Patrick Awuah: Educating a new generation of African leaders

85,393 views ・ 2007-08-08

TED


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

Translator: Abdikani Hassan Reviewer: Mohamed Aanoy
00:26
Like many of you here, I am trying to contribute
0
26000
5000
Sida in badan oo idinka mida oo halkan joogta, laftigaygu waxan gacan ka geysanayaa
00:31
towards a renaissance in Africa.
1
31000
3000
baraarugga Afrika.
00:34
The question of transformation in Africa
2
34000
2000
Su'aasha isbedelka ee Afrika
00:36
really is a question of leadership.
3
36000
2000
xaqiiqdii waa su'aasha hoogaanka.
00:38
Africa can only be transformed by enlightened leaders.
4
38000
5000
Afrika keliya waxa bedeli kara hogaamiyayaal baraarugsan.
00:43
And it is my contention that the manner in which
5
43000
2000
Waana sidaan aamisan ahay: qaabka isaga ah
00:45
we educate our leaders is fundamental
6
45000
4000
ee aynu wax u baro hoogamiyaasheena ayaa sal u ah
00:49
to progress on this continent.
7
49000
4000
horumar qaaradani gaadho.
00:53
I want to tell you some stories that explain my view.
8
53000
5000
Waxan rabaa inaan idiin sheego sheekooyin sharaxaya aragtidayda.
00:58
We all heard about the importance of stories yesterday.
9
58000
4000
Dhamaanteen waynu maqaly muhiida sheekooyinka waayahii shalay.
01:02
An American friend of mine this year volunteered as a nurse in Ghana,
10
62000
5000
Saaxiibkay Maraykan ah ayaa sanadkan kalkaalinimo kaga taburacay Ghana,
01:07
and in a period of three months she came to a conclusion
11
67000
3000
waxayna mudo sadex bilood ah kusoo koobtay
01:10
about the state of leadership in Africa
12
70000
3000
xaalada ku saabsan hogaanka Afrika
01:13
that had taken me over a decade to reach.
13
73000
3000
ee igu qaaday aniga mudo toban sano ah inaan gaadho.
01:16
Twice she was involved in surgeries
14
76000
3000
Waxay laba joor ka qayb gashay qaliimo
01:19
where they lost power at the hospital.
15
79000
5000
markaasoo ay waayeen korantadii cubitaalka.
01:24
The emergency generators did not start.
16
84000
3000
Istaadhayashii xaalada degdega ahi ma shaqayn.
01:27
There was not a flashlight, not a lantern, not a candle --
17
87000
5000
Goobta toosh ma yaal, faynuus ma yaal, shamacna ma yaal
01:32
pitch black.
18
92000
1000
gudcur madow!.
01:33
The patient's cut open, twice.
19
93000
5000
Bukaanka waa qalanyahay, laba jeer.
01:38
The first time it was a C-section.
20
98000
4000
Marka hore waxa lagu sameeyay C-section.
01:42
Thankfully, baby was out -- mother and child survived.
21
102000
5000
Nasiibwanaag, cunigii dibedu usoo baxay--hooyadii iyo cunigii way badbaadeen.
01:47
The second time was a procedure that involved local anesthesia.
22
107000
5000
Marka ka labaadi waxay ahayd mar ku lug lahayd suuxin dhaqameed.
01:52
Anesthetic wears off. The patient feels pain.
23
112000
3000
Suuxintii way duushay. Bukaankii xanuunkii buu dareemayaa.
01:55
He's crying. He's screaming. He's praying.
24
115000
5000
Wuu ooyayaa. Wuu qaylinayaa- Wuu ducaysanayaa.
02:00
Pitch black. Not a candle, not a flashlight.
25
120000
6000
Madow gudcur. Shamac ma leh, faynuus ma leh.
02:06
And that hospital could have afforded flashlights.
26
126000
4000
Custibaalku wuu soo gadan karayay faynuusyo.
02:10
They could have afforded to purchase these things, but they didn't.
27
130000
4000
Way awoodeen inay soo gataan waxyaabahakan, laakiin may yeelin.
02:14
And it happened twice.
28
134000
2000
Laba joorna way dhacday.
02:16
Another time, she watched in horror as nurses watched a patient die
29
136000
6000
Mar kale, waxay aragtay argagaxa iyadoo kalkaaliyaal iska daawanayaan qof dhimanaya
02:22
because they refused to give her oxygen that they had.
30
142000
6000
sababtoo ah waxay u diideen oksijiintii ay hayeen.
