Misha Glenny: Hire the hackers!

110,419 views ・ 2011-09-13

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

Translator: Ahmed Kadiye Reviewer: Abdikani Hassan
00:15
Now this is a very un-TED-like thing to do,
0
15260
3000
waxa aan hada sameynaayo waa wax ka duwan TED gebi ahaan
00:18
but let's kick off the afternoon
1
18260
3000
laakiin cawada aan ku bilaawno
00:21
with a message
2
21260
2000
warqad
00:23
from a mystery sponsor.
3
23260
3000
ka socoto ''Masuulka waxyaabaha qarsoon''
00:26
Anonymous: Dear Fox News,
4
26260
2000
''Qof aan la aqoon'': Fox News-oow
00:28
it has come to our unfortunate attention
5
28260
3000
Dareenkeena waxaa soo jiitay
00:31
that both the name and nature of Anonymous
6
31260
2000
in dhamaan magaca iyo deegaanka qofka aan la qoon
00:33
has been ravaged.
7
33260
2000
la kashifay
00:35
We are everyone. We are no one.
8
35260
3000
Anagu dadka dhan ayaan nahay, hal qof ma nihin
00:38
We are anonymous. We are legion.
9
38260
3000
Dad aan la aqoonin ayaynu nahay, koox ayaana matelnaa
00:41
We do not forgive. We do not forget.
10
41260
3000
wax ma cafino, waxna ma hilmaamno
00:44
We are but the base of chaos.
11
44260
3000
Fowdada bilawgeeda ayaynu nahay
00:49
Misha Glenny: Anonymous, ladies and gentlemen --
12
49260
3000
Misha Glenny: ''Dad aan la aqoon'' Mudanayaal iyo marwooyin
00:52
a sophisticated group
13
52260
2000
waa koox horumarsan
00:54
of politically motivated hackers
14
54260
2000
waa koox wax Dhaqaajisa oo siyaasad usoo jeestay
00:56
who have emerged in 2011.
15
56260
3000
soona baxay sanadkii 2011
00:59
And they're pretty scary.
16
59260
2000
aad ayaana looga cabsadaa
01:01
You never know when they're going to attack next,
17
61260
3000
ma ogaan kareysid waqtiga weerarkooda xiga ay soo qaadayaan
01:04
who or what the consequences will be.
18
64260
3000
qofka iyo waxa ay cawaaqibtaas noqon karto
01:07
But interestingly,
19
67260
2000
laakiin si xiiso leh
01:09
they have a sense of humor.
20
69260
3000
waa dad kaftan yaqaana
01:12
These guys hacked into Fox News' Twitter account
21
72260
4000
kooxdaan, waxay jabsadeen Qaanada Twitterka ee Shabakada FOX NEWS
01:16
to announce President Obama's assassination.
22
76260
4000
si ay usheegaan in la dilay Madaxweyne Obama
01:20
Now you can imagine the panic that would have generated
23
80260
3000
markaan waad qiyaasi kartaa naxdinta ka dhalan karta
01:23
in the newsroom at Fox.
24
83260
2000
qolka wararka ee Fox
01:25
"What do we do now?
25
85260
2000
Maxaan sameynaa?
01:27
Put on a black armband, or crack open the champagne?"
26
87260
3000
Calaamad madoow miyaan saarnaa, mise dhalo khamri ayaan furnaa
01:30
(Laughter)
27
90260
2000
(Qosal)
01:32
And of course, who could escape the irony
28
92260
4000
Dabcan, yaa waaye qofka ay kasuuro galeyso, jeesjeeskaas in uu sameeyo
01:36
of a member of Rupert Murdoch's News Corp.
29
96260
3000
in xubin kamid ah shirkada wararka ee Rupert Murdoch
01:39
being a victim of hacking for a change.
30
99260
3000
la jabsaday si wax loo badalo
01:42
(Laughter)
31
102260
2000
(Qosal)
01:44
(Applause)
32
104260
4000
(Sacab)
01:48
Sometimes you turn on the news
33
108260
3000
Mararka qaar Akhbaarta ayaad shideysaa
01:51
and you say, "Is there anyone left to hack?"
34
111260
2000
waxaadna isleedahay ''Ma waxaan dhiman qof kaloo la jabsado?''
01:53
Sony Playstation Network -- done,
35
113260
3000
Shabakada Sony ee Games-ka waa la jabsaday
01:56
the government of Turkey -- tick,
36
116260
2000
Xukuumada Turkiga waa la jabsaday
01:58
Britain's Serious Organized Crime Agency -- a breeze,
37
118260
3000
Wakaalada Ingiriiska ee danbiyada khatarta ah - si fudud ayaa loo jabsaday
02:01
the CIA -- falling off a log.
38
121260
2000
Wakaalada Sirdoonka Mareenkankana-- hoos ayay u rideen
02:03
In fact, a friend of mine from the security industry
39
123260
2000
Runtii, Mid saaxiibkeey ah oo dhanka amaanka kashaqeya
02:05
told me the other day
40
125260
2000
ayaa iisheegay Maalmo kahor
02:07
that there are two types of companies in the world:
41
127260
3000
in Shirkadaha caalamka 2 nooc ay yihiin
02:10
those that know they've been hacked, and those that don't.
42
130260
3000
Shirkada og in la jabsaday iyo kuwo aanan ogeyn
02:13
I mean three companies
43
133260
3000
waxaan kawadaa in 3 shirkad
02:16
providing cybersecurity services to the FBI
44
136260
4000
ee Amaanka Internetka ka shaqeeya howlahoodana u gudbiya FBI
02:20
have been hacked.
45
140260
2000
in la jabsaday
02:22
Is nothing sacred anymore, for heaven's sake?
46
142260
3000
miyeesan jirin wax ilaahay dartiisa loo dhaafaayo?
02:25
Anyway, this mysterious group Anonymous --
47
145260
2000
wax walbeey ahaato, kooxdaan qarsoon
02:27
and they would say this themselves --
48
147260
2000
waxay naftooda u sheegayaan
02:29
they are providing a service
49
149260
2000
in ay qabanayaan howlo
02:31
by demonstrating how useless companies are
50
151260
4000
ay ku cadeynayaan in Shirkadaha Eberka ah
02:35
at protecting our data.
