DON'T SAY "SORRY!" | Better English vocabulary | How to Apologise

4,685,667 views ・ 2019-06-14

mmmEnglish


Fadlan laba-guji qoraal-hoosaadka Ingiriisiga hoose si aad u daawato muuqaalka.

00:00
Hello! I'm Emma from mmmEnglish.
0
260
3360
Halow! Waxan ahay emma oo idin kala soo hadlaysa mmm english
00:03
In today's lesson, I'm going to share some different
1
3620
3040
Casharka manta wax idin kula wadagi donaa habab
00:06
and more meaningful ways to say
2
6660
2820
kala duwan oo macno leh aad ku dhihi karto
00:10
"Sorry!"
3
10280
800
"Waa ka xumahay""!
00:21
Now of course, it's okay to say
4
21160
1860
Dabcan waa wax caadi ah inaad dhahdo
00:23
"I'm sorry", when you make a mistake or you
5
23020
2420
" waan ka xumahay" markii aad qalad gashi ama
00:25
do something wrong, you can say "I'm sorry!"
6
25440
2820
Markii aad samayso wax qalad, waad dhihi kartaa "wan ka xumahay"!
00:28
But "sorry" is really overused in English.
7
28260
3200
Lakin erayga " sorry " waa eray inta badan la isticmaalo luqada englishka
00:31
It's so overused that sometimes
8
31760
2400
Isticmaalkaas badan waxay mararka qaar sababta
00:34
it can seem a little meaningless.
9
34160
2940
In raaali galinta qofka bixinaayo ay noqoto mid aan macno ku fadhin
00:37
You see, people use "sorry" all the time!
10
37240
3420
Adiga xataa wad aragtaa in erayga "sorry" ay dadka ay isticmalaan inta badan
00:40
They apologise all the time for lots of different reasons.
11
40660
3180
Dadkuna waxay raali galin u bixiyan markasta sababo kala duwan
00:43
"Sorry!"
12
43940
800
" sorry"!
00:44
"Sorry I'm late!"
13
44740
920
" wan ka xumahay, waan soo daahay"!
00:45
"Sorry!"
14
45660
600
" Wan ka xumahay"
00:46
"Sorry, I forgot to bring the...."
15
46260
1600
" wan ka xumahay, wan halmaamay inaan soo qaato......
00:47
"Oh! Sorry!"
16
47860
1000
"Alla! Wan ka xumahay!"
00:48
And because of that,
17
48920
1360
Sidaa darteed
00:50
"I'm sorry" can feel a little less meaningful.
18
50280
3460
"I'm sorry" waxa noqotay mid aan wax macna ku fadhin
00:53
Sometimes it can feel like you don't really care
19
53740
3380
Mararka qaar waxay noqota wax aad iska dhahdid adigoon u fiirsan
00:57
or you're just saying "sorry" because you feel like
20
57120
2360
Ama waxaad dhahdaa " wan ka xumahay"
00:59
you have to, not because you actually mean it.
21
59480
2800
Hadii aad u argto inay ay tahay wax qasab kugu aha, ama waxaad dhahdaa wan ka xumahay adigoo ula jeeda in aad ka xuntahy waxa dhacay
01:02
So when you really need to say sorry
22
62280
2860
Gormee ayaad u baaahan tahy inaad dhahdo sorry "wan ka xumahay
01:05
for something that you've done,
23
65140
1500
Markii aad samayso wax
01:06
maybe a mistake that you've made or
24
66640
2480
Ama aad gasho qalad
01:09
some problem that you've created, well then,
25
69140
2640
Ama xaalad aad abuurtay. Hadaba
01:11
it's a good idea to use a stronger expression.
26
71780
3340
Waa wax wanaagsan inaad isticmaasho erayo aad u muujinaya inaad ka xuntahay waxa dhacay
01:15
Okay? To show that you really mean it.
27
75240
1900
Hadaba si aad u muujiso inaan aad uga xuntahay waxa dhacay
01:17
And today, I'm going to share
28
77140
1540
Manta waxaan kula waadagi donaa
01:18
some more meaningful ways to say "I'm sorry",
29
78680
2960
Habab kale oo aad ku dhihi karto wan ka xumahay luqada englishka
01:21
some meaningful ways to apologise.
30
81740
2100
Habab aad raali galin wanaagsan oo macno leh ku bixin karto
01:23
Now, we're going to give you a few different options
31
83840
2440
Hada, waxaaan ku tusi donaa habab kala duwan oo ad ku dhihi karto sorry
01:26
to help you build your vocabulary
32
86280
2040
Si ay kaaga sacidaan inaad kobciso erayadada dhanka afka engriisiga
01:28
so that your English sounds more
33
88320
2420
Si markii aad ku hadleyso luqada englishka
01:30
sophisticated and more meaningful.