02:28
And so three months later,
31
148000
2000
Sadex bilood ka dib,
02:30
just before she returned to the United States,
32
150000
3000
wax yar ka hor intaanay kusoo noqon Maraykanka,
02:33
nurses in Accra go on strike.
33
153000
2000
kalkaaliyaashii Akra shaqo joojin bay sameeyeen.
02:35
And her recommendation is
34
155000
3000
Taladeeduna waxay ahayd
02:38
take this opportunity to fire everyone, start all over again.
35
158000
4000
fursad ka faa'iidaysta qof kasta erya, meel cusub ka bilaaba.
02:42
Start all over again.
36
162000
2000
Meel cusub ka bilaaba.
02:44
Now what does this have to do with leadership?
37
164000
5000
Hadaba tani maxay tani kula xidhiidhaa hogaaminta?
02:49
You see, the folks at the ministry of health,
38
169000
5000
Waxad arkaysaa, raxamada wasaarada caafimaadka jooga,
02:54
the hospital administrators, the doctors, the nurses --
39
174000
6000
maamulayaasha cusbitaalada, dhakhaatiirta, kalkaaliyayasha--
03:00
they are among just five percent of their peers
40
180000
4000
waxay ka tirsanyihiin uun boqolkiiba shanta facooda ah
03:04
who get an education after secondary school.
41
184000
4000
ee hesha waxbarashado dugsiga sare.
03:08
They are the elite. They are our leaders.
42
188000
4000
Kuwaasi waa indheergaradkayaga. Waa hogaankayaga.
03:12
Their decisions, their actions matter.
43
192000
3000
Go'aanada, fikilkoodu waa muhiim.
03:15
And when they fail, a nation literally suffers.
44
195000
5000
Marka ay ku fashilmaana, umaduna way la silicdaa.
03:20
So when I speak of leadership,
45
200000
2000
Hadaba markaan ka hadlayo hogaaminta,
03:22
I'm not talking about just political leaders.
46
202000
4000
keliya uun ka hadli maayo hogaamiyayaasha siyaasada.
03:26
We've heard a lot about that.
47
206000
2000
Taa waa ka dheregsanahay
03:28
I'm talking about the elite.
48
208000
4000
Waxan ka hadlayaa indheergaradka.
03:32
Those who've been trained,
49
212000
2000
Kuwa loo carbiyay
03:34
whose job it is to be the guardians of their society.
50
214000
5000
ee shaqadoodu tahay u adeegista bulshadooda.
03:39
The lawyers, the judges, the policemen, the doctors,
51
219000
4000
Garyaqaanada, xeerbeegtida, booliiska, dhakhaatiirta,
03:43
the engineers, the civil servants --
52
223000
4000
Injineerada, shaqaalaha dawlada--
03:47
those are the leaders.
53
227000
2000
kuwaasaa ah hogaamiyayasha bulshada.
03:49
And we need to train them right.
54
229000
3000
Waxaynuna u baahanay inaynu carbino si wanaagsan.
03:52
Now, my first pointed and memorable experience with leadership in Ghana
55
232000
6000
Aniga khibradaydii ugu horeysay uguna xusuusta badnayd ee hogaanka Ghana
03:58
occurred when I was 16 years old.
56
238000
2000
waxay igu dhacday anoo 16 jir ah.
04:00
We had just had a military coup,
57
240000
2000
Afgambi Milatari baa na qabsaday,
04:02
and soldiers were pervasive in our society.
58
242000
3000
askartuna bulshada way ku dhex baahsanaayeen.
04:05
They were a pervasive presence.
59
245000
2000
Meel kasta way joogeen.
04:07
And one day I go to the airport to meet my father,
60
247000
3000
Maalinbaan garoonka diyaradaha aaday si aan aabay ula kulmo.
04:10
and as I walk up this grassy slope from the car park
61
250000
3000
Anigoo fuulaya wadada taagan ee meesha baaburta la dhigto
04:13
to the terminal building,
62
253000
3000
kaa qaada ee dhismaha garoonka ku gaysa,
04:16
I'm stopped by two soldiers wielding AK-47 assault weapons.
63
256000
5000
ayaa waxa i joojiyay laba askari oo AK-47 sita.
04:21
And they asked me to join a crowd of people
64
261000
4000
Waxayna igu amreen inaan dad doora ku biiro
04:25
that were running up and down this embankment.
65
265000
4000
kuwaasoo kor iyo hoos u ordaya meel taagan oo biya-celiye ah.
04:29
Why? Because the path I had taken was considered out of bounds.
66
269000
6000
Sabab? waayo wadada aan qaaday ayaa ahayd mid lama-galaan ah.
04:35
No sign to this effect.
67
275000
3000
Wax muujinayay ma jirin taa.
