Trita Parsi: Iran and Israel: Peace is possible

63,969 views ・ 2013-10-09

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

Translator: Abdiwahab Osman Reviewer: Jamal Omar
00:12
"Iran is Israel's best friend,
0
12332
2070
Iran waa saxibka qaaliga ee Israil
00:14
and we do not intend to change our position
1
14402
2709
ma anan qorshenne inan badalno boskena
00:17
in relation to Tehran."
2
17111
3480
xariirka ee Tehran
00:20
Believe it or not, this is a quote
3
20591
1723
rumayso ama ha rumeysan, tani waa midlaga sooxigtay
00:22
from an Israeli prime minister,
4
22314
2199
Raiisul wasaare Israil ah
00:24
but it's not Ben-Gurion or Golda Meir
5
24513
2444
laakin mahan Ben-Gurion ama Golda Meir
00:26
from the era of the Shah.
6
26957
2193
kasoo bilaaw xili taariqeedki Shah.
00:29
It's actually from Yitzhak Rabin.
7
29150
2418
Xaqiiqdii waa Yitzhak Rabin kaimaday.
00:31
The year is 1987.
8
31568
2486
sanadii 1987.
00:34
Ayatollah Khomeini is still alive,
9
34054
1921
Ayatollah Khomeuni weli waa noolyahay,
00:35
and much like Ahmadinejad today,
10
35975
1938
iyo kuwo kale badan sida Ahmadnijad maanta,
00:37
he's using the worst rhetoric against Israel.
11
37913
2900
wuxuu isticmaalayay hadal karsanan kadhanimada Israil
00:40
Yet, Rabin referred to Iran
12
40813
2879
welina, Rabin waxoo tixraacaya Iran
00:43
as a geostrategic friend.
13
43692
3250
si saxib ula noqoyo.
00:46
Today, when we hear the threats of war
14
46942
2696
Manta, markaynu maqalnay hanjabaada dagalka
00:49
and the high rhetoric,
15
49638
1406
iyo codkarsananta baxada leh
00:51
we're oftentimes led to believe
16
51044
1631
waxaynka kentay mararka qaar in aaminno
00:52
that this is yet another one of those unsolvable
17
52675
3283
inay sanadkani tahay midka mid ah xasilooni darada
00:55
Middle Eastern conflicts
18
55958
1875
ka taagan qilaafka Bariga dhexe
00:57
with roots as old as the region itself.
19
57833
3728
xididka lafaca ah gobalka qudhiisa
01:01
Nothing could be further from the truth,
20
61561
3889
waxba dheerad makunoqon karaan runta
01:05
and I hope today to show you why that is.
21
65450
4032
waxaane rajayna manta in idintuso sababta ay sidautahy
01:09
The relations between the Iranian and the Jewish people
22
69482
2338
xariirka udhaxeeya Iraaniyinta iyo dadka Yahuuda ah
01:11
throughout history has actually been quite positive,
23
71820
2480
Taariqdoo idil waxay ahayd mid ilaa xad macqul ah leh
01:14
starting in 539 B.C.,
24
74300
2400
kasoobilaaw 539 B.C.,
01:16
when King Cyrus the Great of Persia
25
76700
1889
marki boqor kuuros ee kuwanagsana Persia
01:18
liberated the Jewish people from their Babylonian captivity.
26
78589
3694
kaxuroobidii yahuuda kasoobilaw xabsi kabaxsashadii babyloniam.
01:22
A third of the Jewish population
27
82283
2471
sadax umeelood meel dadka yahuuda
01:24
stayed in Babylonia.
28
84754
1566
ee daganay Babylonia
01:26
They're today's Iraqi Jews.
29
86320
2250
waxay yihin manta Ciraaq yahuudooda
01:28
A third migrated to Persia.
30
88570
3106
saxad umeelood waxay uguuren Persia
01:31
They're today's Iranian Jews,
31
91676
2076
waxaa jiro manta yahuud Iraani ah
01:33
still 25,000 of them living in Iran,
32
93752
3031
wili 25,000 oo kamid ah waxay kunool yihin Iran
01:36
making them the largest Jewish community
33
96783
1912
ayagoo sameenaya bulshada ugu badan ee yahuuda
01:38
in the Middle East outside of Israel itself.