34
90740
2460
Aad ugu hadasho si hormarsan.
01:33
But if you want to improve your English pronunciation
35
93220
2380
Lakin, hadii aad rabto inaad hormariso dhawaaqaaqa luqada englishiga ah
01:35
and natural expression,
36
95600
2080
Si daabici ah aad ugu hadasho
01:37
then I really recommend the mmmEnglish
37
97740
2680
Waxaan aad kugu la talinayaa inaad mmm english
01:40
Imitation Lessons!
38
100420
1440
Imitation lessons!
01:42
All of the lessons there are focused
39
102360
2120
Casharadaas waxa ay xooga saarayaan
01:44
on specific situations
40
104480
1980
Xalado gooni ah
01:46
and you'll learn not just what to say,
41
106460
2840
Waxaad aa ku baran donto kuma koobna kaliya wixii aad dhili lahyd
01:49
but how to say it. And in English, it's so important,
42
109300
4240
Lakin waxaa kale oo ad ku baran dontaa sidii aad u dhihi lahayd. Markii laga hadlaayo luqada englishka waxaa muhiim ah
01:53
especially when you're trying to be genuine and real,
43
113540
3340
Qaasatan markii aad isku dayeeso in raali galinta aad bixineyso ay noqoto mid dhab kaa ah oo qalbiga ka timid
Waa muhiim inaad badasho habka aad ugu dhawaaqeyso luqada
Tanna waxay aad kaaaga cawineysaa in loo fahmo farinta ama fakarada ad gubdisay sidii aad rabtay in loo fahmo
01:57
it's so important to change the tone of your voice
44
117060
3640
02:00
and your facial expressions and your body language
45
120700
3100
02:03
really helps to convey your message.
46
123800
3180
02:07
Now I created the mmmEnglish Imitation Lessons
47
127200
2780
Waxaan ugu talagalay mmm english imitation lessons-casharada dhawaqa
02:09
especially for my students to help them
48
129980
2540
Qaasatan Ardadeyda si aan ugu caawiyo
02:12
develop their pronunciation but also
49
132580
2540
In ay hormariyaan habka ay ugu dhawaqayam luqada iyo sidoo kale
02:15
their natural expression.
50
135120
1820
In ay ugu hadlaan si dabiici ah
02:16
You're going to be able to practise on your own at home,
51
136940
2620
Waxaaad awoodi doontaa inaad sameyso practice adigoo gurigaaaga jooga
02:19
you don't need a teacher or a speaking partner
52
139560
3020
Uma bahnid macalin ama qof aad la hadasho
02:22
and you can practise your English speaking skills
53
142600
3280
Adiga kaliga aa practice sameyn kartid si aad u hormariso xirfada ku hadalka luqada englishka
02:25
in your own time, whenever it suits you.
54
145880
2280
Waqtiga aad doonto, iyo markii aad doonto
02:28
So if you haven't checked out the imitation lessons yet,
55
148160
2680
Hadii aadan hore u arag the imitation lessons
02:30
grab the link in the description
56
150840
2040
Ka eeg linkiga hoose yaala (description)
02:32
or you can head straight to the webpage right there!
57
152880
2800
Ama waxaad si toos ah u abaari karta webpage keyga halka!
02:35
So let's focus on some different ways to say "I'm sorry".
58
155720
4200
Aan u so dha dhacno hababka kala duwan aad u dhihi karya "i'm sorry".
02:39
One of the hardest things about apologising
59
159920
2660
Qeybta ugu adag ee raali galinta wa inoo
02:42
is admitting
60
162580
1580
Qofka uu qiraa
02:44
that you've done something wrong.
61
164160
1720
Inuu qalad sameeyay
02:45
Socially, it can be quite an awkward situation. Right?
62
165880
3640
Rali galintu waxa ay noqon kartaa mid ay bulshadu u aragto waa ceeb ah ama ay ku tahay xalad qariib ah qofka raali galinta bixinaya
02:49
It's one that makes you feel a little uncomfortable.
63
169520
2720
Waa xalad ka dhageysa qofka raali galinta bixinaayo inuu dareemo ciriiri ama jajuub
02:52
Now, if we're talking about a
64
172240
1900
Hadii aad rabto inaad ka hadasho oo aad raali galin ka bixiso
02:54
small problem that you created,
65
174140
2200
Qalad yar oo aad gashay
02:56
perhaps you provided your
66
176460
2440
Tusaale: waxaa laga yabaa in
02:58
colleague with some wrong information.