04:38
Now, I was 16. I was very worried about
68
278000
4000
Hada, Markaa waxan ahaa 16 jir. Waxan aad uga cabsi qabay
04:42
what my peers at school might think
69
282000
2000
waxa facaygii dugsigu ay oran doonaan
04:44
if they saw me running up and down this hill.
70
284000
2000
haday arkaan anigoo kor iyo hoos u ordaya taagan.
04:46
I was especially concerned of what the girls might think.
71
286000
5000
Waxan si gaara uga cabsi qabay waxa habluhu is oran doonaan.
04:51
And so I started to argue with these men.
72
291000
2000
Markaa waxan bilaabay inaan la murmo nimankii.
04:53
It was a little reckless, but you know, I was 16.
73
293000
2000
Doqoniimo yara ahayd, laakiin wad garan kartaa 16 jir uun baan ahaa.
04:55
I got lucky.
74
295000
2000
Waan nasiib badnaa.
04:57
A Ghana Airways pilot falls into the same predicament.
75
297000
4000
Waxa dabankii kusoo dhacay duuliye Gaaniis ah.
05:01
Because of his uniform they speak to him differently,
76
301000
2000
Dirayskuu sitay awgii isaga si kalley ula hadleen,
05:03
and they explain to him that they're just following orders.
77
303000
3000
waxayna u sheegeen in amar la siiyay ay raacayaan.
05:06
So he takes their radio, talks to their boss,
78
306000
3000
Markaa raadiyoogduu buu ka qaaday, taliyohooduu buu la hadlay,
05:09
and gets us all released.
79
309000
2000
dhamaantayo wuu na sii daayay.
05:11
What lessons would you take from an experience like this?
80
311000
3000
Cashar noocma ah baad ka qaadan lahayd khibrad noocan oo kale ah?
05:14
Several, for me.
81
314000
2000
Dhowr mid aniga xagayga.
05:16
Leadership matters. Those men are following
82
316000
3000
Hoogaamin baa meesha ku jirta. Nimankani waxay raacayeen
05:19
the orders of a superior officer.
83
319000
4000
amaradii taliyohoodu siiyay.
05:23
I learned something about courage.
84
323000
2000
Waxaan wax ka bartay dhiiranaanta.
05:25
It was important not to look at those guns.
85
325000
4000
Muhiim baya ahayd inaan qoryahaasi ii muuqan.
05:29
And I also learned that it can be helpful to think about girls.
86
329000
4000
Sidoo kalena waxan bartay inay ku caawin karto hablohoo laga fakaraa.
05:33
(Laughter)
87
333000
2000
(Qosol)
05:35
So a few years after this event, I leave Ghana on a scholarship
88
335000
6000
Hadaba wax yar kadib dhacdadaa, Gaana waan kasoo tagay deeq waxbarasho ahaa
05:41
to go to Swarthmore College for my education.
89
341000
3000
si aan u galo Swarthmore College.
05:44
It was a breath of fresh air.
90
344000
3000
Jawi neef qaadasho leh bay ahayd.
05:47
You know, the faculty there didn't want us to memorize information
91
347000
5000
Waad garanay, kuliyadaha xagani nagama rabaan inaan wax xifdino
05:52
and repeat back to them as I was used to back in Ghana.
92
352000
4000
kadibna aan kusoo celino sidii aan kula qabsanay Gaana oo kalle.
05:56
They wanted us to think critically.
93
356000
2000
Waxay naga rabeen inaan si xeeldheer u fekero.
05:58
They wanted us to be analytical.
94
358000
2000
Waxay naga rabeen inaan wax lafa-gura noqono.
06:00
They wanted us to be concerned about social issues.
95
360000
4000
Waxay rabeen inaan u kuurgalo arimaha bulshada.
06:04
In my economics classes I got high marks
96
364000
3000
Fasalkaygii dhaqaalaha dhibca saraan keenay.
06:07
for my understanding of basic economics.
97
367000
3000
Fahankayga aan fahmay dhaqaalaha aasaasiga ah awgeed.
06:10
But I learned something more profound than that,
98
370000
3000
Laakiin wax intaa kasii qotodher baan bartay,
06:13
which is that the leaders -- the managers of Ghana's economy --
99
373000
7000
kasoo ah in hogaamiyayaashu--maamulayaasha dhaqaalaha Gaana-
06:20
were making breathtakingly bad decisions
100
380000
3000
ay gaadhayeen go'aano khalad ah oo layaab leh.
06:23
that had brought our economy to the brink of collapse.
101
383000
4000
Kuwasoo ku dhoweeyay dhaqaalaha inuu burburo.
