How to say SORRY and APOLOGISE in English | British English

986,465 views ・ 2016-09-15

English with Lucy


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

00:03
Now we've all done things we regret
0
3800
2160
Dhamanteen mar uun waynu samaynay wax aynu ka qoomamayno
00:05
I, for one, once called my male maths teacher 'Mummy'
1
5960
4320
Anigu maalin ayan ku idhi macalinkaygii Xisaaabta ' Hooyo'
00:10
So I regret that
2
10360
1040
Marka waan ka qoomameeyaa
00:11
But sometimes when we do things we regret we need to say sorry
3
11400
3680
Lakin mar marka qaar markaan samayno qalad aan ka shalayno waa in aan raali galin ka bixinaa
00:15
And this video is going to be all about Britain's favourite word
4
15080
4620
fiidyowganu wuxu ka hadli doona erayga ay dad ingiriisku ugu jecelyihiin oo ah
00:19
the word 'sorry'
5
19840
1460
erayga ' iga raali ahaw'
00:21
So anyone that's been to England before will know that the English just love saying sorry
6
21300
5420
qof walba oo Ingiriiska tagay waa dareemi karaa in dadka ingiriisku aad u siticaalaan erayga 'sorry"
00:26
we say it when it's not necessary, we say it when it is necessary
7
26720
3180
sorry waan isticmaalnaa mar walba haday mihiim tahay iyo hadii kalaba.
00:29
but it's part of our culture and it's what we consider to be polite!
8
29900
3860
lakin waa qayb kamid ah dhaqankeena, waxaanan u aragnaa akhlaaq
00:33
So this lesson is going to tell you about the many ways in which you can say sorry
9
33760
4440
sidaa awgeed, casharkaan waxaad ku baran doontaan siyaabo badan oo aad raali galin u bixin karto
00:38
And then also different situations in which you should say sorry
10
38860
3500
iyo xaaladaha kala duwan ee ay tahay in aad raali galin bixiso
00:43
And we'll talk about some slang ways that you can say sorry
11
43020
3460
sidookale, waxaad baran toontaan sida erayda suuqiga ah raali galin loogu bixiyo
00:46
And then what to do if words just aren't enough
12
46480
3680
iyo waxa kula dugbood in aad samayso marka aadan u ahaynin erayo u qalma raali gaalinta
00:50
Before we get started I'd just like to remind you that if you want to really practice your English then you should sign up to italki
13
50160
7360
intaynaan bilaabin casharka waxaan jeclaan lahaa in aan idin xasuussiyo hadii aad rabtid in aad English kaaga dhaqan galisid, waa in gashaa website ka Italki
00:57
Which is a fabulous website that puts you in contact with professional, qualified, native teachers
14
57880
7700
waa website fiican oo idinku xidhaya macalimiin luuqada u dhashay xirfadna u leh kuna haboon
01:05
of all the languages really but especially for English on this channel!
15
65580
3560
luuqadaha oo dhan gaar ahaan English ka
01:09
And if you click on the link on the description box you will earn 100 free italki credits
16
69140
5600
raac linkga ku xusan santuuq ga macluumaadka si aad u hesho 100 credit oo bilaash
01:14
as soon as you make your first purchase
17
74740
2060
marka ugu horaysee aad bilowdaba
01:16
so that's basically a buy on get on free on the lessons
18
76800
2920
waxay kaa caawinaysaa arintaasi in aad hesho casharo bilaash ah
01:19
so make sure you check that out
19
79720
1380
ha moogaan in aad tijaabiso arintaas
01:21
Ok, back to the class!
