Mohamed Ali: The link between unemployment and terrorism

93,261 views ・ 2013-11-14

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

Translator: Mohamed Aanoy Reviewer: Jamal Omar
00:12
I would like to talk to you about a story
0
12197
1885
Waxaan jeclaan lahaa in aan idin kala hadlo sheeko
00:14
about a small town kid.
1
14082
2481
ku saabsan wiil yar oo magaala joog ah.
00:16
I don't know his name, but I do know his story.
2
16563
3675
ma aqaano magaciisa,laakiin waxaan aqaanaa shekadiisa.
00:20
He lives in a small village in southern Somalia.
3
20238
3076
wuxuu ku noolyahay tuulo yar oo ku taala koonfurta Somaliya.
00:23
His village is near Mogadishu.
4
23314
4030
Tuuladiisa waxey u dhowdahayl Mogadisho.
00:27
Drought drives the small village into poverty
5
27344
2174
Abaar awgeed tuuladii waxey isu badeshey saboolnimo
00:29
and to the brink of starvation.
6
29518
1868
iyo in ay qarka u saaranto qaajo.
00:31
With nothing left for him there,
7
31386
1836
Aadoo aan waxba ugu harin meeshii,
00:33
he leaves for the big city,
8
33222
1827
wuxuu usoo baxey magaalada weyn.
00:35
in this case, Mogadishu, the capital of Somalia.
9
35049
3405
waana mogadishu dabcan, caasimada Soomaaliya.
00:38
When he arrives, there are no opportunities,
10
38454
2830
markuu soo gaarey ma jirin fursad dhan,
00:41
no jobs, no way forward.
11
41284
2988
shaqooyin malahan, hor u socod dhan ma jiro.
00:44
He ends up living in a tent city
12
44272
2024
wuxuu go'aansaday in uu ku noollaado teendho
00:46
on the outskirts of Mogadishu.
13
46296
2704
ku taala mogadishu banaankeeda.
00:49
Maybe a year passes, nothing.
14
49000
4009
sanad baa tagey waxna ma isbedelin.
00:53
One day, he's approached by a gentleman
15
53009
2300
maalin, waxaa dhacday in qof ay is arkeen
00:55
who offers to take him to lunch,
16
55309
2198
kaas oo siiyey qado kabixinaayo jeebkiisa,
00:57
then to dinner, to breakfast.
17
57507
3076
kadibna casho, kadibna quraac.
01:00
He meets this dynamic group of people,
18
60583
3019
waxa una la kulmayey kooxdan firfircoon oo dadka ka mid ah,
01:03
and they give him a break.
19
63602
1505
waxey siinayaan fasax. ama (waxa uu rabo)
01:05
He's given a bit of money
20
65107
1319
waxaana la siiyey xoogoho lacag ah
01:06
to buy himself some new clothes,
21
66426
2102
si uu ugu soo gato dhar cusub,
01:08
money to send back home to his family.
22
68528
2536
si lacag uu ugu diro familkiisa.
01:11
He is introduced to this young woman.
23
71064
1973
waxeyna isberteen geber yar.
01:13
He eventually gets married.
24
73037
1715
kedibna wey isguursadeen.
01:14
He starts this new life.
25
74752
2805
wuxuuna bilaabey noloshaan cusub.
01:17
He has a purpose in life.
26
77557
2926
wuxuuna lahaadey hadaf nololeed
01:20
One beautiful day in Mogadishu,
27
80483
2774
maalin qurux badan mogadishu gudeheed.
01:23
under an azure blue sky,
28
83257
2888
oo cirka buluug ah ,
01:26
a car bomb goes off.
29
86145
2521
Gaari ayaa qarxay.
01:28
That small town kid with the big city dreams
30
88666
3195
cunugigii yaraa ee xambaarsanaa himilooyinkii waaweynaa
01:31
was the suicide bomber,
31
91861
2248
ayuu ahaa qofka isqaraxiyey,
01:34
and that dynamic group of people
32
94109
2358
iyo koooxdas oo ka koobneed dadka firfircoon
01:36
were al Shabaab, a terrorist organization
33
96467
2369
waxey ahaayeen Alshabab, koox argagaxiso ah
01:38
linked to al Qaeda.