34
98695
3248
wadamada bariga dhaxe bananka Israail
01:41
And a third returned to historic Palestine,
35
101943
2631
sadax umeelod waxay kusoo rabteen dhulka taariqiga ee Falastin
01:44
did the second rebuilding of the Temple in Jerusalem,
36
104574
3051
miyey dhismeenti labad ee guriga waxlagu caabudo ee Jerusalem,
01:47
financed, incidentally, by Persian tax money.
37
107625
5149
maalgalin kadis ah ka socoto lacagta canshurta Persian
01:52
But even in modern times,
38
112774
2086
xataa waqtiyadii casriga
01:54
relations have been close at times.
39
114860
2445
xariirada waxay ahaayen kuwo isku soodhawanaya xiliyo
01:57
Rabin's statement was a reflection
40
117305
2801
dhambalka Rabin waxoo ahay mid milicsi leh
02:00
of decades of security and intelligence collaboration
41
120106
3958
labaatanka sano ee amaanka iyo sirdoonka iska kaashanayeen
02:04
between the two, which in turn
42
124064
2536
inta udhaxeeso labadooda , taaso ayana
02:06
was born out of perception of common threats.
43
126600
3997
kudhalatay aragtida hanjabaada cadiga
02:10
Both states feared the Soviet Union
44
130597
2815
labada wadan waxay kacabsadeen midowgi suufiyed
02:13
and strong Arab states such as Egypt and Iraq.
45
133412
5147
wadamada xogan ee Carabta sida masar iyo ciraq
02:18
And, in addition, the Israeli doctrine of the periphery,
46
138559
4241
intaa waxaa siidheer caqiidada israail ee geeska
02:22
the idea that Israel's security was best achieved
47
142800
3292
fikrada amaanka ee israail waxoo ahay mid an lagu gaari
02:26
by creating alliances with the non-Arab states
48
146092
4078
sameenta xulufada an Carabta ahayn
02:30
in the periphery of the region
49
150170
1906
gobolada geeska
02:32
in order to balance the Arab states in its vicinity.
50
152076
4889
si ay umiisaaman wadamada carabta ee nawaaxiga
02:36
Now, from the Shah's perspective, though,
51
156965
2468
hada, kaso bilaw aragtidi Shaah inkastoo
02:39
he wanted to keep this as secret as possible,
52
159433
3654
ow rabay in sir ahan ow kukeediyo ilaa inta owoodyo
02:43
so when Yitzhak Rabin, for instance,
53
163087
2248
marka yitzhak , tusaale ahan
02:45
traveled to Iran in the '70s,
54
165335
1892
waxoo udhoofay Iran 70meeyadi
02:47
he usually wore a wig
55
167227
1448
sida caadada ah waxoo xiran jiray buruko
02:48
so that no one would recognize him.
56
168675
2411
si cidna maysan garan karin asiga
02:51
The Iranians built a special tarmac
57
171086
2435
Iiraniyiinta waxay laami qaas ah kadhiseen
02:53
at the airport in Tehran, far away from the central terminal,
58
173521
3252
gigada diyaaridaha ee ehran meel kafok bartanahisa
02:56
so that no one would notice the large number
59
176773
2305
tooso cida aysan haleeli karin tirada badan
02:59
of Israeli planes shuttling between Tel Aviv and Tehran.
60
179078
5421
iska gooshmadki diyaaridaha Israail inta udhaxeysa tel aviv iyo tehran
03:04
Now, did all of this end with the Islamic revolution
61
184499
3187
hada, waxaas dhamantot miyey kudhamaaday kacaanki islamka
03:07
in 1979?
62
187686
2953
ee 1979?
03:10
In spite of the very clear anti-Israeli ideology
63
190639
3067
caqaradii xumeed ee fikrada Israail looga soohorjeeday
03:13
of the new regime, the geopolitical logic
64
193706
3393
ee xukunka cusub ee macquulka galka ahay
03:17
for their collaboration lived on,
65
197099
2604
ee xariirkooda siisoconayay,
03:19
because they still had common threats.