51
155260
3000
ee ku ilaalinayaan Macluumaadkeena
02:38
But there is also a very serious aspect to Anonymous --
52
158260
3000
laakiin dadkaasi qarsoon waxay leeyihiin dhinac qatar ah
02:41
they are ideologically driven.
53
161260
3000
waxay leeyihiin Fikrado ayaga riixaaya
02:44
They claim that they are battling
54
164260
2000
waxay sheeganayaan in ay la dagaalayaan
02:46
a dastardly conspiracy.
55
166260
3000
shirqoolo xunxun
02:49
They say that governments are trying
56
169260
2000
waxay dhahayaan: in xukuumadaha ay isku dayayaan
02:51
to take over the Internet and control it,
57
171260
3000
in Internetka ay qabsadaan, ayna maamulaan
02:54
and that they, Anonymous,
58
174260
2000
ayagana ''Qof walboo qarsoon''
02:56
are the authentic voice of resistance --
59
176260
3000
ee yihiin codka iska Caabinta xaqiiqda ah.
02:59
be it against Middle Eastern dictatorships,
60
179260
2000
kana soo horjeeda Kali talisnimada Bariga dhexe
03:01
against global media corporations,
61
181260
3000
kasoo horjeeda Hey'adaha warbaahinta caalamiga ah
03:04
or against intelligence agencies,
62
184260
2000
kana soo horjeeda Wakaaladaha Sirdoonka
03:06
or whoever it is.
63
186260
2000
iyo qof walbay ahaato
03:08
And their politics are not entirely unattractive.
64
188260
4000
siyaasadadoona ma ahan mid gebi ahaan la necebyahay
03:12
Okay, they're a little inchoate.
65
192260
3000
Hagaag, laakiin xoogaa ayaga ma dhameystirno
03:15
There's a strong whiff
66
195260
2000
waxaa jirto Heybad awood badan
03:17
of half-baked anarchism about them.
67
197260
3000
oo ah fowdada ceyriinka ah ee leeyihiin
03:20
But one thing is true:
68
200260
2000
laakiin hal mid ayaa sax ah
03:22
we are at the beginning
69
202260
2000
waxaan kujirnaa bilaawga
03:24
of a mighty struggle
70
204260
2000
Loolan weyn
03:26
for control of the Internet.
71
206260
3000
oo Maamulida Internetka ah
03:29
The Web links everything,
72
209260
2000
Shabakada wax walba ayay isku xirtaa
03:31
and very soon
73
211260
2000
mar dhawna
03:33
it will mediate most human activity.
74
213260
2000
waxay dhaxdhaxaad ka noqon doontaa dhaqdhaqaaqyada ugu badan ee dadka.
03:35
Because the Internet has fashioned
75
215260
2000
waayo internetka waxa uu dhisay
03:37
a new and complicated environment
76
217260
2000
Deegaan cusub oo adag
03:39
for an old-age dilemma
77
219260
3000
ee dabinadii hore
03:42
that pits the demands of security
78
222260
3000
kaasoo si xooga ah u raadinaayay Amni
03:45
with the desire for freedom.
79
225260
3000
xoriyad damacsanaasho ayadoo jirto
03:48
Now this is a very complicated struggle.
80
228260
4000
kaasina waa loolan dhib badan runtii
03:52
And unfortunately, for mortals like you and me,
81
232260
3000
Nasiib xumo, dadka caadiga sideyda iyo sidiinoo kale
03:55
we probably can't understand it very well.
82
235260
3000
waxaa laga yaabaa si fiican in ay u fahmi waayaan
03:58
Nonetheless,
83
238260
2000
sidaa daraadeed
04:00
in an unexpected attack of hubris
84
240260
2000
weerar aanan la filaneyn
04:02
a couple of years ago,
85
242260
2000
dhowr sano kahor
04:04
I decided I would try and do that.
86
244260
3000
waxaan go'aansaday in aniga aan sameeyo
04:07
And I sort of get it.
87
247260
4000
wayna iisuuro gashay in aan sameeyo sidaas si udhaw
04:11
These were the various things that I was looking at
88
251260
2000
waxyaabahan kala duwan ee aan raadinaayay
04:13
as I was trying to understand it.
89
253260
2000
waxaana isku daayay in aan fahmo
04:15
But in order to try and explain the whole thing,
90
255260
3000
laakiin arinka dhan hadii aan isku dayo in aan sharaxo
04:18
I would need another 18 minutes or so to do it,
91
258260
3000
waxaan ubaahanahay 18 daqiiqo kale ama wax u dhaw si aan u sameeyo
04:21
so you're just going to have to take it on trust from me on this occasion,
92
261260
5000
markaasna waad igu kalsoonaaneysaa munaasabadaan dhexdeeda
04:26
and let me assure you that all of these issues
93
266260
2000
aan idiin xaqiijiyo in masaa'ishaan dhan
04:28
are involved in cybersecurity and control of the Internet
94
268260
3000
ay ku xariirto amaanka iyo maamulida internetka
04:31
one way or the other,
95
271260
2000
hal wado ama wado kale
04:33
but in a configuration
96
273260
2000
lkn sameynta
04:35
that even Stephen Hawking would probably have difficulty
97
275260
3000
in Stephen Hawkin xataa uu dhib wajahay
04:38
trying to get his head around.
98
278260
3000
markuu isku dayay in uu fahmo
04:41
So there you are.
99
281260
2000
Hagaag, soo dhawaada
04:43
And as you see, in the middle,
100
283260
2000
sidaa ujeedaan, dhexda
04:45
there is our old friend, the hacker.
101
285260
2000
waa kan Saaxiibkeenii hore, ''Waxjabiyaha''
04:47
The hacker is absolutely central
102
287260
3000
Qofka wax jabsada gebi ahaan meel dhexe ayuu dhacaa
04:50
to many of the political, social
103
290260
2000
mas'alooyin badan, oo siyaasada iyo kuwa bulshada ah
04:52
and economic issues affecting the Net.
104
292260
3000
iyo kuwa dhaqaalaha ee saameysa Internetka
04:55
And so I thought to myself,
105
295260
3000
sidaa darteed waxaan is dhahay
04:58
"Well, these are the guys who I want to talk to."