34
98836
3681
oo xariir la leh Alqaeda.
01:42
So how does the story of a small town kid
35
102517
2872
sidee ku dhacdey in cunug yer oo ka imaadey magaalo yer
01:45
just trying to make it big in the city
36
105389
1821
oo isku dayaya in guulihiisa oo ku gaaro magaalada
01:47
end up with him blowing himself up?
37
107210
2830
ay ku dhamaaneyso in naftiisa uu is qarxiyo?
01:50
He was waiting.
38
110040
1972
wuxuu sugaayey
01:52
He was waiting for an opportunity,
39
112012
1898
wuxuu sugaayey fursad.
01:53
waiting to begin his future,
40
113910
1782
sugaya in uu bilaabo mustaqbalkiisa,
01:55
waiting for a way forward,
41
115692
2035
sugaya wado uu horey ugu socdo,
01:57
and this was the first thing that came along.
42
117727
2379
taasina waxey aheed waxa ugu horeeyey uu la kulmo.
02:00
This was the first thing that pulled him out
43
120106
2414
taasi waxey aheed waxa ugu waxa ugu horeeyey ee dhiira giliya
02:02
of what we call waithood.
44
122520
2940
oo aaan ugu wacno waqtiga dheer ee la sugo.
02:05
And his story repeats itself
45
125460
2296
sheekadiisna waxey ku soo laalaabatey
02:07
in urban centers around the world.
46
127756
2416
xarumaha magaalooyinka aduunka oo dhan.
02:10
It is the story of the disenfranchised,
47
130172
2754
waa sheekadii la iloobey
02:12
unemployed urban youth
48
132926
1808
shaqo la'aanta dhalinyarada magaalada
02:14
who sparks riots in Johannesburg,
49
134734
3943
kuwaas oo ku kacey rabshadooyin gudaha Johannesburg,
02:18
sparks riots in London,
50
138677
2334
oo ku kacey rabshadihii london,
02:21
who reaches out for something other than waithood.
51
141011
4654
ayagoo raadinayaan wado ay ugu bixi karaan fadhigaasi
02:25
For young people, the promise of the city,
52
145665
2664
dhalinta yer, balanqaadyadu waa magaalada,
02:28
the big city dream is that of opportunity,
53
148329
2694
riyada ugu weyn ee magaalada oo ah fursad
02:31
of jobs, of wealth,
54
151023
2155
oo shaqo ah, oo hanti ah
02:33
but young people are not sharing in the prosperity of their cities.
55
153178
3741
laakin dadka dhalinyarada kama qeyb qaadanayan barwaqoyinka magaloyinkoda.
02:36
Often it's youth who suffer from the highest unemployment rates.
56
156919
4098
inta badan waa dhalinyarada kuwa ka cowda shaqo la'aanta heerka ugu sareeyo.
02:41
By 2030, three out of five people living in cities
57
161017
3193
2030, saddex ka mid ah shantii qof ee ku nool magaalooyinka
02:44
will be under the age of 18.
58
164210
2560
Waxey da'doda ka yaraan doontaa 18 jir.
02:46
If we do not include young people
59
166770
1764
hadii aan ku darin dadka dhalinyarada ah
02:48
in the growth of our cities,
60
168534
1819
koritaanka magaalooyinkeena,
02:50
if we do not provide them opportunities,
61
170353
2479
Hadii aanan siin fursado,
02:52
the story of waithood,
62
172832
2022
sheekadii fadhiga,
02:54
the gateway to terrorism, to violence, to gangs,
63
174854
2913
wadadii argagaxisnimada, rabshadaha, gaangisterada,
02:57
will be the story of cities 2.0.
64
177767
4175
waxey noqon doontaa sheekada magaalooyinka ee mustaqbalka.
03:01
And in my city of birth, Mogadishu,
65
181942
3161
magaalada aan ku dhashay, mogadishu,
03:05
70 percent of young people suffer from unemployment.
66
185103
3690
boqolkiiba 70 dadka dhalinyarada ah waxey ka cabanaayaan shaqo la'an.
03:08
70 percent don't work,
67
188793
2378
boqolkiiba 70 ma shaqeeyaan.
03:11
don't go to school.
68
191171
2027
ma aadaan dugsiyada.
03:13
They pretty much do nothing.