20
81100
1420
hagaag, aan usoo noqono casharkeenii
01:22
Ok, so, how to apologise in English
21
82520
2960
hagaag, sidee raali galin loo bixiyaa luuqada English ka
01:25
Part one of this video
22
85480
1720
la soco, qaybta koobaad ee fiidyowga
01:27
Well, the most basic way is...sorry
23
87220
4120
hagaag, raali galinta ugu sahlan waa in aad tidhaahdid raali ahaw "sorry"
01:31
so sorry is good if you're in a hurry
24
91680
2320
iga raali ahaw "sorry" waxay ku haboontahay markaad dag dagsantahay
01:34
if you bump into someone on the street
25
94000
1800
hadaad adoo wadada marya qof dardartid
01:35
or if you step on someone's shoe
26
95800
2500
ama qof aad kabaha kaga joogsatid
01:38
you can just say 'oh sorry', 'sorry'
27
98380
2400
waxaad si fudud u dhihi kartaa ''Alla raali ahaw 'sorry"
01:40
So, if you want to say a little more than that you can say 'I'm sorry'
28
100780
3720
hadaad rabto in aad si ka badan u raali galiso waxaad dhihi kartaa iga raali ahaw "I'm sorry'
01:44
And if you want to go even further you can put an interesting word in between the 'I'm' and the 'sorry'
29
104500
5700
hadaad rabtid si ka sii xeel dheer waxaad ku sii dari kartaa eray xiiso leh
01:50
like 'so', 'incredibly', 'terribly', 'really'
30
110200
3680
sida 'aad baan uga xumaha', 'aad iyo aad baan uag xumahay' runtii waan ka xumahay'
01:54
Oh I'm terribly sorry, Oh I'm so sorry
31
114300
2580
aad baan kaaga raali galinayaa
01:57
Then, if you actually want someone to forgive you, you can say 'please forgive me'
32
117960
5440
hadaba, hadad rabto in aad qof cafis ka dalbato waxaad dhihi kartaa faddlan i saamax
02:04
or forgive me for asking but...
33
124000
2320
ama iga saamax in aan ku waydiiday laakiin
02:06
But don't overuse it cos it will sound like you're a bit pathetic
34
126800
3260
laakiin aad ha u isticmaalin waayo waxaad u ekaanaysaa qof daciif ah
02:10
'forgive me forgive me'
35
130060
1280
'i saamax i saamax'
02:11
Then we've got 'excuse me'
36
131340
1780
waxaan kaloo dhidhi karnaa ii cudur daar
02:13
Now this can be used in a variety of situations
37
133120
2880
hadaba, tan waxaa la isticmaali karaa xaalado kala duwan
02:16
If you need to get past and somebody is blocking your way
38
136580
3520
hadii jidkaad mari lahayd uu qof kaaga gudbanyahay
02:20
you can say 'Oh excuse me, can I just get through?'
39
140100
1880
waxaad dhidhi kartaa ma gudbi adoo raali ah.
02:21
excuse me, excuse me, excuse me...
40
141980
2100
iga raali noqo, iga raali noqo, iga raali noqo...
02:24
You can also say it when your body lets out some gas
41
144800
4800
hadii aad dadka dhexdiisa ku daacdid
02:29
Oh! excuse me!
42
149600
960
Alla, iga raali noqo
02:31
And also you can use it to get attention
43
151020
2560
waxaad kaloo isticmaali kartaa si aad u hesho dareenka dadka kale
02:33
So 'excuse me everyone, excuse me, can you listen to me now?'
44
153580
3200
waxaad kaloo isticmaali kartaa markaad rabto in aad qof soo jeedisid
02:36
So sometimes I'll use that in my classes
45
156780
2580
mar marka qaar waxaan isticmaalaa markaan fasalka joogo
02:39
another that means exactly the same as 'excuse me' but with an additional meaning
46
159360
4960
mid kale oo la mid ah excuse laakiin ka sii xeel dheer waxay tahay
02:44
is pardon me
47
164320
1840
ii cudur daar
02:46
Pardon me we can use in the same way as excuse me
48
166160
2620
pardon me waxay la macna tahay ''excuse me ''
02:48
but also if we want to interrupt a conversation
49
168780
3320
laakiin hadii aa rabtid in aad qof sheeko ka dhex gashid
02:52
So 'Oh, pardon me but can I just butt in here?