66
199703
2812
maxaa yeelayay wili waxay is wiidarsanayen hajabadyo
03:22
And when Iraq invaded Iran in 1980,
67
202515
3029
markii ciraq ay soosartay Iran 1980ki
03:25
Israel feared an Iraqi victory
68
205544
2490
israail waxay kacabsatay gusha ciraq
03:28
and actively helped Iran by selling it arms
69
208034
2751
iyo firfircoonida ay ucawineyso iran kagaditaanka gacan
03:30
and providing it with spare parts
70
210785
2252
iyo kushartitaanta dayactirka
03:33
for Iran's American weaponry
71
213037
2160
iran ameerikan ka qubkooda
03:35
at a moment when Iran was very vulnerable
72
215197
3716
xiligaasne iran waxay ahayd mid si sahla looweerari karo
03:38
because of an American arms embargo
73
218913
2502
maxaa yeelay ameericanka aya cuno qabateyay
03:41
that Israel was more than happy to violate.
74
221415
2988
taaso israail ugu faraxsaneed in sharciga jabiso
03:44
In fact, back in the 1980s,
75
224403
2758
xaqiidi , hadii dibloogu noqdo 1980ki
03:47
it was Israel that lobbied Washington
76
227161
2809
israail ayey ahayd cida soogashay Washington
03:49
to talk to Iran, to sell arms to Iran,
77
229970
4109
si ula hadasho iran kana iibiso gacn iran
03:54
and not pay attention to Iran's anti-Israeli ideology.
78
234079
5624
mahan soojiido iran fikrada israail kaga soohorjeedo
03:59
And this, of course, climaxed
79
239703
1939
tanni dabcan waa xiiso leh
04:01
in the Iran-Contra scandal of the 1980s.
80
241642
4651
kasoohorjeedki fadeexada iran 1980ki
04:06
But with the end of the Cold War
81
246293
2000
dhamadkii dagalki qabooba
04:08
came also the end of the Israeli-Iranian cold peace.
82
248293
4438
sidoo kale waxoo noqday nabdii qaboobed ee israail iyo iran
04:12
Suddenly, the two common threats
83
252731
2360
sikadis ah , labada hanjabaat ee caadiga
04:15
that had pushed them closer together throughout decades,
84
255091
3053
aya aad iskuugu soodhawaweysay ayga , sikastaba waxay kuansadeen
04:18
more or less evaporated.
85
258144
2446
uumi bixid yar ama badan
04:20
The Soviet Union collapsed,
86
260590
1962
midowgii suufiyeed waa dhacay
04:22
Iraq was defeated,
87
262552
1692
ciraq ne waalaga awoodbadshay
04:24
and a new environment was created in the region
88
264244
2081
dagaalka cusub waxaa lagu dhisay gobalka
04:26
in which both of them felt more secure,
89
266325
2340
kaaso labadooda ay kadareemin amaan
04:28
but they were also now left unchecked.
90
268665
2920
sidoo kale waxay ahaayen kuwo an hubesnen
04:31
Without Iraq balancing Iran,
91
271585
3115
ayadoon ciraaq kabaynin iran
04:34
Iran could now become a threat,
92
274700
2178
iran hada waxay noqon kartaa hada hanjabat
04:36
some in Israel argued.
93
276878
2532
meelaha israail ay kumurmeen
04:39
In fact, the current dynamic
94
279410
2945
xaqiiqdi, fiir fircoonida
04:42
that you see between Iran and Israel
95
282355
2092
kaaga muuqato iran iyo israail
04:44
has its roots more so
96
284447
2095
waxay leedahay xiddo dheer
04:46
in the geopolitical reconfiguration of the region
97
286542
2653
ee siyaasada farsameesan ee gobalka
04:49
after the Cold War
98
289195
1789
dagaalki qabobay kadib
04:50
than in the events of 1979,
99
290984
2500
kabadan dhacdooyinki 1979ki
04:53
because at this point, Iran and Israel
100
293484
2697
maxaayelay markan iran iyo israaila
04:56
emerge as two of the most powerful states in the region,
101
296181
3888
waxay kusoo baxayn labo wadan ugu aqooda badal gobalka
05:00
and rather than viewing each other
102
300069
1243
tasoo doorbidaysa in midba midka kale fiirsado
05:01
as potential security partners,
103
301312
2476
sida usuurto galiso amanka is iska kashadan
05:03
they increasingly came to view each other
104
303788
2212
waxay dardargaliyen muuqaalkooda
05:06
as rivals and competitors.