69
193198
2425
ugu yaraantii wax ay sameeyaan malahan.
03:15
I went back to Mogadishu last month,
70
195623
3516
waxaan dib ugu laabtey mogadisho bishii inasoo dhaaftey,
03:19
and I went to visit Madina Hospital,
71
199139
2010
waxaan booqasho ku tagey isbitaalka madina,
03:21
the hospital I was born in.
72
201149
2048
isbitaalka aan ku dhashay.
03:23
I remember standing in front of that
73
203197
2025
waxaan xasustaa anoo meeshas hor istagsan
03:25
bullet-ridden hospital thinking,
74
205222
2978
rasaa lagu fuuli jiray fikirka isbitaalka,
03:28
what if I had never left?
75
208200
2033
Maxaa dhici lahaa hadii aan tagi laheen?
03:30
What if I had been forced
76
210233
1193
ka waran hadii la i qasbi lahaa
03:31
into that same state of waithood?
77
211426
2519
noloshaasi mid lamid ah oo fadhiga ah?
03:33
Would I have become a terrorist?
78
213945
4011
ma noqon lahaa argagaxiso?
03:37
I'm not really sure about the answer.
79
217956
2891
run ahaantii jawaabta ma hubo.
03:40
My reason for being in Mogadishu that month
80
220847
2168
sababta aan mogadisho u joogey bishaasi
03:43
was actually to host
81
223015
1547
waxy aheyd run ahaantii in aan martigeliyo.
03:44
a youth leadership and entrepreneurship summit.
82
224562
2547
shir ku sabsan hogaaminta iyo shaqo u abuurista dhalinyarada.
03:47
I brought together about 90 young Somali leaders.
83
227109
2996
waxan isku keeney ku dhowaad 90 kamid ah hogamiyayasha dhalinyara somalida.
03:50
We sat down and brainstormed on solutions
84
230105
2246
waan wada fadhiisaney waxaana bilaabney in aan xalal raadino
03:52
to the biggest challenges facing their city.
85
232351
2876
dhibaatooyinka ugu weyn ee ay waja heyso magaaladooda.
03:55
One of the young men in the room was Aden.
86
235227
3402
mid ka mid ah dhalinyarada qolka ku jirtey wuxuu ahaa Aadan.
03:58
He went to university in Mogadishu, graduated.
87
238629
4455
wuxuu tagey jaamacad ku taalo mogadisho, waana ka qalanjabiyey.
04:03
There were no jobs, no opportunities.
88
243084
2189
shaqooyin malahan, fursado malahan.
04:05
I remember him telling me,
89
245273
1718
waxaan xasuustaa asagoo ii sheegaayo.,
04:06
because he was a college graduate,
90
246991
2808
sababto ah wuxuu ahaa qof jamacad ka qalanjabiyey,
04:09
unemployed, frustrated,
91
249799
2750
aanan shaqeyneynin, daalan,
04:12
that he was the perfect target for al Shabaab
92
252549
2397
uuna ahaa bartilmaameedka ugu fiican ee alshabaab
04:14
and other terrorist organizations, to be recruited.
93
254946
3052
iyo urarada kele ee argagaxisada, in ay qortaan.
04:17
They sought people like him out.
94
257998
3878
waxey raadiyaan dadka asaga lamid ah.
04:21
But his story takes a different route.
95
261876
3096
laakiin sheekadiisa waxey aadeysaa wado kale.
04:24
In Mogadishu, the biggest barrier
96
264972
1937
mogadisho , caqabada ugu weyn ee
04:26
to getting from point A to point B are the roads.
97
266909
3253
si aad u martid Boos A iaa boos B waa wadooyinka.
04:30
Twenty-three years of civil war
98
270162
1783
sadex iyo labaatan sano ee dagaalo sokeeye
04:31
have completely destroyed the road system,
99
271945
2231
ayaa si buuxda u burburiyey nidaamka wadooyinka.
04:34
and a motorbike can be the easiest way
100
274176
2009
iyo mootooyinka waxey noqon karaan habka ugu fudud
04:36
to get around.
101
276185
1630
in wax lagu kala gudbisto.
04:37
Aden saw an opportunity and seized it.
102
277815
3241
Adan wuxuu arkey fursad wuuna uu qabtey.