06:27
And so here was this lesson again -- leadership matters.
102
387000
3000
Halkana waxa markale yimi casharkii--hoogamintu waa muhiim.
06:30
It matters a great deal.
103
390000
3000
Muhiimad weyn bay leedahay.
06:33
But I didn't really fully understand what had happened to me at Swarthmore.
104
393000
4000
Si buuxda uma fahmin wixii igu qabsaday Swarthmore.
06:37
I had an inkling,
105
397000
3000
bidhaan ban hayay,
06:40
but I didn't fully realize it until I went out into the workplace
106
400000
4000
laakiin si buuxda uma garawsan ilaa aan saaxada shaqada aaday,
06:44
and I went to work at Microsoft Corporation.
107
404000
4000
oo aan qabtay shaqo shirkada Microsoft.
06:48
And I was part of this team -- this thinking, learning team
108
408000
5000
Waxana kamid ahaa koox-- kooxdan fekeraysa, baranaysa
06:53
whose job it was to design and implement new software
109
413000
5000
oo shaqaqoodu tahay abuurista iyo naqshadaynta software cusub
06:58
that created value in the world.
110
418000
3000
kaasoo qiime ka jooga aduunka.
07:01
And it was brilliant to be part of this team.
111
421000
3000
Waxa ayna ahayd cajiib inaan kooxdaa kamid noqdo.
07:04
It was brilliant.
112
424000
2000
Cajiib bay ahayd.
07:06
And I realized just what had happened to me at Swarthmore,
113
426000
4000
Markaasaan garawsaday wixii igu dhacay markaan joogay Swarthmore,
07:10
this transformation --
114
430000
2000
isbedelkan--
07:12
the ability to confront problems, complex problems,
115
432000
5000
awooda wajihida masalooyin, masalooyin qalafsan,
07:17
and to design solutions to those problems.
116
437000
3000
iya u abuurista xalal masoolooyinkaas.
07:20
The ability to create is the most empowering thing
117
440000
4000
Awooda abuuris waa waxa ugu adag
07:24
that can happen to an individual.
118
444000
2000
ee qof wajihi karo.
07:26
And I was part of that.
119
446000
3000
Taasaana kamid ahaa.
07:29
Now, while I was at Microsoft, the annual revenues of that company
120
449000
5000
Hadaba, intaan u shaqaynayay Microsoft, dakhliga sanadlaha ah ee shirkadu
07:34
grew larger than the GDP of the Republic of Ghana.
121
454000
5000
wuxu ka koriimo batay dakhliga jamhuuriyada Gaana.
07:39
And by the way, it's continued to.
122
459000
3000
Qaab kaaasayna kusii socotay.
07:42
The gap has widened since I left.
123
462000
4000
Farqiguna wuu sii waynaaday intaan ka tagay.
07:46
Now, I've already spoken about one of the reasons why this has occurred.
124
466000
4000
Hadda, waxan hore uga hadlay sababaha keenaya inay tani dhacdo.
07:50
I mean, it's the people there who are so hardworking,
125
470000
3000
Waxan uga jeedaa, dadka sida xoogaleh u shaqaynaya,
07:53
persistent, creative, empowered.
126
473000
6000
hal-adayga leh, halabuurka leh, awooda la siiyay.
07:59
But there were also some external factors:
127
479000
3000
Laakiin waxan jira qodoba kalo dibada ah:
08:02
free markets, the rule of law, infrastructure.
128
482000
5000
suuqa xorta ah, kala-danbaynta,kaabayaasha dhaqaalaha.
08:07
These things were provided by institutions
129
487000
4000
Waxa kan waxa bixiya heyadaha
08:11
run by the people that I call leaders.
130
491000
4000
ay maamulaan dadka aan ugu yeedhay hogaamiyayaasha.
08:15
And those leaders did not emerge spontaneously.
131
495000
3000
Hogaamiyaashuna iskama soo baxaan.
08:18
Somebody trained them to do the work that they do.
132
498000
5000
Qof uun baa tababaray si ay shaqayday hayaan u qabtaan.
08:23
Now, while I was at Microsoft, this funny thing happened.
133
503000
2000
Hadaba, intii aan u shaqaynayay Microsoft, arintan cajiibka ah baa dhacday.
08:25
I became a parent.
134
505000
2000
Waalid baan noqday.
08:27
And for the first time, Africa mattered more to me than ever before.
135
507000
5000
Waqtigii ugu horeysana, Afrika muhiimad bay ii yeelatay aanay hore iigu lahayn.