106
298260
3000
''Hagaag, kuwaani waa dadka aan rabo in aan la hadlo''
05:01
And what do you know,
107
301260
3000
sidaa ogtihiin
05:04
nobody else does talk to the hackers.
108
304260
2000
qof kale oo la hadlo majiro dadkaan wax jabsada
05:06
They're completely anonymous, as it were.
109
306260
3000
waayo lama yaqaano, sidee xaalada eheed
05:09
So despite the fact
110
309260
2000
iyo sida ay xaqiiqda tahay
05:11
that we are beginning to pour billions,
111
311260
3000
waxaan bilaawnay in Balaayiin aan ku bixino
05:14
hundreds of billions of dollars,
112
314260
2000
Boqolaal bilyan oo Dollar
05:16
into cybersecurity --
113
316260
3000
amaanka Internetka
05:19
for the most extraordinary technical solutions --
114
319260
4000
Xalalka Teknoolajiyo ee ugu fiican darteed
05:23
no one wants to talk
115
323260
2000
majiro qof rabo in uu la hadlo
05:25
to these guys, the hackers,
116
325260
2000
dadkaan waxjabsada
05:27
who are doing everything.
117
327260
3000
ee wax walba sameeya
05:30
Instead, we prefer these really dazzling technological solutions,
118
330260
5000
taas badalkeedana, waxaan doorbidnay xalalka Teknoolajiyo ee soo ifaaya
05:35
which cost a huge amount of money.
119
335260
3000
taasoo lacago badan ay ku baxaan
05:38
And so nothing is going into the hackers.
120
338260
3000
mida xigta, qof ku dhaqaaqaaya dadkaan waxjabsadana majiro
05:41
Well, I say nothing,
121
341260
2000
Hagaag, waxaan leeyahay, waxna
05:43
but actually there is one teeny weeny little research unit
122
343260
4000
laakiin xaqiiqdii waxaa jirto qolo xubin yar ah oo wax baarta
05:47
in Turin, Italy
123
347260
2000
ee Turin, Italy joogto
05:49
called the Hackers Profiling Project.
124
349260
3000
waxaana loogu yeeraa, ''Mashruuca ogaashada nolol shakhsiyeedyada dadka wax jabsada''
05:52
And they are doing some fantastic research
125
352260
3000
waxayna sameeyaan baaritaano waa weyn
05:55
into the characteristics,
126
355260
2000
dabeecadaha dadka wax jabsada
05:57
into the abilities
127
357260
2000
awoodooda
05:59
and the socialization of hackers.
128
359260
2000
iyo sida ay bulshada ugu dhexnoolyihiin
06:01
But because they're a U.N. operation,
129
361260
2000
laakiin maadaama ay tahay howl, U.Nka hoos timaada
06:03
maybe that's why governments and corporations
130
363260
2000
taasi waxaa laga yaabaa in ay tahay sababta dowladaha iyo shirkadaha
06:05
are not that interested in them.
131
365260
2000
aysan u daneyneen.
06:07
Because it's a U.N. operation,
132
367260
2000
maxaa yeelay waa waa howl U.Nka taabacsan
06:09
of course, it lacks funding.
133
369260
3000
marka lacag kubixin ma heysato
06:12
But I think they're doing very important work.
134
372260
3000
laakiin waxaan aaminsanahay in ay hayaan howl muhiim ah
06:15
Because where we have a surplus of technology
135
375260
4000
maxaa yeelay markii ay jirto wax Teknoolajiyada kusoo furma
06:19
in the cybersecurity industry,
136
379260
3000
ee sameynta warshadaha amaanka Internetka
06:22
we have a definite lack of --
137
382260
3000
markaas tabar uma yeelan doono
06:25
call me old-fashioned --
138
385260
2000
-- iigu yeera in aan Style-kii hore kutaaganahay --
06:27
human intelligence.
139
387260
2000
ee caqliga bini aadamka
06:29
Now, so far I've mentioned
140
389260
2000
waxaan sheegay ilaa iyo hada
06:31
the hackers Anonymous
141
391260
2000
kooxaha wax jabsada ee aan la aqoon
06:33
who are a politically motivated hacking group.
142
393260
3000
ahna koox burcad ah oo siyaasada u dhaqdhaqaaqa
06:36
Of course, the criminal justice system
143
396260
2000
Dabcan, Nidaamka cadaalada waxa uu kula dhaqmaa
06:38
treats them as common old garden criminals.
144
398260
2000
in ay yihiin danbiilayaal faafsan
06:40
But interestingly,
145
400260
2000
lkn si xiiso leh
06:42
Anonymous does not make use of its hacked information
146
402260
2000
kooxdaani ogama faa'iideesato macluumaadka ay jabsadaan
06:44
for financial gain.
147
404260
2000
in ay lacag ku helaan
06:46
But what about the real cybercriminals?
148
406260
4000
laakiin waa sidee burcada internetka ee xaqiiqda ah
06:50
Well real organized crime on the Internet
149
410260
3000
Hagaag, Danbiyada la soo nidaamiyo ee Netka kadhaca
06:53
goes back about 10 years
150
413260
2000
waxay soo bilaabatay 10kii sano ee lasoo dhaafay
06:55
when a group of gifted Ukrainian hackers
151
415260
5000
markii koox Yukreeniyiin ah oo waxjabinta heybad uleh
07:00
developed a website,
152
420260
2000
ay hormariyeen Bog internetka korkiisa
07:02
which led to the industrialization
153
422260
2000
kaasoo sababay in loo badalo tuugnimada netka
07:04
of cybercrime.
154
424260
3000
warshad tuugo
07:07
Welcome to the now forgotten realm of CarderPlanet.
155
427260
3000
Kusoo dhawaada caalamka la hilmaamay ee ''CarderPlanet''
07:13
This is how they were advertising themselves
156
433260
2000
waa wadada ay naftooda ku xayaysiin jireen
07:15
a decade ago on the Net.
157
435260
3000
Tobankii sano ee lasoo dhaafay Internetka korkiisa
07:18
Now CarderPlanet was very interesting.