04:41
He started a motorbike company.
103
281056
2125
wuxuu bilaabey shirkad mooto.
04:43
He began renting out motorbikes
104
283181
2291
wuxuuna bilaabey in uu kireeyo mootooyinka
04:45
to local residents who couldn't normally afford them.
105
285472
3300
dadka deegaanka oo aan sida caadiga ah iyaga awoodi kari waayay.
04:48
He bought 10 bikes, with the help
106
288772
2021
wuxuu soo iibsaday 10 baaskiilada, iyadoo la kaashanayo
04:50
of family and friends,
107
290793
1698
qoyskiisa iyo saaxiibo,
04:52
and his dream is to eventually expand
108
292491
1733
Ridiisa waxey aheed in uu balaariyo
04:54
to several hundred within the next three years.
109
294224
2981
ilaa dhowr iyo boqol sadaxda sano ee soo socta gudahood.
04:57
How is this story different?
110
297205
2568
sidee sheekadaan u kala duwantahay?
04:59
What makes his story different?
111
299773
2357
maxaa ka dhigaya in ay ka duwanaato?
05:02
I believe it is his ability to identify
112
302130
2830
waxaan aaminsanahay in ay tahay awooda wax lagu kala arko
05:04
and seize a new opportunity.
113
304960
3338
iyo ka faa'ideysashada fursadaha cusub.
05:08
It's entrepreneurship,
114
308298
2031
Waa lahaanshaha ganacsi,
05:10
and I believe entrepreneurship can be
115
310329
1759
iyo waxaan aaminsanahay lahaanshaha ganacsi noqon karto
05:12
the most powerful tool against waithood.
116
312088
2978
aalada ugu weyn ee lagag hortago fadhiga.
05:15
It empowers young people
117
315066
1770
waxey xoojineysaa dadka dhalinyarada ah
05:16
to be the creators of the very economic opportunities
118
316836
3380
in ay abuuraan fursado dhaqaale
05:20
they are so desperately seeking.
119
320216
2498
waxay sidaa darteed si ba'an u raadinayaan.
05:22
And you can train young people to be entrepreneurs.
120
322714
3682
waxadna abooda in aad tababartid dadka dhalinyarada ah si ay u noqdan dad shaqo abuur leh.
05:26
I want to talk to you about a young man
121
326396
2116
waxaan rabaa in aan idin kala hadlo nin dhalinyaro ah
05:28
who attended one of my meetings,
122
328512
2289
kaas oo kasoo qeyb galey mid ka mid ah kulamadeyda,
05:30
Mohamed Mohamoud, a florist.
123
330801
2884
Mohamed Mohamoud, ubaxiste.
05:33
He was helping me train some of the young people
124
333685
1683
wuxuu igu caawinaayey tababarida qaar kamid ah dhalinyarada.
05:35
at the summit in entrepreneurship
125
335368
1437
intii aan ku guda jirney shirkii shaqo abuurista
05:36
and how to be innovative
126
336805
1622
iyo sidii aad ku noqon laheed wax soo saare.
05:38
and how to create a culture of entrepreneurship.
127
338427
2767
iyo sida loo abuuro karo dhaqan ahi lahaanshaha ganacsi.
05:41
He's actually the first florist Mogadishu has seen
128
341194
2497
dhab ahaantii wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyey ee ubaxiste ah oo ay aragto mogadisho
05:43
in over 22 years,
129
343691
2684
in ka badan 22 sano,
05:46
and until recently, until Mohamed came along,
130
346375
3264
ilaa iyo hada, uu Mohamed ka yimid.
05:49
if you wanted flowers at your wedding,
131
349639
1890
haddii aad arooskaada udoonaysid ubax
05:51
you used plastic bouquets
132
351529
1393
waa in aad isticmaashaa ubaxa palaastiga ah
05:52
shipped from abroad.
133
352922
1586
laga keeney dibada.
05:54
If you asked someone,
134
354508
1806
hadaad qof weydisid.
05:56
"When was the last time you saw fresh flowers?"
135
356314
2275
goormee kugu dambeysey in aad aragto ubax dabiici ah?
05:58
for many who grew up under civil war,
136
358589
2586
inta badan dadka ku soo korey dagaalada sokeeye,
06:01
the answer would be, "Never."