105
306000
3558
si utartamaan tartanno
05:09
So Israel, who in the 1980s
106
309558
1801
sida darteet israil ,taaso 1980
05:11
lobbied for and improved U.S.-Iran relations
107
311359
3525
gashay si ucadeyso qaranada midoob xariirkooda iran
05:14
now feared a U.S.-Iran rapprochement,
108
314884
3383
hada waxay kacabsi qabtaa xarrirka wanaagsana ee maraykanka-iran
05:18
thinking that it would come
109
318267
1294
ayagoo kafakiraaya taas in noqon donta
05:19
at Israel's security interests' expense,
110
319561
3662
amaanka israail xiisentisa qaaliga
05:23
and instead sought to put Iran
111
323223
2132
iyo badalka ay raadin lahaayen in iran
05:25
in increased isolation.
112
325355
2534
ay ku gordhiyaan go'doomin.
05:27
Ironically, this was happening at a time
113
327889
2928
waxaa xusid mudan, waxaani waxay dhacen waqti
05:30
when Iran was more interested
114
330817
2067
marka iraan ad uxiisayneesay
05:32
in peacemaking with Washington
115
332884
2150
nabad lasameenta Washington
05:35
than to see to Israel's destruction.
116
335034
3435
inkabada inta arki lahayd israail oo burbursan
05:38
Iran had put itself in isolation
117
338469
1840
iran waxay is galisay go'doon
05:40
because of its radicalism,
118
340309
1867
sababtoo ah waxay ahayd mid qiireysan
05:42
and after having helped the United States indirectly
119
342176
2919
kadib kaalmo kahelidii ameerikanka an tooska ahayn
05:45
in the war against Iraq in 1991,
120
345095
2272
inta lagu guda jiray dagalki kaga soohorjeday ciraq 1991
05:47
the Iranians were hoping
121
347367
1956
iraaniyinta waxay rajeynaayen
05:49
that they would be rewarded by being included
122
349323
3902
in laga amaal marindoono kusoodaritanka lagu soodaray
05:53
in the post-war security architecture of the region.
123
353225
4730
cidaanka nabad sugida ee gobolka
05:57
But Washington chose to ignore Iran's outreach,
124
357955
3552
laakin Washington waxay dooratay in iska dhaga tirto iran caawideda
06:01
as it would a decade later in Afghanistan,
125
361507
2436
si ay dib ugu go aansato in afgaanistan
06:03
and instead moved to intensify Iran's isolation,
126
363943
4195
iyo badalka raritanka si ay uxoojinso go'doominta iiran
06:08
and it is at this point, around 1993, '94,
127
368138
3234
xaligaan lajoogane, agagaarka 1993,'94.
06:11
that Iran begins to translate
128
371372
2712
in iiran bilawday badalitanka
06:14
its anti-Israeli ideology
129
374084
2227
fikradeedi israail kadhanta ahayd
06:16
into operational policy.
130
376311
2395
una badasho siyaasad howlgaleed
06:18
The Iranians believed that whatever they did,
131
378706
2279
iraaniyinta waxay aaminsanaayen waxkasto ay sameeyen
06:20
even if they moderated their policies,
132
380985
2310
xataa hadii ay dhaxdhaxaad kanoqdan siyaasadooda
06:23
the U.S. would continue to seek Iran's isolation,
133
383295
3302
umeerikan waxay siiwadi lahaayen kadalbashada go'doominta iran
06:26
and the only way Iran could compel Washington
134
386597
3654
wadada kaliyahna ufuran ay ku qasbi karaan Washington
06:30
to change its position was by imposing a cost
135
390251
3296
inay badalaan booskoda wayneenaya qiimaha
06:33
on the U.S. if it didn't.
136
393547
3313
ameerika . hadii aysan noqon
06:36
The easiest target was the peace process,
137
396860
4090
tan ugu fudud oo labartilmaamedsanayay waxay ahayd habka nabada
06:40
and now the Iranian ideological bark
138
400950
2377
hadane iiraniyiinta fikradooda qaylada
06:43
was to be accompanied by a nonconventional bite,
139
403327
4239
waxay ahayd in lasocoto qaniinyada an caadiga ahayn ,
06:47
and Iran began supporting extensively
140
407566
3977
iran waxay bilowday taageerida marwalbo
06:51
Palestinian Islamist groups that it previously
141
411543
2699
kooxaha islaamiyinta ee falastiin kuwasoo horay
06:54
had shunned.
142
414242
3391
neceb kala dhaxeeyay.