158
438260
2000
CarderPlanet-na aad ayaa loo xiiseyn jiray
07:20
Cybercriminals would go there
159
440260
2000
halkaas ayay aadi jireen burcada Internetka
07:22
to buy and sell stolen credit card details,
160
442260
3000
si ay usoo iibsadaan macluumaadka Kaarar bangiyeedyada lasoo xaday
07:25
to exchange information
161
445260
2000
si ay macluumaadka u kala badashaan
07:27
about new malware that was out there.
162
447260
3000
barnaamij cusub oo kambiyuutarka lagu burburin karo
07:30
And remember, this is a time
163
450260
2000
xasuusta, waqtigaas waxay eheed
07:32
when we're seeing for the first time
164
452260
2000
markii ugu horeysay ee aan aragnay
07:34
so-called off-the-shelf malware.
165
454260
2000
waxyaabaha lagu magacaabo barnaamijyadaan wasaqeesan
07:36
This is ready for use, out-of-the-box stuff,
166
456260
3000
waxyaabo u diyaarsan in la isticmaalo, aadna u sareeya, aadna u habeysan
07:39
which you can deploy
167
459260
2000
ay suuro gal tahay in la fidiyo
07:41
even if you're not a terribly sophisticated hacker.
168
461260
4000
xataa hadii aadan eheen qof si hormarsan oo laga cabsanaayo wax ujabsan kara
07:45
And so CarderPlanet became a sort of supermarket
169
465260
3000
sidaa darteed CarderPlanet waxa uu noqday sida Bakhaar
07:48
for cybercriminals.
170
468260
2000
ay leeyihiin burcada Internetka
07:50
And its creators
171
470260
2000
dadka sameeyayna waxay ahaayeen
07:52
were incredibly smart and entrepreneurial,
172
472260
2000
dad si aan la rumeysan karin u caqli badan
07:54
because they were faced
173
474260
2000
maxaa yeelay waxay wajaheen
07:56
with one enormous challenge as cybercriminals.
174
476260
3000
caqabado weyn, sida Burcada Internetka
07:59
And that challenge is:
175
479260
2000
Caqabadaasina waa
08:01
How do you do business,
176
481260
2000
sida aad oga ganacsaneysid
08:03
how do you trust
177
483260
2000
sida aad ugu kalsoonaaneysid
08:05
somebody on the Web who you want to do business with
178
485260
2000
qof internetka isticmaala oo aad wax kala iibsan rabtaa
08:07
when you know that they're a criminal?
179
487260
3000
marka aad ogtahay in uu tuugyahay qofkaas
08:10
(Laughter)
180
490260
2000
(Qosal)
08:12
It's axiomatic that they're dodgy,
181
492260
2000
way iska cadahay in ay Qiyaanoolayaal
08:14
and they're going to want to try and rip you off.
182
494260
3000
iskuna dayaaya in ay ku xadaan
08:17
So the family, as the inner core of CarderPlanet was known,
183
497260
3000
Sidaa darteed qoyska waxay la imaadeen, sidey macruufka ku ahaayeen xarunta dhexe ee CarderPlanet
08:20
came up with this brilliant idea
184
500260
2000
fikradaani caqliga badan
08:22
called the escrow system.
185
502260
2000
ay ubixyeen Hab Damaano qaad ah
08:24
They appointed an officer
186
504260
3000
waxay sameeyeen ''Sargaal''- Masuul
08:27
who would mediate between the vendor and the purchaser.
187
507260
3000
dhexdhexaad ka noqonaaya qofka wax iibsanaaya iyo kan laga iibinaayo
08:30
The vendor, say, had stolen credit card details;
188
510260
3000
hadii aan dhahno, qofka wax iibinaayo waxa uu soo xaday kaar bangiyeed
08:33
the purchaser wanted to get a hold of them.
189
513260
3000
uuna rabo qofkaan wax iibsanaayo in uu gacanta ku dhigo
08:36
The purchaser would send the administrative officer
190
516260
3000
qofka wax iibsanaayo Sargaalka ayuu waxa uu u dirayaa
08:39
some dollars digitally,
191
519260
2000
dhowr Dollar si Digital ah
08:41
and the vendor would sell the stolen credit card details.
192
521260
3000
qofka wax iibinaayayne markaas waxa uu bixinayaa Tafaasiisha kaarkii uu soo xaday
08:44
And the officer would then verify
193
524260
3000
markaas kadib ayuu Sargaalka xaqiijinayaa
08:47
if the stolen credit card worked.
194
527260
3000
in kaarka lasoo xaday uu shaqeynaayo
08:50
And if they did,
195
530260
2000
hadii ay sameeyaan.
08:52
he then passed on the money to the vendor
196
532260
2000
lacagtii waxa uu udirayaa qofkii wax iibinaayay
08:54
and the stolen credit card details to the purchaser.
197
534260
3000
Kaarka Tafaasiishana qofkii wax iibsaday
08:57
And it was this
198
537260
2000
arinkaasina waxa uu ahaa
08:59
which completely revolutionized cybercrime on the Web.
199
539260
5000
wax dhaliyay kacdoon weyn ee Falalka danbiyada Internetka
09:04
And after that, it just went wild.
200
544260
2000
markaas kadibna toos ayuu arinkii duurka u galay
09:06
We had a champagne decade
201
546260
2000
waxayna eheed Toban sano oo dabaaldegyo ah
09:08
for people who we know as Carders.
202
548260
3000
dadka loo yaqaano kaarar Jabsadayaasha
09:11
Now I spoke to one of these Carders
203
551260
2000
mid kamid ah ayaan la hadlay
09:13
who we'll call RedBrigade --
204
553260
2000
oo aan hada ugu yeereeno RedBrigade (Janaraalkii Casaa)
09:15
although that wasn't even his proper nickname --
205
555260
2000
inkastoo naaneystiisa dhabta ah aysan eheen
09:17
but I promised I wouldn't reveal who he was.
206
557260
2000
lkn waxaan balan qaaday in aanan sheegin asiga
09:19
And he explained to me how in 2003 and 2004
207
559260
3000
waxa uu ii sharaxay sida sanadihii 2003 iyo 2004
09:22
he would go on sprees in New York,
208
562260
3000
uu si baashaal ah ku aadi jiray New York
09:25
taking out $10,000 from an ATM here,
209
565260
3000
uuna 10kun oo Dollar oga soo baxsan jiray makiinada lacagta lagala baxo ee halkaan
09:28
$30,000 from an ATM there,
210
568260
3000
30kun kale makiinada lacagta lagala baxo ee halkaas
09:31
using cloned credit cards.