137
361175
2783
jawaabta waa "marna"
06:03
So Mohamed saw an opportunity.
138
363958
1948
sidaas darteed mohamed wuxuu arkey fursad,
06:05
He started a landscaping and design floral company.
139
365906
4447
Waxa uu bilaabay beerista iyo naqshadda shirkadda ubaxa.
06:10
He created a farm right outside of Mogadishu,
140
370353
3308
waxa uu beer ku abuurey meel ka baxsan magaalada Muqdisho,
06:13
and started growing tulips and lilies,
141
373661
2056
iyo wuxuu bilaabey beerista ubax iyo Fiiriya,
06:15
which he said could survive
142
375717
1706
taas oo uu sheegay in ay kori karaan
06:17
the harsh Mogadishu climate.
143
377423
2711
cimilada adag ee mogadisho.
06:20
And he began delivering flowers to weddings,
144
380134
3698
waxa uuna bilaabay inuu ubaxyadakeeno arosyada,
06:23
creating gardens at homes
145
383832
1933
isagoo abuuraya jardiigadooyin guryaha dhaxdooda
06:25
and businesses around the city,
146
385765
2604
iyo ganacsiyada magaalada hareeraheeda,
06:28
and he's now working on creating
147
388369
1737
isaga oo hada ku shaqeynaya abuurida
06:30
Mogadishu's first public park in 22 years.
148
390106
3625
darjiinka-dadweynahae ee mogadisho ugu horeysay muddo 22 sano ah.
06:33
There's no public park in Mogadishu.
149
393731
2099
malahan darjiimo-dadweyne mogadisho gudaheed.
06:35
He wants to create a space where families,
150
395830
2329
Waxa uu doonayaa in la abuuro goob halkaas ay qoysaska,
06:38
young people, can come together,
151
398159
1651
dadka dhalinyarada ah, ay wada imaan karaan,
06:39
and, as he says, smell the proverbial roses.
152
399810
4638
iyo, sida, uu leeyahay, uri dhadhanka ubaxa, maahmaah
06:44
And he doesn't grow roses because
153
404448
1956
isaga ma abuuro ubaxyada sababtoo ah
06:46
they use too much water, by the way.
154
406404
4124
waxey isticmaalaan biyo badan ,sida caadiga ah.
06:50
So the first step is to inspire young people,
155
410528
4312
sidaas darteed talaabada ugu horeysa waa in la dhiiri gelyaa dadka dhalinyarada.
06:54
and in that room, Mohamed's presence
156
414840
2192
iyo qolkaas gudihiisa, mohamed joogitaankiisa
06:57
had a really profound impact on the youth in that room.
157
417032
3476
waxay saameyn zaaid ah ku yeelatay dadka dhalinyarada ah ee qolka ku jirey.
07:00
They had never really thought about starting up a business.
158
420508
2587
waligood kuma aysan fikirin in ay bilaabaan ganacsiyo.
07:03
They've thought about working for an NGO,
159
423095
1847
waxey ku fikiraan u shaqeynta NGO'yada
07:04
working for the government,
160
424942
1687
u shaqeynta dowlada,
07:06
but his story, his innovation,
161
426629
4307
laakiin sheekadiisa, hal abuurkiisa,
07:10
really had a strong impact on them.
162
430936
1953
waxey saameyn xoogan ku laheed ayaga.
07:12
He forced them to look at their city
163
432889
2119
Wuxuu iyaga ku qasbay in ay eegaan oo ay magaaladooda
07:15
as a place of opportunity.
164
435008
1754
sida ay meel fursadeed u tahay
07:16
He empowered them to believe that they could be entrepreneurs,
165
436762
3748
waxa uu ku dhiira gilyey in ay aaminsanadan in ay noqon karaan ganacsato,
07:20
that they could be change makers.
166
440510
2420
in ay noqon karaan dad isbadel sameyn kara.
07:22
By the end of the day, they were coming up
167
442930
1560
dhamaadka maalinta, waxey la imaanayaan
07:24
with innovative solutions
168
444490
1551
xalal cusub
07:26
to some of the biggest challenges facing their city.
169
446041
3332
oo ku sabsan qaar ka mid ah dhibaatoyinka ugu waaweyn ee wajaheyso magaladoda.
