Mother and daughter doctor-heroes: Hawa Abdi + Deqo Mohamed

97,355 views ・ 2011-02-09

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

Translator: Jamal Omar Reviewer: Abdiwahab Osman
00:16
Hawa Abdi: Many people -- 20 years for Somalia --
0
16260
3000
Hawa Abdi: Dad aad ubadan-- 20 sano ee Somalia
00:19
[were] fighting.
1
19260
2000
ayaa isku dagalaayay.
00:21
So there was no job, no food.
2
21260
4000
Shaqa iyo cunaba toona maysan jidhin.
00:25
Children, most of them,
3
25260
2000
Caruurta badankooda
00:27
became very malnourished, like this.
4
27260
3000
waxay noqdeen kuwa nafaqa dareeysan, sidaan oo kale
00:31
Deqo Mohamed: So as you know,
5
31260
2000
Deqo Mohamed: Sida aad ogtihiin
00:33
always in a civil war,
6
33260
2000
Dagaalada sokeeya inta ay socdaan
00:35
the ones affected most [are] the women and children.
7
35260
3000
kuwa aay badanaa saameyso waa caruurta iyo dumarka
00:38
So our patients are women and children.
8
38260
3000
Marka, bukaanadeenu waa dumar iyo caruur.
00:41
And they are in our backyard.
9
41260
2000
Waxay ku jiraan deyrkeena.
00:43
It's our home. We welcome them.
10
43260
2000
waa gurigeena. Waan kusoo dhaweynaa.
00:45
That's the camp that we have in now
11
45260
3000
waa xerada aan hada ku hayno
00:48
90,000 people,
12
48260
2000
dad gaarayo 90,000,
00:50
where 75 percent of them are women and children.
13
50260
3000
halka 75% ay yihiin dumar iyo caruur.
00:53
Pat Mitchell: And this is your hospital. This is the inside.
14
53260
2000
Pat Mitchell: Kani waa isbitaalkiin. halkani waa gudaha.
00:55
HA: We are doing C-sections and different operations
15
55260
3000
HA: Waxaynu sameynaa qeebaha C iyo hoolgalo kala duwan
00:58
because people need some help.
16
58260
3000
maxa yelay dadku waxay u baahan yihiin caawimad.
01:01
There is no government to protect them.
17
61260
3000
Dowlad difaacda majirto.
01:04
DM: Every morning we have about 400 patients,
18
64260
3000
DM: Bukaano gaaraya 400 ayaan subax walbo daaweynaa,
01:07
maybe more or less.
19
67260
2000
weey ka badataan ama ka yaaradaan.
01:09
But sometimes we are only five doctors
20
69260
3000
Mararka qaar waxaynu nahay kaliya 5 dhaqaatiir
01:12
and 16 nurses,
21
72260
2000
iyo 16 kalkaaliyal.
01:14
and we are physically getting exhausted to see all of them.
22
74260
4000
jismiyan aad baan u daalnaa si aan dhamaantooda u qaabilno.
01:18
But we take the severe ones,
23
78260
2000
Laakin waxan qaabilnaa kuwa daran oo kaliya,
01:20
and we reschedule the other ones the next day.
24
80260
3000
kuwa kalena waxaan dib u balaminaa maalinta xigta.
01:23
It is very tough.
25
83260
2000
aad beey u adagtahay.
01:25
And as you can see, it's the women who are carrying the children;
26
85260
3000
Sida aad u jeedo, dumarka ayaa caruurta wadaan;
01:28
it's the women who come into the hospitals;
27
88260
2000
waa dumar kuwa isbitaalka imaada;
01:30
it's the women [are] building the houses.
28
90260
2000
waa dumar kuwa dhisayo guryaha.
01:32
That's their house.
29
92260
2000
kaasi waa gurigooda.
01:34
And we have a school. This is our bright --
30
94260
3000
Iskuul ayeeynu leenahay. Waa iftiinkeena--
01:37
we opened [in the] last two years [an] elementary school
31
97260
3000
labadii sano ugu dambeysay ayaynu furnay dugsi hoose
01:40
where we have 850 children,
32
100260
3000
halkaas oo aan ku haayno caruur dhan 850,
01:43
and the majority are women and girls.
33
103260
2000
misna waa dumar iyo gabdho ugu badnaatii.
01:45
(Applause)
34
105260
6000
(Sacbis)
01:51
PM: And the doctors have some very big rules
35
111260
3000
PM: Daqaatiirtu waxay leeyihiin qawaaniin aad u weyn
01:54
about who can get treated at the clinic.
