kahor, si aan filimkaan u sameyo
05:30
for my artwork, I shaved off all my hair
86
330490
4005
ee shaqadayda farshaxanka, waxaan iska xiiray tintayda oo dhan
05:34
so that I could grow it back as my father had it
87
334495
3143
si ay hadana iigu soo baxdo sidii aabahey
05:37
when he first emigrated from India
88
337638
2766
markii ugu horeeysay uu kasoo qaxay India.
05:40
to the U.K. in the 1960s.
89
340404
3264
uu U.K usoo qaxay sanadii 1960s.
05:43
He had a side parting and a neat mustache.
90
343668
4130
wuxuu lahaa salaxyo iyo shaarbo nidaamsan.
05:47
At first, it was going very well.
91
347798
2619
markii hore si fiican ay usoo baxeysay
05:50
I even started to get discounts in Indian shops.
92
350417
3050
xita waxan dukaamada India ka helayay qiima dhimis.
05:53
(Laughter)
93
353467
4001
(Qosol)
05:57
But then very quickly,
94
357468
1624
Laakin si dhaqso,
05:59
I started to underestimate
95
359092
1747
xitaa waxan bilaabay inaan quursado
06:00
my mustache growing ability,
96
360839
1680
awooda koritaan ee shaarbaheyga,
06:02
and it got way too big.
97
362519
3402
aad ayuu u weeynaaday.
06:05
It didn't look Indian anymore.
98
365921
2747
Indian maba u ekeen.
06:08
Instead, people from across the road,
99
368668
1843
Halkii aay, dadka wadada marayay,
06:10
they would shout things like --
100
370511
1891
aay ku qeelinayeen hadalo sida---
06:12
HP and YR: Arriba! Arriba! Ándale! Ándale!
101
372402
2216
HP iyo YR: Arriba! Arriba! Ándale! Ándale!
06:14
(Laughter)
102
374618
2001
(Qosol)
06:16
HP: Actually, I don't know why I am even talking like this.
103
376619
2364
HP: Xaqiiqdi, ma aqaano sababta aan sidaa ugu hadlayo.
06:18
My dad doesn't even have an Indian accent anymore.
104
378983
3004
Xitaa aabahey lahjad Indian maba wato hada.
06:21
He talks like this now.
105
381987
2527
Sidan oo kale ayuu hada u hadlaa
06:24
So it's not just my father that I've imitated.
106
384514
4028
Maahin kaliya inaan aabahey iska dhig dhigay.
06:28
A few years ago I went to China for a few months,
107
388542
3598
Sanado yar kahor waxaan dhoor bil aaday Shiinaha
06:32
and I couldn't speak Chinese,
108
392140
2834
mana awoodin inaan ku hadlo Shiinees,
06:34
and this frustrated me,
109
394974
1812
Aad ayeeyna ii niyad jebin jidhay arinkaan,
06:36
so I wrote about this and had it translated
110
396786
3952
marka arinkaan ayaan wax kaqoray waxaana liigu tarjumay
06:40
into Chinese, and then I learned this by heart,
111
400738
6487
Shiinees, kadibna si qalbiyan ah ayaana u xifdiyay,
06:47
like music, I guess.
112
407225
3197
sida muusi-ga sida aan isleeyahay.
06:50
YR: This phrase is now etched into my mind
113
410422
3341
YH: Oraah-dani waxay hada maskaxdayda ugu sawir matay
06:53
clearer than the pin number to my bank card,
114
413763
2879
si ka sii cad sida nambarka pin-ka ee kaarkeyga bankiga,
06:56
so I can pretend I speak Chinese fluently.
115
416642
3928
marka waxan iska dhigi karaa inaa si fasiix ah ugu hadli karo af Shiineeska.
07:00
When I had learned this phrase,
116
420570
2048
Markii aan bartay Oraah-dani,
07:02
I had an artist over there hear me out
117
422618
2736
waxaan heestay fanaan iga dhageesto
07:05
to see how accurate it sounded.