08:32
Because I realized that the state of the African continent
136
512000
4000
Waayo waxan garawsaday in xaalada qaarada Afrika
08:36
would matter to my children and their children.
137
516000
4000
ay saamayn doonto ciyaalkayga iyo ciyaalkooda.
08:40
That the state of the world -- the state of the world
138
520000
6000
Xaalada aduunku
08:46
depends on what's happening to Africa,
139
526000
5000
waxay ku tiirsantahay waxa ka dhacaya Afrika,
08:51
as far as my kids would be concerned.
140
531000
2000
ilaa waqtigaa ciyaalkayga saamayn bay ku yeelanay.
08:53
And at this time, when I was going through
141
533000
4000
Waqtigaas aan ku dhex jiray
08:57
what I call my "pre-mid-life crisis,"
142
537000
4000
waxan ugu yeedhay ''qalalaase-nafeed-hore'
09:01
Africa was a mess.
143
541000
2000
Afrika way ku jirtay wareer.
09:03
Somalia had disintegrated into anarchy.
144
543000
2000
Soomaaliya ayaa u xuubsiibatay dawlad la'aan.
09:05
Rwanda was in the throes of this genocidal war.
145
545000
4000
Ruwanda ayaa badhtanka uga jirtay dagaal xasuuq.
09:09
And it seemed to me that that was the wrong direction,
146
549000
2000
Waxayna iigu muuqatay inay taasi tahay jaho khalad ah.
09:11
and I needed to be back helping.
147
551000
3000
Waxan u baahday inaan dib u noqdo si aan gacan u gaysto.
09:14
I couldn't just stay in Seattle and raise my kids
148
554000
4000
Iskama aan joogi karayn Seattle, si aan caruurtaydana iskaga korsado
09:18
in an upper-middle class neighborhood and feel good about it.
149
558000
4000
anigoo kamid ah daris dabaqada dhexe-sarre ah kuna farxo taa.
09:22
This was not the world that I'd want my children to grow up in.
150
562000
6000
Taasi ma ahayn aduunka aan rabay in caruurtaydu ku korto.
09:28
So I decided to get engaged, and the first thing that I did
151
568000
4000
Markaa waxan bilaabay inaan hawlgalo, wixii ugu horeeyay ee aan qabtayna
09:32
was to come back to Ghana and talk with a lot of people
152
572000
4000
wuxu noqday inaan Gaana ku noqdo dad badana la hadlo,
09:36
and really try to understand what the real issues were.
153
576000
4000
xaqiiqdiina isku dayo inaan fahmo arimaha runtoodu waxay tahay.
09:40
And three things kept coming up for every problem:
154
580000
5000
Sadex arin ayaa meel kasta igaga soo baxay:
09:45
corruption, weak institutions
155
585000
3000
musuqmaasuq, hey'ado liita
09:48
and the people who run them -- the leaders.
156
588000
4000
iyo dadka maamula---hormuudka.
09:52
Now, I was a little scared
157
592000
2000
Markaa waan yara baqay.
09:54
because when you see those three problems,
158
594000
2000
Waayo markaad aragtid dhibaatooyinkaa sadexda ah,
09:56
they seem really hard to deal with.
159
596000
3000
waxay u muuqata inay adagtahay in wax laga qabtaa.
09:59
And they might say, "Look, don't even try."
160
599000
2000
Waxayna dhihi karaan, 'Hoy, ha isku dayin.''
10:01
But, for me, I asked the question,
161
601000
3000
Laakin anigu waxan is weydiiyay su'aasha,
10:04
"Well, where are these leaders coming from?
162
604000
4000
''Hagaag, xagay ka hogaamiyayaashani ka yimaadaan?
10:08
What is it about Ghana that produces leaders
163
608000
4000
Ka waran Gaanada soo saarta hormuudkan
10:12
that are unethical or unable to solve problems?"
164
612000
4000
ah kuwa bilaa qimanka ah ee aan awoodin sida loo xaliyo dhibaatada?
10:16
So I went to look at what was happening in our educational system.
165
616000
3000
Markaa waan baxay si aan u eego waxa ka socda nidaamka waxbarashada
10:19
And it was the same -- learning by rote --
166
619000
2000
waaba qudheedii--waa qaybistii--
10:21
from primary school through graduate school.
167
621000
4000
laga soo bilaabo dugsi hoose ilaa heer jaamacadeed.
10:25
Very little emphasis on ethics,
168
625000
5000
waxyar baa laga tusay qimanka
10:30
and the typical graduate
169
630000
4000
welibana qofka kasoo qalanjabiya
10:34
from a university in Ghana has a stronger sense
170
634000
4000
jaamacad Gaana ku taal waxa ku xoog badan dareenka
10:38
of entitlement than a sense of responsibility.