36
114260
2000
oo ku saabsan qofka helayo daaweyn.
01:56
Would you explain the rules for admission?
37
116260
3000
Manoo sharixi kartaa qawaaniintaas ku saabsan aqbalitaanka?
01:59
HA: The people who are coming to us,
38
119260
2000
HA: Dadka noo imaado,
02:01
we are welcoming.
39
121260
2000
weeynu soo dhaweynaa.
02:03
We are sharing with them
40
123260
2000
waxaynu la wadaagnaa
02:05
whatever we have.
41
125260
2000
wax walbo oo aan heesano.
02:07
But there are only two rules.
42
127260
2000
laakin waxaa jira laba sharci.
02:09
First rule:
43
129260
2000
Sharciga koowaad:
02:11
there is no clan distinguished and political division
44
131260
3000
Majiraan wax qabiileeysi iyo kala qeebsanaan siyaasadeed kusaabsan
02:14
in Somali society.
45
134260
3000
ee shacabka Somaliyeed dhexdiisa.
02:17
[Whomever] makes those things we throw out.
46
137260
3000
Qof walboo waxaas ku dhaqmo banaanka ayaan u tuurnaa.
02:20
The second:
47
140260
2000
Mida labaad:
02:22
no man can beat his wife.
48
142260
2000
Nin garaaci karo xaaskiisa majiro.
02:24
If he beat,
49
144260
2000
haduu garaaco,
02:26
we will put [him] in jail,
50
146260
2000
Xabsi ayaan dhex dhigeena,
02:28
and we will call the eldest people.
51
148260
3000
misna waxan u yeereena duqoowda.
02:31
Until they identify this case,
52
151260
3000
ilaa ay ka cadeeyan case-kiisa,
02:34
we'll never release him.
53
154260
2000
xabsiga kama soo deeyneeyno.
02:36
That's our two rules.
54
156260
2000
Kuwasi waa labadeena sharci.
02:38
(Applause)
55
158260
5000
(Sacbis)
02:43
The other thing that I have realized,
56
163260
3000
Mida kale aan ogaaday aya waxay tahay,
02:46
that the woman is the most strong person
57
166260
3000
Inay dumarku yihiin kuwa ugu adag
02:49
all over the world.
58
169260
2000
aduunka daafahiisa.
02:51
Because the last 20 years,
59
171260
2000
Maxa yelay, 20-kii sano ee ugu dambeysay,
02:53
the Somali woman has stood up.
60
173260
3000
Dumarkii Somaliyeed ayaa fadhiga ka kacay.
02:56
They were the leaders,
61
176260
2000
Hogaamiya-yaal ayeey ahaayen,
02:58
and we are the leaders
62
178260
2000
anaguna waxaynu nahay hogaamiya-yaasha
03:00
of our community
63
180260
2000
shacabkeena
03:02
and the hope of our future generations.
64
182260
2000
iyo rajada mustaqbalka jiilkeena.
03:04
We are not just the helpless
65
184260
2000
ma'aan nihin kuwa miciin laawa yaasha
03:06
and the victims of the civil war.
66
186260
2000
iyo dhibanayaasha dagaalka sokeeye.
03:08
We can reconcile.
67
188260
2000
Dib weeynu uheshiin karnaa.
03:10
We can do everything.
68
190260
2000
Wax walbo weeynu qaban karnaa.
03:12
(Applause)
69
192260
6000
(Sacbis)
03:18
DM: As my mother said, we are the future hope,
70
198260
2000
DM: Waxaynu nahay rajada mustaqbalka sida hoyadey ka dhawajisay,
03:20
and the men are only killing in Somalia.
71
200260
3000
Ragga ayaa kaliya wax laaya.
03:23
So we came up with these two rules.
72
203260
2000
Marka waxaynu la imaanay labadaan sharci.
03:25
In a camp with 90,000 people,
73
205260
2000
Xero ay ku jiraan 90,000 oo qofood,
03:27
you have to come up with some rules or there is going to be some fights.
74
207260
3000
waa inaad la imaada qawaaniin ama dagaal ayaa meesha ka dhalanayo.
03:30
So there is no clan division,
75
210260
2000
Marka, Majijran wax kala qeyb-sanaan qabiil,
03:32
and no man can beat his wife.
76
212260
2000
misna nin xaaskiisa garaaci karana majirto,
03:34
And we have a little storage room
77
214260
2000
Waxaynu heeysanaa maqaasin yar
03:36
where we converted a jail.