06:57
In some ways, this sounds paradoxical,
143
417633
3215
siyaaboyinka qar. waxay u egtahay kuwa is burinaya
07:00
but according to Martin Indyk
144
420848
2120
laakin marka loofiiriyo martin indyk
07:02
of the Clinton administration,
145
422968
1873
oo kamid ah maamulka clinton
07:04
the Iranians had not gotten it entirely wrong,
146
424841
2899
iraaniyintan dhamaantot maysan uqaadan qalad,
07:07
because the more peace there would be
147
427740
1541
maxaa yeelay nabada badan ee halkas kajirto ayaa waxay noqon lahayd
07:09
between Israel and Palestine,
148
429281
2163
mid udhaxeysa israail iyo falastin,
07:11
the U.S. believed, the more Iran would get isolated.
149
431444
3363
ameerika waxay aaminsanayen inta badan la go'doomiyo iran
07:14
The more Iran got isolated, the more peace there would be.
150
434807
3136
inta badan iran go'doonto, waa nabada badan ee kadhalan karto
07:17
So according to Indyk, and these are his words,
151
437943
2448
sidaa darteet marka loofiiriyo indyk, waxa waayay erayadiisa
07:20
the Iranians had an interest to do us in
152
440391
3188
iraaniyinta waxay daneynaayen inan usameeno
07:23
on the peace process
153
443579
1667
qaab nabadeedka
07:25
in order to defeat our policy of containment.
154
445246
3712
si ay ujabiyan siyaasadeena kooban
07:28
To defeat our policy of containment,
155
448958
2366
in lajabiyo siyaasadayna kooban
07:31
not about ideology.
156
451324
3986
maahan mid fikrad kusabsan
07:35
But throughout even the worst times of their entanglement,
157
455310
3705
laakin sikastaba ay ahaato xataa waqtiyadii ugu xumay ee murgidoona
07:39
all sides have reached out to each other.
158
459015
3263
labada dhinac way iskaagen
07:42
Netanyahu, when he got elected in 1996,
159
462278
3269
netanyahu, markii loocodeeyay sanadii 1996
07:45
reached out to the Iranians to see
160
465547
1796
waxoo garsiiyay iiraniyinta inoo tuso
07:47
if there were any ways that
161
467343
1703
hadii ay jirto wado un taas
07:49
the doctrine of the periphery could be resurrected.
162
469046
3189
oo caqiidada deeganka loosobixin karo
07:52
Tehran was not interested.
163
472235
2470
tehran maysan daneenen
07:54
A few years later, the Iranians sent
164
474705
2965
sanado kobadan kadib, iraaniyinta waxay direen
07:57
a comprehensive negotiation proposal to the Bush administration,
165
477670
3459
gorgortan dhamestiran jeeditanka in maamulka bush
08:01
a proposal that revealed that there was some potential
166
481129
4008
soo jiito shaac kaqaadita in jiraan waxyaalo dhici karan
08:05
of getting Iran and Israel back on terms again.
167
485137
3863
sida iran iyo israil in dib ugu raabtan sharuudo markale .
08:09
The Bush administration did not even respond.
168
489000
3260
maamulka bish kama owsan jawaabin xata
08:12
All sides have never missed an opportunity
169
492260
2820
labada dhinac waligood maysan dhaafin fursad
08:15
to miss an opportunity.
170
495080
3067
ay kudhaafan fursad
08:20
But this is not an ancient conflict.
171
500897
4672
laakin kan mahan khilaf gabobay.
08:25
This is not even an ideological conflict.
172
505569
2959
kan xata mahan khilaaf fikradeed
08:28
The ebbs and flows of hostility
173
508528
2794
dareemaha iyo caawada raacsan
08:31
have not shifted with ideological zeal,
174
511322
3276
maysan badalin fikradi xiisahabadned,
08:34
but rather with changes in the geopolitical landscape.
175
514598
2602
laakin dorbidida isbadalka leh ee siyaasada gobalka
08:37
When Iran and Israel's security imperatives
176
517200
2331
marka baahida amaanka ee israail iyo iran
08:39
dictated collaboration, they did so
177
519531
2702
Taasna ay iska wadakaashaqeen, waay samyen sidaa
08:42
in spite of lethal ideological opposition to each other.