07:29
They came up with entrepreneurial solutions
170
449373
2603
waxey la imaanayaan xuluul sida mashaariiq dhaxgal ah
07:31
to local problems.
171
451976
2922
sida dhibaatooyinka maxaliga ah.
07:34
So inspiring young people
172
454898
2231
sidaas dhiiragelinta dadka dhalinyarada ah
07:37
and creating a culture of entrepreneurship
173
457129
2414
iyo abuurista dhaqan gabacsi abuur leh
07:39
is a really great step,
174
459543
1867
run ahaantii waa talaabo weyn,
07:41
but young people need capital
175
461410
1689
laakiin dadka dhallinyarada ah u baahan yihiin raasumaal
07:43
to make their ideas a reality.
176
463099
1789
si fikradahooda ugu dhabeeyaan.
07:44
They need expertise and mentorship
177
464888
2324
Waxay u baahan yihiin dad khubaro ah iyo dad ay ku deydan
07:47
to guide them in developing and launching their businesses.
178
467212
3400
si ay iga hagaan horumarinta iyo bilaabida ganacsiyadoda.
07:50
Connect young people with the resources they need,
179
470612
2487
iyo kuxirida dadka dhalinyarada adeegyada ay u baahan yihiin,
07:53
provide them the support they need to go from ideation to creation,
180
473099
3465
iyo in lasiiyo tagerada ay u baahanyihiin si ay uga soo gudbaan "fikradaha" ilaa ay ka "xaqiijiyaan",
07:56
and you will create catalysts for urban growth.
181
476564
4100
waxaad abuureysaa xoojinta koritaanka magaaladaada.
08:00
For me, entrepreneurship is more than just
182
480664
2924
Aniga ahaan, lahaanshaha ganacsi waa ka badan oo kaliya
08:03
starting up a business.
183
483588
1556
bilaabida ganacsi.
08:05
It's about creating a social impact.
184
485144
2381
Waa wax ku saabsan tahay abuurista "saamayn bulshadeed".
08:07
Mohamed is not simply selling flowers.
185
487525
2135
mohamed keliya ma iibinaayo ubaxyo.
08:09
I believe he is selling hope.
186
489660
2487
waxaan aaminsanahay in uu iibanaayo rajo.
08:12
His Peace Park, and that's what he calls it,
187
492147
2589
jardiinkiisa nabaneed, sida uu iasaga ugu yeerey,
08:14
when it's created, will actually transform
188
494736
2172
markii la abuuro, dhab ahaantii waxey bedeli doontaa
08:16
the way people see their city.
189
496908
2072
qaabka dadka ay u arkaan magaaladooda.
08:18
Aden hired street kids to help rent out
190
498980
2153
Aden wuxuu kireystey caruurta suuqa si ay ugu caawiyaan kireynta
08:21
and maintain those bikes for him.
191
501133
1862
si ay u ilaaliyaan mootooyinkiisa.
08:22
He gave them the opportunity to escape
192
502995
2058
wuxuu siiyey fursad ay ayagana uga baxaan
08:25
the paralysis of waithood.
193
505053
2936
curyaanimada fadhiga.
08:27
These young entrepreneurs are having
194
507989
2030
kuwaasi dhalinyarada ganacsi abuurka waxey
08:30
a tremendous impact in their cities.
195
510019
3534
saameyn weyn ku leeyihiin magaalooyinkooda.
08:33
So my suggestion is,
196
513553
2516
sidaas darteed rayo bixinteeda.
08:36
turn youth into entrepreneurs,
197
516069
2516
in dhalinyarada loo leexiyo ganacsi abuurka,
08:38
incubate and nurture their inherent innovation,
198
518585
3223
ku hareereeya iyo kobciya nidaamkooda wax soo saarka ah,
08:41
and you will have more stories of flowers and Peace Parks
199
521808
3839
waxadna heli doontaa sheekooyin ka badan ubaxyo iyo darjiimo-nabadeed
08:45
than of car bombs and waithood.
200
525647
3093
aan aheyn garax-gaari iyo fadhi.
08:48
Thank you.
201
528740
2820
waad mahadsantihiin
08:51
(Applause)
202
531560
3513
(;sacbis)
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7