211
571260
3000
asigoo isticmaalaayo kaarar koobi ah
09:34
He was making, on average a week,
212
574260
3000
waxa uuna heli jiray
09:37
$150,000 --
213
577260
3000
150 kun Dollar isbuucii
09:40
tax free of course.
214
580260
2000
-- Canshuur aanan saarneyn --
09:42
And he said
215
582260
3000
waxa uu dhahay
09:45
that he had so much money
216
585260
2000
in uu heestay lacago badan
09:47
stashed in his upper-East side apartment at one point
217
587260
2000
uuna ku qarin jiray qeybta bari ee kore ee gurigiisa
09:49
that he just didn't know what to do with it
218
589260
2000
uusana ogeyn waxa uu ku sameynaayo
09:51
and actually fell into a depression.
219
591260
2000
xaqiiqdii, xaalada welwel leh ayuu kujiray
09:53
But that's a slightly different story,
220
593260
2000
laakin taasi wa sheeko ka duwan xoogaa
09:55
which I won't go into now.
221
595260
2000
kumana sii dheeraanaayo hada
09:57
Now the interesting thing about RedBrigade
222
597260
3000
hagaag, qeybta muhiimka ah ee ''RedBrigade'' Janaraalkii Casaa
10:00
is that he wasn't an advanced hacker.
223
600260
2000
waxa waaye, ma uusan eheen qof sida wax loo jabsado ku dheereeya
10:02
He sort of understood the technology,
224
602260
2000
waxa uu fahmay Teknoolajiyada
10:04
and he realized that security was very important
225
604260
3000
waxa uuna ogaaday in Amaanka uu muhuum yahay hadii
10:07
if you were going to be a Carder,
226
607260
3000
aad rabtid in aad noqotid dadka kaararka Jabsada.
10:10
but he didn't spend his days and nights
227
610260
2000
lkn kuma uusan dhameysaneyn habeenkiisa iyo maalintiisa dhan
10:12
bent over a computer, eating pizza,
228
612260
2000
Kambiyuutarka in uu kor fadhiyo, Pizzana uu cuno
10:14
drinking coke and that sort of thing.
229
614260
2000
kooka cabo, iyo wixii lamid ah
10:16
He was out there on the town
230
616260
2000
magaalada ayuu joogi jiray
10:18
having a fab time enjoying the high life.
231
618260
2000
waqti fiican ayuu ku qaadan jiray, asigoo ku raaxeysanaayo noloshaas hodanka ah
10:20
And this is because
232
620260
2000
kani, maxaa yeelay
10:22
hackers are only one element
233
622260
3000
dadka wax jabsada waxay matalaan hal dhinac
10:25
in a cybercriminal enterprise.
234
625260
3000
oo danbiyada Internetka ah
10:28
And often they're the most vulnerable element of all.
235
628260
5000
caado ahaana waxa ay noqdaan, waxa ugu daciifsan
10:34
And I want to explain this to you
236
634260
2000
waxaan rabaa in aan idiin cadeeyo taas
10:36
by introducing you to six characters
237
636260
2000
anigoo idin baraayo 6 qof
10:38
who I met
238
638260
2000
aan lakulmay
10:40
while I was doing this research.
239
640260
3000
intii aan baaritaankaas ka shaqeynaayay
10:43
Dimitry Golubov, aka SCRIPT --
240
643260
3000
Dimitry Golubov oo kumagac dheer ''SCRIPT''
10:46
born in Odessa, Ukraine in 1982.
241
646260
3000
waxa uu ku dhashay, Odessa, Ukraine 1982
10:49
Now he developed his social and moral compass
242
649260
3000
waxa uu hormariyay Jiheeyihiisa bulsho iyo maskax
10:52
on the Black Sea port during the 1990s.
243
652260
3000
ee dekada Bada Madoow sanadihii sagaashameeyadii
10:55
This was a sink-or-swim environment
244
655260
3000
waxayna tani eheed Deegaan nolol ama geeri
10:58
where involvement in criminal or corrupt activities
245
658260
4000
meesha lug ku lahaanshada falalka danbiyeed iyo qalalaase
11:02
was entirely necessary
246
662260
2000
ay daruuri ka eheed
11:04
if you wanted to survive.
247
664260
2000
hadii aad rabtid in aad badbaado
11:06
As an accomplished computer user,
248
666260
2000
Kambiyuutarka uu ku xeel dheeraa darteed
11:08
what Dimitry did
249
668260
2000
Dimitry waxa uu sameeyay
11:10
was to transfer the gangster capitalism of his hometown
250
670260
4000
in uu ku xawilo Burcada Magaaladiisa Ra'sumaalkooda
11:14
onto the Worldwide Web.
251
674260
2000
Internetka korkiisa
11:16
And he did a great job in it.
252
676260
2000
howl weyn ayuuna qabtay
11:18
You have to understand though
253
678260
2000
waa in aad fahantaan
11:20
that from his ninth birthday,
254
680260
2000
in sagaal sano jirkiisa
11:22
the only environment he knew
255
682260
2000
deegaanka kaliya uu yaqaanay
11:24
was gangsterism.
256
684260
2000
uu ahaa Burcadnimada
11:26
He knew no other way of making a living
257
686260
2000
ma uusan aqoon wado kale uu noloshiisa kusoo dhacsado
11:28
and making money.
258
688260
2000
lacagna ku sameeyo
11:30
Then we have Renukanth Subramaniam,
259
690260
2000
''Kaas kadib'' waxaan heynaa Renukanth Subramaniam
11:32
aka JiLsi --
260
692260
2000
oo kumagac dheer JiLsi
11:34
founder of DarkMarket,
261
694260
2000
ninkii dhisay Suuqa Madoow
11:36
born in Colombo, Sri Lanka.