171
638000
4000
xil jeclaysiga in ka badan dareenka masuuliyada.
10:42
This is wrong.
172
642000
2000
Tani waa khalad.
10:44
So I decided to engage this particular problem.
173
644000
5000
Marka waxan goostay inaan galo dhibatadan wax ka qabadkeeda.
10:49
Because it seems to me that every society, every society,
174
649000
6000
Waayo waxay iigu muuqataa aniga in bulsha kasti
10:55
must be very intentional about how it trains its leaders.
175
655000
4000
ay xil iska saarto siday u carbiso hormuudkeeda.
10:59
And Ghana was not paying enough attention.
176
659000
3000
Gaana'na xil iskama saarin buuxa.
11:02
And this is true across sub-Saharan Africa, actually.
177
662000
7000
Tanina waa run ka jirta wadamada saxaraha ka hooseeya, xaqiiqdii.
11:09
So this is what I'm doing now.
178
669000
2000
Hadaba tani wa waxa aan qabanayo hada.
11:11
I'm trying to bring the experience that I had at Swarthmore to Africa.
179
671000
7000
Waxan isku dayayaa inaan khibradaydii Swarthmore aan Afrika geeyo.
11:18
I wish there was a liberal arts college in every African country.
180
678000
4000
Waxan ku taamay in koleej culuumta fanka/liberal arts lagu barto uu ku ooli lahaa Afrika oo dhan.
11:22
I think it would make a huge difference.
181
682000
3000
Waxan rajaynayaa inay isbedel wayn sababi lahayd.
11:25
And what Ashesi University is trying to do
182
685000
5000
Waxa jaamacada Ashesi isku dayaysaana wuxuu yahay;
11:30
is to train a new generation of ethical, entrepreneurial leaders.
183
690000
7000
wuxu yahay sidii loo heli lahaa fac cusub oo hogaamiyayaal qiyam iyo halabuur leh.
11:37
We're trying to train leaders of exceptional integrity,
184
697000
4000
Waxanu isku dayaynaa inanu dhisno hogaamiyayaal leh sumcad gaara,
11:41
who have the ability to confront the complex problems,
185
701000
3000
oo awood u leh ka wajihida masalalooyinka adadag,
11:44
ask the right questions, and come up with workable solutions.
186
704000
5000
is weydiiya su'aalaha saxda, lana yimaada xalal shaqaynaya.
11:49
I'll admit that there are times when it seems like "Mission: Impossible,"
187
709000
7000
Waan qirayaa inay jirto marmar ay u ekaanayso ''Mashruuc:Suurtagalnimada kafog,''
11:56
but we must believe that these kids are smart.
188
716000
4000
laakiin waa inaynu aaminaa in caruurtani ay maskax badanyihiin.
12:00
That if we involve them in their education,
189
720000
3000
Taasi waa hadii aynu la falgelino waxbarshadooda,
12:03
if we have them discuss the real issues that they confront --
190
723000
4000
hadaynu u ogolaano inay ka doodaan arimaha soo wajaha--
12:07
that our whole society confronts --
191
727000
3000
taas oo bulshada oo dhan soo wajahda--
12:10
and if we give them skills that enable them to engage the real world,
192
730000
6000
iyo hadii aynu siino xirfadaha awoowda usiinaya inay dhex galaan calaamka runta ah,
12:16
that magic will happen.
193
736000
5000
mucjisadaasaa dhici doonta.
12:21
Now, a month into this project, we'd just started classes.
194
741000
8000
Hada, bil intii aanu ku jira hawshan, waxan bilownay fasaladii
12:29
And a month into it, I come to the office,
195
749000
3000
bil intaanay kasoo wareegin waxan imi xafiiskii
12:32
and I have this email from one of our students.
196
752000
3000
waxana fariintan ka helay mid kamida ardayda.
12:35
And it said, very simply, "I am thinking now."
197
755000
5000
wuxu u yiri si fudud ''Waan fekeraya hada.''
12:40
And he signs off, "Thank you."
198
760000
5000
Wuxuna kusoo xidhay ''Mahadsanid''
12:45
It's such a simple statement.
199
765000
3000
Keliya waa odhaah fudud.
12:48
But I was moved almost to tears
200
768000
2000
Laakiin waan ilmeeyay runtii
12:50
because I understood what was happening to this young man.
201
770000
5000
sababtoo ah waxaan fahmay waxa ku dhacay wiilkan dhalinyarada ah.
12:55
And it is an awesome thing to be a part
202
775000
4000
Waan arin cajiiba inaad ka mid noqotid
12:59
of empowering someone in this way.