178
522233
3576
inkastoo oo ay mucaaradka fikradooda halis midba bida kal kutahay
08:45
When Iran's ideological impulses collided
179
525809
2916
marka fikrada israil sidag dag ah iskuugu dhacn
08:48
with its strategic interests,
180
528725
2230
si ay kujirto dano istaraatiijiyadeed
08:50
the strategic interests always prevailed.
181
530955
3663
danaha istaraatiijiyadeed marwalba waa ka adkaa.
08:54
This is good news, because it means
182
534618
2993
kani waa akhbaar wanagsan , maxaa ylay waxay kadhigantahay
08:57
that neither war nor enmity
183
537611
2586
in midkoodna colaad kala dhaxen
09:00
is a foregone conclusion.
184
540197
3670
waa midhor oo gababsi ah
09:03
But some want war.
185
543867
2555
laakin qarkod waxay raban dagal
09:06
Some believe or say that it's 1938,
186
546422
3204
qaar aya aminsan ama dhaho 1939
09:09
Iran is Germany,
187
549626
1912
iran waa jarmal
09:11
and Ahmadinejad is Hitler.
188
551538
3166
axmad najadn waa hitler
09:14
If we accept this to be true,
189
554704
1865
hadii aynu aqbalno tan in run tahay
09:16
that indeed it is 1938, Iran is Germany,
190
556569
3352
taas xaqiiqda waxay tahay1938, iran in jarmal tahy
09:19
Ahmadinejad is Hitler,
191
559921
2407
axmad najadna in hitlr yahy
09:22
then the question we have to ask ourself is,
192
562328
2835
suaalaha mudan in iswaydiino waa
09:25
who wishes to play the role of Neville Chamberlain?
193
565163
3813
Yaa rajaynaayay in cayaaro doorka Nevilla chamberlain?
09:28
Who will risk peace?
194
568976
2866
Yaa Khatar ugalaa nabad?
09:31
This is an analogy that is deliberately aimed
195
571842
2614
Tani waa cilmi Taas oo si ulakacah loogu talagay
09:34
at eliminating diplomacy,
196
574456
2760
baabi'itanka dibloomaciyad
09:37
and when you eliminate diplomacy,
197
577216
2412
markaad suulisidna dibloomasiyada
09:39
you make war inevitable.
198
579628
3089
waxaad kusameysa dagaal an qarsamen
09:42
In an ideological conflict, there can be no truce,
199
582717
3115
fikrad is khilafsan, wax heshiis xabad joojin ah majirayan
09:45
no draw, no compromise,
200
585832
2165
majiran wax dhaxdhaxaad ah
09:47
only victory or defeat.
201
587997
3282
waxa kaliyah oojiro waa guul ama khasaro
09:51
But rather than making war inevitable
202
591279
3190
laakin waxay kadoor bideen sameenta dagaal an qarsoomen
09:54
by viewing this as ideological,
203
594469
3204
ufiiritanka midaan fikrad ahan
09:57
we would be wise to seek ways
204
597673
2039
waxaan kudhiiran lahayn in siyaabo kale usameyno
09:59
to make peace possible.
205
599712
2988
ay an nabada macquul ugu dhigno
10:02
Iran and Israel's conflict is a new phenomenon,
206
602700
3496
iran iyo israil khilafkooda waa layaab cusub
10:06
only a few decades old
207
606196
1990
waxyar ayaa goansaday dhalin
10:08
in a history of 2,500 years,
208
608186
2626
taarikhda 2,500 san0
10:10
and precisely because its roots are geopolitical,
209
610812
3987
sida saxda ah sababtoo ah salakeeda waa siyaasad
10:14
it means that solutions can be found,
210
614799
2840
waxayna kadhigan taas in xalkeda lahli karo
10:17
compromises can be struck,
211
617639
2687
dhaxdhaxaadiska waxay noqon kartaa shaqo kafadhiisasho
10:20
however difficult it yet may be.
212
620326
2819
sikasta ay u adagtahy wili way noqonosa
10:23
After all, it was Yitzhak Rabin himself who said,
213
623145
3992
waxaas oo dhan waxay ahaayen yitzhak rabin waxoo nasfad ahantiisa dhahay
10:27
"You don't make peace with your friends.
214
627137
2986
"saaxiibada nabad lama sameysid
10:30
You make it with your enemies."
215
630123
2380
waxaa lasameysaa nabad cadowgaaga."
10:32
Thank you.
216
632503
1435
Mahadsanid .
10:33
(Applause)
217
633938
5082
(sacbis)
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7