118
425354
2469
si aan sida saxda ah ugu dhawaaqo.
07:07
I spoke the phrase, and then he laughed
119
427823
2486
Oraah-dii ayaan ku hadlay, kadibna wuu qoslay
07:10
and told me, "Oh yeah, that's great,
120
430309
2811
wuxuuna isheegay,"waa qatar,
07:13
only it kind of sounds like a woman."
121
433120
2373
kaliya sidii dumar ayaad ugu dhawaaqeysa."
07:15
I said, "What?"
122
435493
1462
waxaan dhahay, "Maxay?"
07:16
He said, "Yeah, you learned from a woman?"
123
436955
3922
Wuxuu dhahay, "Haa, dumar miyaad ka baratay?"
07:20
I said, "Yes. So?"
124
440877
2004
I said, "Haa. Marka?"
07:22
He then explained the tonal differences
125
442881
2641
Kadibna wuxuu ii sharaxay farqiga
07:25
between male and female voices
126
445522
2250
u dhaxeeya codadka dumar iyo kan rag
07:27
are very different and distinct, and that I had learned it very well,
127
447772
3802
ineey yihiin kuwa kala duwan misna aan si wacan u bartay,
07:31
but in a woman's voice.
128
451574
1993
laakin asigoo ah cod dumar.
07:33
(Laughter)
129
453567
2223
(Qosol)
07:35
(Applause)
130
455790
7310
(Sacbis)
07:43
HP: Okay. So this imitation business
131
463100
3419
HP: Okay. Marka shaqadaan iska dhig dhigida ah
07:46
does come with risk.
132
466519
1685
waxay leedahay dhib.
07:48
It doesn't always go as you plan it,
133
468204
2708
mar walbo sidaa qorsheesay manoqoneeso,
07:50
even with a talented translator.
134
470912
3470
xitaa adoo heesto turjumaa karti-badan.
07:54
But I am going to stick with it,
135
474382
2286
laakin anigu waan wadayaa,
07:56
because contrary to what we might usually assume,
136
476668
4365
maxaa yeelay wixii lid ku ah wixii aan malaysano,
08:01
imitating somebody can reveal something unique.
137
481033
4099
iska yeel yeelid aad iska yeesh yeesho qof kale waxay cadeyn kartaa wax aan caadi ahayn.
08:05
So every time I fail
138
485132
3255
mar walbo aan ku guul dareesto
08:08
to become more like my father,
139
488387
2556
inaan aabahey oo kale noqdo,
08:10
I become more like myself.
140
490943
3895
waxaan noqdaa sida anoo kale.
08:14
Every time I fail to become Bruce Lee,
141
494838
4582
Mar walbo aan ku guul dareesto inaan noqdo sida Bruce Lee,
08:19
I become more authentically me.
142
499420
3646
waxaan noqdaa anigoo rasmi ah.
08:23
This is my art.
143
503066
1485
Tani waa farshaxankeyga.
08:24
I strive for authenticity,
144
504551
3320
xaqiiq ayaa juhdi ugu jiraa,
08:27
even if it comes in a shape
145
507871
2235
xitaa hadey igu soo wajahdo ayadoo qaab leh
08:30
that we might not usually expect.
146
510106
3696
aanan filaneeynin.
08:33
It's only recently that I've started to understand
147
513802
4236
mardhow ayaan fahmay
08:38
that I didn't learn to sit like this
148
518038
3707
inaan ogaanin inaan sidaan u fadhiisto
08:41
through being Indian.
149
521745
2146
kaliya inaan ahaado Indian.
08:43
I learned this from Spider-Man.
150
523891
3276
Tani waxaan kasoo bartay Spider-Man.
08:47
(Laughter)
151
527167
1738
(Qosol)
08:48
Thank you.
152
528905
1557
Mahadsanidiin.
08:50
(Applause)
153
530462
6016
(Sacbis)
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7