203
779000
5000
awoodsiinta qof sida tan oo kale.
13:04
I am thinking now.
204
784000
4000
Waan fekerayaa.
13:08
This year we challenged our students
205
788000
4000
Sanadka kan waxanu ardaydayada horkeenay
13:12
to craft an honor code themselves.
206
792000
3000
inay jeexdaan xeerar iyaga laftoodu .
13:15
There's a very vibrant debate going on on campus now
207
795000
3000
Waxa jiray dood aad u xiisa badan oo dhismaha jaamacada ka socotay
13:18
over whether they should have an honor code,
208
798000
3000
oo ku saabsan inay samaystaan xeerar naftooda ah
13:21
and if so, what it should look like.
209
801000
3000
Haday sidatani dhacdo maxay noqonaysaa.
13:24
One of the students asked a question that just warmed my heart.
210
804000
4000
Mid kamida ardayda ayaa i waydiiyay su'aal qalbigayga aad u diirisay.
13:28
Can we create a perfect society?
211
808000
6000
Sidee baynu u abuuri karaa bulsha quman?
13:34
Her understanding that a student-crafted honor code
212
814000
6000
Fahankeeda ah in xeerka ay ardaydu samaysteen
13:40
constitutes a reach towards perfection is incredible.
213
820000
6000
uu sabab ku leeyahay qumanaan ayaa cajiiba.
13:46
Now, we cannot achieve perfection,
214
826000
2000
Hada kuma guulaysan karo qumanaan
13:48
but if we reach for it, then we can achieve excellence.
215
828000
6000
Laakiin hadaan u hawlgalo, waan gaadhi karaa heer wanaagsan.
13:54
I don't know ultimately what they will do.
216
834000
2000
Ma garan karo waxay kama danbaysta yeeli doonaan.
13:56
I don't know whether they will decide to have this honor code.
217
836000
4000
Ma garannayo inay go'aansanaan xeerkaa inay yeeshaan iyo inkale.
14:00
But the conversation they're having now --
218
840000
2000
Laakiin doodaha ay ilaa hada leeyihiin
14:02
about what their good society should look like,
219
842000
4000
ee ku saabsan sida bulshadooda wanaagsan u ekaan karto,
14:06
what their excellent society should look like,
220
846000
3000
sida bulshadooda qumani u ekaan karto
14:09
is a really good thing.
221
849000
6000
xaqiiqdii waa arin wanaagsan.
14:15
Am I out of time? OK.
222
855000
6000
Waqtigii miya iga dhamaaday? Hagaag
14:21
Now, I just wanted to leave that slide up
223
861000
6000
Hada, waxaan rabbaa in aan qaybta iskaga tago
14:27
because it's important that we think about it.
224
867000
3000
sababtoo muhiimadu waa in aynu wax iska waydiinay.
14:30
I'm very excited about the fact
225
870000
3000
Aad waxan ugu faraxsan ahay xaqiiqda ah
14:33
that every student at Ashesi University does community service before they graduate.
226
873000
6000
in arday kasta oo Jaamacada Asheshi dhigtaa uu shaqo qaran bulsho qabto intaanu qalan jabin.
14:39
That for many of them, it has been a life-altering experience.
227
879000
5000
Taasi qaar badan oo kamid ah, waxay u ahayd khibrad nololeed cajiiba.
14:44
These young future leaders are beginning to understand
228
884000
8000
Hogaamiyayashan mustaqbalka ee dhalinta yari waxay bilaabeen inay fahmaan
14:52
the real business of leadership,
229
892000
2000
waayaha runta ah hogaaminta,
14:54
the real privilege of leadership,
230
894000
2000
muhiimada dhabta ah hogaaminta,
14:56
which is after all to serve humanity.
231
896000
5000
taasoo ujeedaduu tahay u adeegista insaaniyada.
15:01
I am even more thrilled by the fact that least year
232
901000
5000
Waxan aad ugu sii qalbi samahay in sanadka ugu danbeeyay
15:06
our student body elected a woman
233
906000
2000
in gudida ardaydeen ay u doorteen gabadh
15:08
to be the head of Student Government.
234
908000
4000
inay noqoto madaxa Ururka Ardayda.
15:12
It's the first time in the history of Ghana
235
912000
3000
Waa markii u horaysay taariikhda Gaana
15:15
that a woman has been elected head of Student Government
236
915000
4000
ee gabadh loo doorto gabadh madaxa Ururka Ardayda
15:19
at any university.
237
919000
3000
ee jaamacadi leedahay.
15:22
It says a lot about her.