78
216260
2000
oo aan xabsi ka dhignay.
03:38
So if you beat your wife, you're going to be there.
79
218260
2000
Marka hadaad xaaskaada garaacdo meeshas ayaa galeysa.
03:40
(Applause)
80
220260
2000
(Sacbis)
03:42
So empowering the women and giving the opportunity --
81
222260
3000
Dumarka ayaan baraarujina misna aan siina jaanis---
03:45
we are there for them. They are not alone for this.
82
225260
4000
Dartooda ayaa halkaas ujoognaa. kaligood kuma ahin hooshaan.
03:49
PM: You're running a medical clinic.
83
229260
2000
PM: Waxaad maamusha xarun caafimaad.
03:51
It brought much, much needed medical care
84
231260
3000
Waxay keentay daryeel caafimaad oo ay aad ugu baahnayeen
03:54
to people who wouldn't get it.
85
234260
2000
dadka aan awoodin iney helaan.
03:56
You're also running a civil society.
86
236260
2000
Waxaad kaloo maamushaa bulshada rayidka.
03:58
You've created your own rules,
87
238260
2000
Waxaad aas-aastay sharuuc-daada,
04:00
in which women and children
88
240260
2000
taaso dumarka iyo caruurta
04:02
are getting a different sense of security.
89
242260
3000
ay helayaan xaalado amni oo kala duwan.
04:05
Talk to me about your decision, Dr. Abdi,
90
245260
3000
Isheeg go'aan-kaada, Dr.Abdi,
04:08
and your decision, Dr. Mohamed,
91
248260
2000
adigana sidoo kale, Dr.Mohamed,
04:10
to work together --
92
250260
2000
ee wada shaqeynta ku saabsan--
04:12
for you to become a doctor
93
252260
2000
si aad adiga u noqoto dhakhtar
04:14
and to work with your mother in these circumstances.
94
254260
3000
misna aad ula shaqeeyso hooyadaada xaaladahaan.
04:17
HA: My age --
95
257260
2000
HA: Da'deydu--
04:19
because I was born in 1947 --
96
259260
3000
maxa yeelay waxaan dhashay 1947--
04:22
we were having, at that time,
97
262260
2000
waqtigaas oo aynu laheen,
04:24
government, law and order.
98
264260
3000
dowlad, sharci iyo nidaam.
04:28
But one day, I went to the hospital --
99
268260
3000
Laakin maalin ayaan waxan aaday isbitalka--
04:31
my mother was sick --
100
271260
2000
hooyadey ayaa xanuunsaneyd--
04:33
and I saw the hospital, how they [were] treating the doctors,
101
273260
3000
waxaan arkay sida dhaqatiirtu ay u daaweynayaan,
04:36
how they [are] committed
102
276260
2000
sida ay ugu go'een
04:38
to help the sick people.
103
278260
3000
inay caawiyaan dadka xanuun sanaya.
04:41
I admired them,
104
281260
2000
Aad baan ula dhacay,
04:43
and I decided to become a doctor.
105
283260
2000
waxaana go'aan saday inaan noqdo dhaqtar.
04:45
My mother died, unfortunately,
106
285260
2000
Nasiib xumo hooyadey waxay geeriyootay,
04:47
when I was 12 years [old].
107
287260
2000
markaan 12 jir ahaay.
04:49
Then my father allowed me
108
289260
4000
kadib aabahey ayaa wuxu ii ogolaaday
04:53
to proceed [with] my hope.
109
293260
3000
inaan rajadeyda horay usii wato.
04:56
My mother died
110
296260
2000
hooyadey ayaa waxay u dhimatay
04:58
in [a] gynecology complication,
111
298260
2000
cudarada dumarka oo aad u dhib badan,
05:00
so I decided to become
112
300260
2000
marka waxaan go'aan saday inaan noqdo
05:02
a gynecology specialist.
113
302260
3000
qof ku taqasuso cudurada dumarka.
05:05
That's why I became a doctor.
114
305260
3000
Sidaas darteed ayaan dhaqtar u noqday
05:08
So Dr. Deqo has to explain.
115
308260
3000
Marka Dr. Deqo aya idiin sharaxeeso ayadana.
05:11
DM: For me, my mother was preparing [me] when I was a child
116
311260
3000
DM: dhankeyga, hooyaday ayaaba ii diyaarinaysay markaan yaraa
05:14
to become a doctor, but I really didn't want to.