262
696260
2000
waxa uu ku dhashay Colombo, Siri Lanka
11:38
As an eight year-old,
263
698260
2000
sanadiisii 8aad
11:40
he and his parents fled the Sri Lankan capital
264
700260
2000
asiga iyo aabihiisa waxay kasoo carareen caasimada Siri Lanka
11:42
because Singhalese mobs were roaming the city,
265
702260
3000
maxaa yeelay burcada Singhalese ayaa magaalada ku wareegeysay
11:45
looking for Tamils like Renu to murder.
266
705260
3000
ayagoo raadinaaya ''dad Tamil ah'' sida Reno cml si ay u dilaan
11:48
At 11, he was interrogated by the Sri Lankan military,
267
708260
2000
sanadiisii 11aad, waxaa su'aalo weydiiyay Militariga Sri Lanka
11:50
accused of being a terrorist,
268
710260
2000
ayagoo ku tuhmeen argagaxisanimo
11:52
and his parents sent him on his own to Britain
269
712260
4000
waalidkiisa ayaa ingiriiska usoo direen kaligiis
11:56
as a refugee seeking political asylum.
270
716260
3000
Qaxooti magan galyo doon ah camal
11:59
At 13,
271
719260
2000
sanadiisii 13aad
12:01
with only little English and being bullied at school,
272
721260
3000
Englishkiisa yaraa iyo culeeska uu iskoolka kala kulmaayay
12:04
he escaped into a world of computers
273
724260
3000
waxa uu u cararay caalamka Kambiyuutarada
12:07
where he showed great technical ability,
274
727260
2000
meeshaasuu ku muujiyay awoodo farsamo oo waa weyn
12:09
but he was soon being seduced
275
729260
3000
lkn si fudud ayaa loo dhumiyay
12:12
by people on the Internet.
276
732260
2000
dad internetka isticmaala ayaana dhumiyeen
12:14
He was convicted of mortgage and credit card fraud,
277
734260
3000
waxaa lagu eedeeyay sharad in uu ku gali jiray guryaha, iyo kaarar bangiyeed bug ah uu sameeyn jiray.
12:17
and he will be released from Wormwood Scrubs jail in London
278
737260
3000
waxaana laga soo deyn doonaa xabsiga Wormwood Scrubs ee London kuyaala
12:20
in 2012.
279
740260
2000
2012
12:22
Matrix001,
280
742260
4000
Matrix001
12:26
who was an administrator at DarkMarket.
281
746260
3000
kaasoo maamule ka ahaa suuqa madoow
12:29
Born in Southern Germany
282
749260
2000
waxa uu kudhashay Koonfurta Jarmalka
12:31
to a stable and well-respected middle class family,
283
751260
2000
qoys iska dhaqan oo ixtiraam fiican ka heysta bulshada heerka dhexe
12:33
his obsession with gaming as a teenager
284
753260
3000
uleexashadiisa dhanka game markii uu yaraa
12:36
led him to hacking.
285
756260
2000
ayaa ujiiday dhanka burcadnimada
12:38
And he was soon controlling huge servers around the world
286
758260
4000
si fududna waxa uu noqday qof maamula kambiyuutaro badan aduunka daafihiisa
12:42
where he stored his games
287
762260
2000
meeshaasuu ku keydsaday Games-kiisa
12:44
that he had cracked and pirated.
288
764260
2000
taasoo hadana uu sii burcadeeyay, furayaasheedana jabiyay
12:46
His slide into criminality
289
766260
2000
sidaas ayuuna ugu siqay danbiyada
12:48
was incremental.
290
768260
2000
si tartiib ah
12:50
And when he finally woke up to his situation
291
770260
3000
markii uu soo baraarugayne
12:53
and understood the implications,
292
773260
2000
uu saameyntiisana ogaaday
12:55
he was already in too deep.
293
775260
3000
waxa uu ahaa mid xili horey ku quusay arinkaas
12:58
Max Vision, aka ICEMAN --
294
778260
2000
Max Vision oo ku magac dheer Ninkii Barafka
13:00
mastermind of CardersMarket.
295
780260
2000
caqliga maamula suuqa dadka jabsada kaararka bangiyada
13:02
Born in Meridian, Idaho.
296
782260
2000
waxa uu ku dhashay Meridian, Idaho
13:04
Max Vision was one of the best penetration testers
297
784260
4000
Max Vision waxa uu ka mid ahaa dadkii ugu fiicnaa kuwa tijaabiya waxyaabaha la jabsado
13:08
working out of Santa Clara, California
298
788260
3000
waxa uu ka shaqeyn jiray banaanka Santa Clara, California
13:11
in the late 90s for private companies
299
791260
2000
dhamaadkii sagaashameeyadii shirkado khaas ah
13:13
and voluntarily for the FBI.
300
793260
3000
si tabarucaad ahna FBI-da
13:16
Now in the late 1990s,
301
796260
2000
dhamaadkii sagaashameeyadii
13:18
he discovered a vulnerability
302
798260
2000
waxa uu ogaaday meesha ya ka daciifsanyihiin
13:20
on all U.S. government networks,
303
800260
3000
dhamaan shabakadaha xukuumada mareekanka
13:23
and he went in and patched it up --
304
803260
2000
wuuna jabsaday
13:25
because this included nuclear research facilities --
305
805260
4000
maxaa yeelay waxay ka koobneed, Cilmi baarisyo Nuugliyeer sameyn
13:29
sparing the American government
306
809260
2000
asigoo ka fogeynaayo xukuumada mareekanka
13:31
a huge security embarrassment.
307
811260
2000
dhaawac amni oo weyn
13:33
But also, because he was an inveterate hacker,
308
813260
3000
laakiin sidoo kale, waxa uu ahaa qof waxjabsada oo madax adag
13:36
he left a tiny digital wormhole
309
816260
2000
waxa uu ka tagay duleelo Digital ah oo weyn
13:38
through which he alone could crawl.
310
818260
2000
oo kiligiis uu dhaqaajin karo
13:40
But this was spotted by an eagle-eye investigator,
311
820260
3000
lkn arinkaas waxaa kashifay baarayaasha Eagle-eye la dhaho
13:43
and he was convicted.