238
922000
2000
Waxbadan bay ka tarjumaysaa nafteeda.
15:24
It says a lot about the culture that's forming on campus.
239
924000
5000
Waxbadan bay ka tarjumaysaa isbedelka horumar ee hoyga jaamacada ka samaysmay.
15:29
It says a lot about her peers who elected her.
240
929000
3000
Wax badan bay ka sheegaysaa faca doortay iyada.
15:32
She won with 75 percent of the vote.
241
932000
6000
Waxay ku guulaysatay 75% cododkii la dhiibtay.
15:38
And it gives me a lot of hope.
242
938000
3000
Waxayna aniga i gelisay raja badan.
15:41
It turns out that corporate West Africa
243
941000
3000
Waxana ay keentay in Afrikada galbeed kale
15:44
also appreciates what's happening with our students.
244
944000
4000
ay ka mabsuudaan waxa ka hugmaya ardaydayada.
15:48
We've graduated two classes of students to date.
245
948000
4000
Waxanu soo saaray laba fasal oo arday ah ilaa hada.
15:52
And every single one of them has been placed.
246
952000
3000
Mid kasta oo kamida ahina wuxu helay shaqo.
15:55
And we're getting great reports back
247
955000
2000
Waxanuna dib u helaynaa helaynaa warar wanaagsan
15:57
from corporate Ghana, corporate West Africa,
248
957000
4000
oo nooga imanaya Gaana inteeda kale, Afrikada galbeed ee kale,
16:01
and the things that they're most impressed about is work ethic.
249
961000
5000
arinka ugu waynina waxa weeye say uga mabsuudeen nidaam shaqeedkooda.
16:06
You know, that passion for what they're doing.
250
966000
4000
Waxad garanay, jacaylka ay u hayaan waxay qabanayaan
16:10
The persistence, their ability to deal with ambiguity,
251
970000
4000
hal-adaygooda, awoodda ay u leeyihiin inay furfuraan wax kakan
16:14
their ability to tackle problems that they haven't seen before.
252
974000
6000
awooda ay u leeyihiin sida dhibatooyinka loo maareeyo aysan weligood arag.
16:20
This is good because
253
980000
4000
Tani waa wanaag waayo
16:24
over the past five years, there have been times
254
984000
3000
tan iyo shantii sanee lasoo dhaafay, waxa jirtay waqtiyo
16:27
when I've felt this is "Mission: Impossible."
255
987000
3000
ay dareemeen in arintani tahay ''Qorshe aan socon karin''
16:30
And it's just wonderful to see these glimmers
256
990000
3000
Waana cajiib inaynu aragno iftiinkan
16:33
of the promise of what can happen if we train our kids right.
257
993000
7000
balanqaad ee waxa dhici kara markaynu si aynu u carbino caruurteena si wanaagsan.
16:40
I think that the current and future leaders of Africa
258
1000000
4000
Waxan rajaynayaa in hogaamiyayasha kuwa hada iyo mustaqalka ee Afrika
16:44
have an incredible opportunity
259
1004000
3000
ay haystaan fursad cajiib ah
16:47
to drive a major renaissance on the continent.
260
1007000
3000
si ay baraarrug wayn uga dhaliyaan qaarada.
16:50
It's an incredible opportunity.
261
1010000
2000
Waa fursad cajiib dhaaf ah.
16:52
There aren't very many more opportunities like this in the world.
262
1012000
4000
Ma taalo intan oo kale oo fursad ah caalamka.
16:56
I believe that Africa has reached an inflection point
263
1016000
8000
Waxan aaminsan ahay in Afrika gaadhay meeshii weecsanka
17:04
with a march of democracy and free markets across the continent.
264
1024000
4000
oo ay lasocoto nidaam dimoqraadi iyo suuqyo xor ah oo qaarada oo dhan ah.
17:08
We have reached a moment from which can emerge
265
1028000
3000
Waxanu gaadhnay waqti kaasoo ay kasoo bixi karto
17:11
a great society within one generation.
266
1031000
4000
bulsho heersare ah isla hal jiil.
17:15
It will depend on inspired leadership.
267
1035000
5000
Waxay ku xidhnaan doontaa hogaamin yididiila leh.
17:20
And it is my contention that the manner in which we train our leaders
268
1040000
6000
Waana qanaacadayda in qaabka aan u soo saaro hogaankeena
17:26
will make all the difference.
269
1046000
1000
ay isbedelka keeni doonto.
17:27
Thank you, and God bless.
270
1047000
2000
Mahadsanidiin, Naxariis Eebe.
17:29
(Applause)
271
1049000
8000
(Sacab)
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7