117
314260
3000
inaan noqdo dhaqtar, laakin dhab ahaantii maanan rabin dhaqtarnimo.
05:17
Maybe I should become an historian,
118
317260
2000
Waxan ku haminayay inaan noqdo taarikh-yahan,
05:19
or maybe a reporter.
119
319260
2000
ama wariye,
05:21
I loved it, but it didn't work.
120
321260
2000
aad baan u jeclaa laakin iima suurto gelin.
05:23
When the war broke out -- civil war --
121
323260
2000
Markii dagaalkii uu bilaawday---Dagaalkii sokeeye--
05:25
I saw how my mother was helping
122
325260
2000
waxan arkay sida hooyadey aay u caawineysay
05:27
and how she really needed the help,
123
327260
2000
iyo sida ay caawinaad ugu baahneed,
05:29
and how the care is essential to the woman
124
329260
3000
iyo sida ay daryeelku dumarku muhiim ugu yahay
05:32
to be a woman doctor in Somalia
125
332260
2000
si ay u noqoto dhaqtar haween ah ee Somalia dhexdeda
05:34
and help the women and children.
126
334260
2000
misna ay dumarka iyo caruruta u caawiso.
05:36
And I thought, maybe I can be a reporter and doctor gynecologist.
127
336260
3000
waxan ku fekeray inaan isku noqdo dhaqtar iyo wariye
05:39
(Laughter)
128
339260
2000
(Qosol)
05:41
So I went to Russia, and my mother also,
129
341260
2000
Marka waxaan aaday Russia. xita hooyadey waxay aday,
05:43
[during the] time of [the] Soviet Union.
130
343260
2000
waqtigii midawga Soviet.
05:45
So some of our character,
131
345260
3000
Dabeecadaheena qaar,
05:48
maybe we will come with a strong Soviet background of training.
132
348260
3000
waxaan kasoo dhaxalnay tababarka adag ee soviet-ka.
05:52
So that's how I decided [to do] the same.
133
352260
2000
Marka waa sidaas qaabka aan ku noqday Dr,
05:54
My sister was different.
134
354260
2000
Walaasheyda waxay aheyd mid naga duwan.
05:56
She's here. She's also a doctor.
135
356260
2000
Waatana. Ayaduna waa Dhaqtarad.
05:58
She graduated in Russia also.
136
358260
2000
Russia ayeey ka soo qalin jebisay sido kale.
06:00
(Applause)
137
360260
2000
(Sacbis)
06:02
And to go back and to work with our mother
138
362260
2000
laabashadeeni iyo la shaqeynta hooyadeyn
06:04
is just what we saw in the civil war --
139
364260
2000
ayaa aheyda waxa kaliya aan la kulanay dagaaladii sokeeye--
06:06
when I was 16, and my sister was 11,
140
366260
3000
16 jidh markaan ahay, walashey waxay jidhay 11,
06:09
when the civil war broke out.
141
369260
3000
goortii dagaaladii sokeeye qarxay.
06:12
So it was the need and the people we saw
142
372260
3000
marka waxay aheyd baahida iyo dadkii aan aragnay
06:15
in the early '90s --
143
375260
2000
bilawgii 90-meeyadii--
06:17
that's what made us go back
144
377260
2000
waxa nagu dhaliyay inaan dib u laabano
06:19
and work for them.
145
379260
3000
misna aan wax ugu qabano.
06:22
PM: So what is the biggest challenge
146
382260
3000
PM: Maxay tahay carqalada ugu weyn ee hortaala
06:25
working, mother and daughter,
147
385260
2000
hooyo iyo inanteedi aay ku dhex shaqeynayaan,
06:27
in such dangerous
148
387260
2000
halista
06:29
and sometimes scary situations?
149
389260
2000
iyo xaaladahaan cabsida ahi?
06:31
HA: Yes, I was working in a tough situation,
150
391260
4000
HA: Haa, waxan ku dhex shaqeynaya xaalad adag,
06:35
very dangerous.
151
395260
3000
oo aad u halis ah.
06:38
And when I saw the people who needed me,
152
398260
3000
Misna markii aan arkay dadka ii baahan,
06:41
I was staying with them to help,
153
401260
2000
iyaga ayaan la joogay si aan u caawiyio
06:43
because I [could] do something for them.
154
403260
3000
maxa yelay waxan awooday inaan wax uun uqabto
06:46
Most people fled abroad.
155
406260
4000
Dadka badankiisa waxay u yaaceen dibada.