312
823260
2000
waana la eedeeyay
13:45
At his open prison,
313
825260
2000
intii uu kujiray xabsigiisii furnaa
13:47
he came under the influence of financial fraudsters,
314
827260
2000
waxa soo jiitay dadka lacagaha dhaca
13:49
and those financial fraudsters
315
829260
2000
kuwaasi
13:51
persuaded him to work for them
316
831260
2000
waxay ku qanciyeen in uu la shaqeeyo ayaga
13:53
on his release.
317
833260
2000
marka lasoo daayo
13:55
And this man with a planetary-sized brain
318
835260
3000
ninkaani leh caqli jiniyeed-ka
13:58
is now serving a 13-year sentence
319
838260
2000
waxa uu qaadanayaa 13 sano xabsi ah
14:00
in California.
320
840260
2000
magaalada California
14:02
Adewale Taiwo, aka FreddyBB --
321
842260
3000
Adewale Taiwo, oo ku magacdheer FeddyBB
14:05
master bank account cracker
322
845260
2000
waa xisaab banki jabsade qatar ah
14:07
from Abuja in Nigeria.
323
847260
3000
Abuja, Nigeria, kasoo jeeda
14:10
He set up his prosaically entitled newsgroup,
324
850260
3000
waxa uuna sameeyay kooxdiisii la baxday Akhbaarta Xanuunka badan
14:13
325
853260
5000
14:18
before arriving in Britain
326
858260
2000
inta uusan Ingiriiska imaanin
14:20
in 2005
327
860260
2000
2005
14:22
to take a Masters in chemical engineering
328
862260
2000
si uu Master uga helo, chemical engineering
14:24
at Manchester University.
329
864260
2000
Jaamacada Manchester
14:26
He impressed in the private sector,
330
866260
3000
waxa uu aad usoo jiitay hey'adaha Khaaska ah
14:29
developing chemical applications for the oil industry
331
869260
3000
asigoo hormariya Barnaamijyo kiimiko ah ee warshadaha Batroolka
14:32
while simultaneously running
332
872260
2000
isla waqtigaasna waxa uu madax u ahaa
14:34
a worldwide bank and credit card fraud operation that was worth millions
333
874260
3000
howlo lagu dhaco bangiyada aduunka dhan daafihiisa oo malaayiina la ekeed
14:37
until his arrest in 2008.
334
877260
4000
ilaa laga xiro sanadii 2008
14:41
And then finally, Cagatay Evyapan,
335
881260
2000
ugu danbeyn Cagatay Evyapan
14:43
aka Cha0 --
336
883260
2000
oo ku magacdheer Cha0
14:45
one of the most remarkable hackers ever,
337
885260
2000
mid kamid ah kuwa ugu macruufsan dadka wax jabsada
14:47
from Ankara in Turkey.
338
887260
2000
kana soo jeedo, Anqara, Turkiya
14:49
He combined the tremendous skills of a geek
339
889260
3000
waxa uu isku darsaday, xirfadaha qof kambiyuutar ku xeel dheer
14:52
with the suave social engineering skills
340
892260
4000
iyo xirfada caqliyeenta social engineering-ka
14:56
of the master criminal.
341
896260
3000
ee qof tuug xeel dheere ah uu lahaado
14:59
One of the smartest people I've ever met.
342
899260
3000
mid kamid ah dadkii ugu caqliga badna ee aan abid la kulmo
15:02
He also had the most effective
343
902260
2000
waxaa kaloo uu heystay hababka amni ee ugu saameynta badan
15:04
virtual private network security arrangement
344
904260
2000
ee shirkado khaas ah
15:06
the police have ever encountered
345
906260
2000
ee booliiska ka horyimaada abid
15:08
amongst global cybercriminals.
346
908260
2000
burcada internetka caalamiga ah dhexdooda
15:10
Now the important thing
347
910260
2000
arinka muhiimka ah hada
15:12
about all of these people
348
912260
2000
ee dadkaasi dhan
15:14
is they share certain characteristics
349
914260
2000
waxa waaye, waxay ka simanyihiin waxyaabo dhowr ah
15:16
despite the fact that they come from very different environments.
350
916260
4000
inkastoo xaqiiq ahaan ee deegaan kala duwan kasoo jeedaan
15:20
They are all people who learned their hacking skills
351
920260
3000
laakiin kuligood waxay barteen howlaha waxjabsiga
15:23
in their early to mid-teens.
352
923260
3000
intii ay aadka u yaraayeen
15:26
They are all people
353
926260
2000
dhamaantoodna
15:28
who demonstrate advanced ability
354
928260
2000
waxay muujiyeen awoodo horumarsan
15:30
in maths and the sciences.
355
930260
3000
xaga xisaabaatka iyo sayniska
15:33
Remember that, when they developed those hacking skills,
356
933260
2000
xasuusta, markii ay hormariyeen howlaha waxjabsi ay heesteen
15:35
their moral compass had not yet developed.
357
935260
4000
ma uusan hormarsaneyn jiheeyahooda maskaxeed weli
15:39
And most of them, with the exception of SCRIPT and Cha0,
358
939260
3000
dhamaantood markii laga reebo ''SCRIPT'' iyo ''Cha0''
15:42
they did not demonstrate
359
942260
4000
ma aysan muujinin
15:46
any real social skills in the outside world --
360
946260
3000
xirfado bulsho caalamka kale ee banaanka ah
15:49
only on the Web.
361
949260
2000
kaliya Internetka gudihiisa
15:51
And the other thing is
362
951260
2000
arinka ugu danbeeyana waa
15:53
the high incidence of hackers like these
363
953260
2000
soo badashada tirada dadka waxjabsada sidaas oo kale
15:55
who have characteristics which are consistent
364
955260
3000
waxay leeyihiin tilmaamo lamid ah
15:58
with Asperger's syndrome.
365
958260
3000
Asperger Syndrome
16:01
Now I discussed this
366
961260
2000
arinkaasna waxaan kala xaajooday
16:03
with Professor Simon Baron-Cohen
367
963260
2000
Professor Simon Baron-Cohen
16:05
who's the professor of developmental psychopathology at Cambridge.