50
172140
3220
ii cudur daar laakiin ma kaa dhex gali karaa
02:55
If you've really done something quite bad or you've really messed up
51
175360
4320
hadii gaf kaa dhaco, ama aad arin qastid
03:00
Then you might want to say something a bit stronger
52
180000
3360
waxaa kula gudboon in aad istimasho eray ka sii culus
03:03
than sorry so you can say 'I owe you an apology'
53
183360
3820
''sorry'' waxaad dhihi kartaa cudur daar ayaad iga mudantahay
03:07
I'd like to apologise
54
187180
1920
waxaan jeclaan lahaa in ku raali galiyo
03:09
and 'apologise' is much stronger and we often use it in written emails
55
189700
5260
apologise ku aad buu uga xoog badan yahay , waxaana inta badan loo isticmaala qoraalada emailka
03:14
If you want to send a letter to your boss apologising for your behaviour
56
194960
4120
hadaad rabtid in aad maamulahaga u qortid warqad adigoo ka cudur daaranaya dhanqankaaga
03:19
Then you can say 'I sincerely apologise for what happened yesterday'
57
199080
5000
waxaad dhihi kartaa si hufan ayaan uga cudur daaranayaa wixii shalay dhacay
03:24
Or..'I take full responsibility for my behaviour'
58
204580
3640
ama waxaad dhihi kartaa anaa xambaaraya masuuliyada gafkaygii
03:28
Let's move on to part 2, which is about how to say sorry for being late
59
208340
5080
hadana waxaan u gudbaynaa qaybta 2aad oo ah sida raali galin looga bixiyo soo daahitaan
03:33
because being late is very very rude
60
213800
3160
waayo soo daahidu waa dhaqan aad u xun
03:37
In some cultures it's accepted, in England it's not
61
217440
2880
dhaqamada waaa caadi laakin waddanka ingiriiska maya
03:40
The most basic one is 'Sorry I'm late'
62
220540
2480
mida ugu fudud waa iga waa ka xumay waa soo daahay
03:43
You can also say 'sorry for being late'
63
223700
2560
waxaad kaloo dhihi kartaa waa ka xumay in aan soo daahay
03:46
Or my personal favourite 'sorry for keeping you waiting'
64
226260
3280
ama, mida aan anigu aad uga helo, waa ka xumahay in aad i sugteen
03:50
sorry for keeping you waiting
65
230000
2000
waa ka xumahay in aad sugteen
03:52
That one's quite nice
66
232000
1160
taasi waa mid xoogaa fiican
03:53
Ok, on to part 3: slang words for sorry
67
233160
4080
hagaag, hadana aan u gudubno qaybta 3aad oo ah eray suuqeedka ''sorry''
03:57
Now if I were you I would only use these with friends, ok? Not in a work or professional situation
68
237360
6320
hadii aan adiga ahaan lahaa kalmadahaan waxaan u istcimaali lahaa saaxiibaday kaliya , ma isticmaaleen xiliga shaqada ama xaaaldaha aan xirfada ku jiro
04:04
the first one is 'whoops!'
69
244000
1960
tan ugu horaysa waxay noqonaysa ''ob''
04:06
Ok so maybe you've dropped someone's phone and you go 'Oh, whoops!'
70
246140
4480
hadii aad qof teleefoonkiisa dhulka rido waxasad dhihi kartaa ""ob""
04:10
Another one you can say is 'Oh, my bad!'
71
250760
2560
waxaad kaloo dhihi kartaa waa ''ob waa khaldamay""
04:13
that's another way of saying 'Whoops, sorry'
72
253320
1800
waa si kaloo loo dhihi karo ''Whoops'
04:15
And the last one which is a terrible word that you shouldn't use
73
255800
3500
weedh kaloo aysan fiicnayn in aad siticmaasho
04:19
this comes from the texting culture
74
259300
2400
waxay ka timid hab dhaqanka qoraalka
04:22
Soz
75
262040
500
soz
04:23
Ok, and soz is a word that normally you will see in text messages
76
263140
4800
hagaag, soz waa weedh sida caadiga ah aad ku dhex arki karto qoraaalada
04:27
I don't think people actually say that..actually they might
77
267940
3240
uma malaynayo in dadku isticmaalaan, wayna dhici kartaa in ay isticmaalaan
04:31
(don't say that!)
78
271180
860
ha isticmaalin
04:32
Ok part 4: bad news
79
272220
2640
hagaag, qaybta 4aad: war naxdin leh
04:34
Ok so maybe someone's pet's died, maybe someone's lost a family member
80
274860
5000
sida in qof xaywaankiisu bakhtiyoo kale, ama qof ehelkiisa ah geeri ku timaado
04:39
or maybe someone didn't get a job or something
81
279860
2520
ama uu shaqo ama wax kale waayo
04:42
So in this case you can say 'I'm so sorry to hear that'
82
282740
3440
xaaladan waxaad dhihi kartaa ''waa ka xumahay warkaas'
04:46
You wouldn't just want to say 'Aaah...sorry...'