06:50
But I remained with those people,
156
410260
3000
Lakin aniga waxan lajoogay kuwa hadhay,
06:53
and I was trying to do something --
157
413260
3000
waxaana isku dayay inaan wax uun u qabto--
06:56
[any] little thing I [could] do.
158
416260
3000
haba yaraatee.
06:59
I succeeded in my place.
159
419260
3000
Waan ku guuleestay hoosheyda.
07:02
Now my place is 90,000 people
160
422260
4000
Iminka waxaan goobteyda ku hayaa 90,000 oo qofood
07:06
who are respecting each other,
161
426260
2000
kuwaas oo is xushmeeya,
07:08
who are not fighting.
162
428260
3000
aanan marnaba dagaalameynin.
07:11
But we try to stand on our feet,
163
431260
4000
Waxan isku daynaa inaa cirbaheena ku istaagno,
07:15
to do something, little things, we can for our people.
164
435260
4000
si aan wax ugu qabano dadkeena, haba yaraatee.
07:19
And I'm thankful for my daughters.
165
439260
3000
Aaad baana ugu mahad celinayaa gabdhaheyga,
07:22
When they come to me,
166
442260
2000
Markaye ii imaaadan,
07:24
they help me to treat the people,
167
444260
2000
waxay iga caawiyaan inaay dadka ii daweeyaan,
07:26
to help.
168
446260
2000
si ay u caawiyaan.
07:28
They do everything for them.
169
448260
2000
Wax walbo ayeey u qabtaan.
07:30
They have done what I desire to do for them.
170
450260
3000
Waxay qabteen wax walbo aan rabay inaan iyaga u qabto.
07:34
PM: What's the best part
171
454260
2000
PM: Maxay tahay qeebta ugu fiican
07:36
of working with your mother,
172
456260
2000
ee la shaqeynta hooyadaa,
07:38
and the most challenging part for you?
173
458260
3000
iyo qeebta kugu dhibka badan ?
07:41
DM: She's very tough; it's most challenging.
174
461260
3000
DM: qeebta igu dhibka badan waa; hooyadey aad bey u adagtahay.
07:44
She always expects us to do more.
175
464260
3000
Mar walbo waxay rabtaa inaa wax badan sameyno.
07:47
And really when you think [you] cannot do it,
176
467260
2000
xaqiiqdii markii aad niyad jabto oo aad quusato,
07:49
she will push you, and I can do it.
177
469260
2000
weeyna dhiira gelisa si aan u sameyno oo u gulesano
07:51
That's the best part.
178
471260
2000
Taasi waa qeebta ugu fiican.
07:53
She shows us, trains us how to do
179
473260
2000
Waay na taba bartaa oo ay na tustaa sida loo sameeyo
07:55
and how to be better [people]
180
475260
2000
misna loo noqdo dad aad u wanaagsan
07:57
and how to do long hours in surgery --
181
477260
2000
iyo sida loo sameeyo qaliin waqti badan ah--
07:59
300 patients per day,
182
479260
3000
ugu yaraan 300 oo bukaan ah maalin walbo,
08:02
10, 20 surgeries,
183
482260
2000
10 ilaa 20 qaliin ah,
08:04
and still you have to manage the camp --
184
484260
2000
sidoo kale waa inaad ogaata xerada--
08:06
that's how she trains us.
185
486260
3000
taasi waa sida aan noo taba barto.
08:09
It is not like beautiful offices here,
186
489260
2000
halkani ma ahin sidii xafiisyo qurux badan,
08:11
20 patients, you're tired.
187
491260
2000
20 bukaan waana daaleeysa.
08:13
You see 300 patients, 20 surgeries
188
493260
3000
sida aad u jeedo waa 300 oo qofood, 20 qaliin ah
08:16
and 90,000 people to manage.
189
496260
3000
iyo 90,000 qofood oo ad ogaaneysid.
08:19
PM: But you do it for good reasons.
190
499260
2000
PM: Laakin waxan u sameysaa dhan wanaag ku jiro.
08:21
(Applause)
191
501260
4000
(Sacbis)
08:25
Wait. Wait.
192
505260
2000
Su,Sug.
08:27
HA: Thank you.
193
507260
2000
HA: Mahadsanid.
08:29
DM: Thank you.
194
509260
2000
DM: Mahadsanidiin.
08:31
(Applause)
195
511260
4000
(Sacbis)
08:35
HA: Thank you very much. DM: Thank you very much.
196
515260
2000
Ha: Aaad baad u mahadsan tihii. DM: aad baad u mahadsan tihiin.
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7