368
965260
4000
oo ah macalim Horumarinta cilmi nafsiga ka dhiga Cambridge
16:09
And he has done path-breaking work on autism
369
969260
4000
waxa uuna qabtay howl sare oo ku saabsan kalinimada
16:13
and confirmed, also for the authorities here,
370
973260
2000
waxa uuna u cadeeyay madaxda halkaan
16:15
that Gary McKinnon --
371
975260
2000
in Gary McKinnon
16:17
who is wanted by the United States
372
977260
2000
oo ahaa nin ay mareekanka raadsanayeen
16:19
for hacking into the Pentagon --
373
979260
2000
oo jabsaday Pentagon-ka (wasaarada Gaashaandhiga mareekanka)
16:21
suffers from Asperger's
374
981260
2000
in uu qabay Asperger
16:23
and a secondary condition
375
983260
2000
iyo xaalad welwel ah
16:25
of depression.
376
985260
2000
oo sare
16:27
And Baron-Cohen explained
377
987260
2000
waxa uu sharaxay Baron-Cohen
16:29
that certain disabilities
378
989260
2000
in cudurada qaar
16:31
can manifest themselves in the hacking and computing world
379
991260
3000
ay suuro gal tahay ineey kasoo muuqdaan caalamka Kambiyuutarada iyo wax jabsiga
16:34
as tremendous skills,
380
994260
2000
ayagoo u muuqda xirfado gaar ah
16:36
and that we should not be throwing in jail
381
996260
2000
anagana waajib naguma aha in aan xabsi kutuurno
16:38
people who have such disabilities and skills
382
998260
3000
dad qaba cuduradaas iyo xirfadahaas
16:41
because they have lost their way socially
383
1001260
3000
maadaama ay ka dhumeen hab bulsho la dhaqankoodii
16:44
or been duped.
384
1004260
2000
ama la qiyaanay
16:46
Now I think we're missing a trick here,
385
1006260
3000
waxaan aaminsanahay in aynu weysanahay xeelad halkaan
16:49
because I don't think people like Max Vision should be in jail.
386
1009260
3000
waayo ma aaminsani, dad sida Max Vision in ay xabsi galaan
16:52
And let me be blunt about this.
387
1012260
2000
aano ku dhagnaado arinkaan
16:54
In China, in Russia and in loads of other countries
388
1014260
3000
Shiinaha, Ruushka, iyo dowlada kale oo badan
16:57
that are developing cyber-offensive capabilities,
389
1017260
3000
taasoo ay gaaraan howlo wax jabsi ah
17:00
this is exactly what they are doing.
390
1020260
2000
sidaan ayay sameeyaan
17:02
They are recruiting hackers
391
1022260
2000
ciidan ayay ka dhigaan dadkaas wax jabsada
17:04
both before and after they become involved
392
1024260
3000
inta aysan arinkaas lug ku yeelan kahor iyo kadiba
17:07
in criminal and industrial espionage activities --
393
1027260
3000
danbiyo iyo howlo jaajuusnimo
17:10
are mobilizing them
394
1030260
2000
way qalabeeyaan
17:12
on behalf of the state.
395
1032260
2000
ayagoo dowlada matalaaya
17:14
We need to engage
396
1034260
2000
waa in aan la wadaagnaa
17:16
and find ways of offering guidance
397
1036260
2000
aana helno wado aan ku hanuunin karno
17:18
to these young people,
398
1038260
2000
dhalinyaradaasi
17:20
because they are a remarkable breed.
399
1040260
2000
maxaa yeelay waa ubad lataabankaro waxqabadkooda
17:22
And if we rely, as we do at the moment,
400
1042260
2000
hadii aan ku tiirsanaan leheen sida aan hada sameyneeno
17:24
solely on the criminal justice system
401
1044260
3000
nidaamka cadaalada kalinimo
17:27
and the threat of punitive sentences,
402
1047260
3000
iyo ciqaabaha dhaqan celin ee loogu goodinaayo
17:30
we will be nurturing a monster we cannot tame.
403
1050260
3000
waxaan ogaaneynaa in aan korinay Bahal eynaan carbin karin
17:33
Thank you very much for listening.
404
1053260
2000
waad mahadsantihiin sida aad ii dhageysateen
17:35
(Applause)
405
1055260
13000
(Sacab)
17:48
Chris Anderson: So your idea worth spreading
406
1068260
2000
Chris Anderson: hagaag fikradaada way mudantahay in la fidiyo
17:50
is hire hackers.
407
1070260
2000
oo ah in lasoo kiraysto dadka waxjabsada
17:52
How would someone get over that kind of fear
408
1072260
4000
siduu qof ugu bareeri karaa cabsidaas
17:56
that the hacker they hire
409
1076260
2000
qofka waxjabsanaayo ee uu isticmaalaayo
17:58
might preserve that little teensy wormhole?
410
1078260
2000
ay macquul tahay in uu keydsado duleeladaasi yaryarka ah ee dhunsan?
18:00
MG: I think to an extent,
411
1080260
2000
MG: ilaa iyo xad waxaan aaminsanahay
18:02
you have to understand
412
1082260
2000
in aad fahanto
18:04
that it's axiomatic among hackers that they do that.
413
1084260
3000
in ay iska cadahay in ay sameeyaan sidaas
18:07
They're just relentless and obsessive
414
1087260
3000
waayo naxariis malaha, waswaasna way ka qabaan
18:10
about what they do.
415
1090260
2000
waxa ay sameenayaan
18:12
But all of the people who I've spoken to
416
1092260
2000
lkn dhamaan kuwaan la hadlay
18:14
who have fallen foul of the law,
417
1094260
2000
kuwaaso qaanuunka u dhacay
18:16
they have all said, "Please, please give us a chance
418
1096260
3000
waxay dhamaan dheheen: ''Fadlan fursad nasiiya''
18:19
to work in the legitimate industry.
419
1099260
3000
aan ka shaqeyno wax soo saar sharciyeesan
18:22
We just never knew how to get there, what we were doing.
420
1102260
3000
ee aynaan ogeen awal, sida loo gaaro, iyo waxa la sameeyo
18:25
We want to work with you."
421
1105260
2000
waxaan rabnaa in aan idinla shaqeyno
18:27
Chris Anderson: Okay, well that makes sense. Thanks a lot Misha.
422
1107260
3000
Chris Anderson: Okay, taasi waa wax macquul ah, Mahadsanid Misha.
18:30
(Applause)
423
1110260
3000
(Sacab)

Original video on YouTube.com
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7