83
286960
2580
ma aha in akliya dhahdo "waa ka xumahay"
04:49
No..I'm so sorry to hear that or 'I'm so sorry to hear that you didn't get the job'
84
289540
4240
a aah' waan ka xumahay in aan maqlo arinkaas ama waan ka xumahay in aadan shaqadii wayday
04:54
or 'I'm so sorry to hear about your dog'
85
294040
2560
ama '' waa ka xumahay waxa ku dhacay eygaagii
04:56
If someone has died you can say 'I'm sorry for your loss'
86
296980
3680
hadii qof dhinto waxaad dhihi kartaa, waa ak xumay qofka kaa baxay
05:01
ok...that's a very normal thing to say at funerals
87
301340
3360
hagaag, taasi waa wax iska caadi ah marka tacsi la joogo
05:04
So whilst you're saying sorry, your body language is very important
88
304720
4560
sidaaa darteed markar aad dhahayso ''sorry' luuqada jidhku waa muhiim
05:10
If you realise you've done something wrong
89
310100
2180
hadii aad baraarugtid in aad khalad gashay
05:12
Maybe open your eyes wide and put your hand over your mouth
90
312280
2940
malaha waxaad samayn kartaa in aad idhaha furto ood afka gacanta saarto
05:15
like 'ah! sorry'...like this
91
315320
2760
sida '' Alla waa ka xumahay oo kale
05:18
It's very important to maintain eye contact so that you look sincere
92
318080
4160
waa muhiim in aad sii wadid xidhiidhka indhaha si aad u tustid daacadnimo
05:22
Like you really mean what you're saying
93
322240
2360
sida u tusto in ay ay dhab kaa tahat
05:24
If you want to make your apology look even more sincere
94
324820
3940
hadii aad rabto in aad raali galintaada ka sii dhigto mid daacad ah
05:28
Then whilst you're saying it you can put your hand on your heart
95
328760
3660
hadaba, markaad dhashayso laabta gacanta saar
05:32
I'm honestly so sorry for what I did yesterday.
96
332520
3120
dhab ahaantii aad baan uga xumahay wixii aan sameeyay shalay
05:35
And that's just a way of showing that you are honestly apologising for what you did
97
335640
3820
05:39
Finally, what can you do if just are just not enough
98
339560
4320
ugu dambaytii maxaad samayn kartaa, hadii aysan ku filayn
05:44
Ok, if you've done something so terrible or you've messed up so badly
99
344240
4560
hadaad gaf wayn gashid ama aad wax qaribtid
05:48
that sorry doesn't cut it
100
348800
3060
oo ay aysan '' sorry'' aysan goyn korin
05:52
Well the most common way to say sorry without saying the word 'sorry'
101
352760
4560
sida ugu caansan ee loo dhaho sorry adoon weedha sorry soo galin
05:57
in England is to give flowers
102
357320
2460
ingiriiska waa in ubax loo siiyo
06:00
to give a bottle of wine
103
360320
1520
dhalo khamra ah
06:02
or to give a handwritten card
104
362560
2660
ama qoraal gacmeed
06:07
Ok well that is it for my lesson on how to apologise in English
105
367020
5100
hagaag, halkaa waxaa ku dhan casharkaygii aan maanta haga hadlayyay sida ingiriiska wax loo raali galiyo
06:12
If you ever come to England make sure that you've got these words mastered
106
372120
4340
hadaad mar uun ad timaado ingiriiska waxaad ku dadaashaa in aad weedhahaas barato
06:16
and all of the correct body language
107
376460
2160
iyo luuqad jidheedka saxda ah
06:18
and let's hope that you guys never have to say sorry to me
108
378620
2860
waxaan rajaynanayaa in aydaan ku khaasanaanin in aad i raali galisaan
06:21
Make sure that you connect with me on all of my social media
109
381480
3600
igala soco dhamaan baraha aan bulshada ku leeyahay
06:25
And I'll see you all for another lesson very very soon! Mwah!
110
385800
4000
kulanti damboo xiiso leh
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7