67
178900
2300
Qof kula shaqeynaaye aad u gudbisay war bixin qalad ah waxaad dhihi kartaa
03:01
It was an accident but still, you're at fault.
68
181200
3540
Ugu maanan talagalin. Lakin tan micnaheedu ma ahan inaadan qaladka galin.
03:04
Then it's absolutely fine to say
69
184740
2600
Hadi ay arintu saa tahay waa wax caadi ah inaad dhahdo
03:07
"Ah...My mistake."
70
187340
2000
Alla! "My mistake"
03:09
Just own it, you know?
71
189340
1640
Qiro qaladkaaga
03:11
It was my mistake, I made the mistake.
72
191080
3260
Waxa ay ahayd qaladkayga, aniga ayaa sameeyay qaladkaa
03:14
So you can actually say "Oh.. My mistake",
73
194340
3140
Waxaad dhihi kartaa "oh my mistake
03:17
instead of saying "Sorry"
74
197480
1580
Intii ad dhihi lahyd "sorry"
03:19
Now you can also say "My apologies".
75
199060
3160
Sidoo kale waxaad dhihi kartaa "my apologies'.
03:22
My apologies, I made a mistake.
76
202220
2560
My apologies, waxan galay khalad
03:24
But if you want to tone it down a little
77
204780
2360
Hadii aad rabto inaad ka dhigto mid informal
03:27
and you want to make it a little less formal
78
207140
1920
And you want to make it alittle less formal ama informal
03:29
then you can also say "My bad!"
79
209060
2260
Waxaad dhihi karta "my bad"
03:31
This has become a really common expression
80
211700
2260
Waa oraah ama jumlad aad loo isticmaalo
03:33
you use to admit that you did something wrong
81
213960
3260
Waxaad u isticmaali kartaa si aad u qirto inaad sameysay qalad
03:37
in less formal situations.
82
217240
2200
Xaladaha aanan u bahneyn inaad formal ahaan u hadashid
03:39
"You're late for the meeting! It started an hour ago!"
83
219440
3020
" waad ka soo daahday kulankii! Waxa uu bilaawday saacad ka hor!"
03:42
"Really? Oh, my bad! I didn't have it in my calendar."
84
222460
3700
" dhab ahaan? Oh, my bad! Ma anaan u heysan sidaa inuu jadwalku yahay (waqtiga kulanku dhacaye inuu sacad ka hor ahaa)
03:46
So it's like, "Oops! Oh, that was my fault."
85
226220
3400
Marka waxa ay u muuqataa, oops, in ay tahay qaladkeyga
03:49
My mistake. You just own it, you know?
86
229620
2960
My mistake. Waad qiranaysaa qaladkaaga
03:52
You don't really need to say "Sorry" as well,
87
232580
2340
Uma baahnid inaad dhahdo "sorry"
03:54
you're just claiming the mistake as yours.
88
234920
1960
Waxaad qiraysaa ama cadeyneysaa in qaladka aad adigu gashay
03:56
And these are all great options
89
236880
1380
Kuwaana waa optionno fiican oo ad isticmaali karto si aad raali galin u bixiso
03:58
if the problem you created is not a big one.
90
238260
2780
Hadii qaladka aad gashay dhibta uu kenay aysan ahayn wax sidaa u weyn
04:01
Like, if you were supposed to make a booking
91
241160
2100
Sida, hadii lagaa rabay inaad buuking u (carbuunto) maqaayad
04:03
for you and ten mates at a restaurant
92
243260
2660
Adiga iyo toban ka mid ah asxaabtaada
04:06
and you forgot and when you get there,
93
246160
2260
Aadna hilmaanto, markii aad timaado maqaayada
04:08
there's no room for you.
94
248940
1440
Halkaa boos kaaga ma banaana.
04:10
That's a good time to say "Oh, my bad!"
95
250380
2600
Xaaladaan oo kale waxaad dhihi kartaa "oh my bad".
Ha isticmaalin "my bad" hadii qaladka aad gashay uu yahay mid weyn sida
04:12
Don't use "My bad" when the mistake is pretty big, like
96
252980
4600
04:17
if you forgot to invite your grandma to your wedding,
97
257580
3200
Hadii aad hilmaantay in aad ayeeyada aad ku cazuumtid arooskaaga
04:20
Don't say "Oh, my bad!
98
260780
2140
Ha dhin "oh, my bad!
04:22
That wouldn't go down very well!
99
262920
1560
Isticmaalka jumladaa xalada ma wanaaginaayo sababto ah
04:25
It's kind of a bigger problem than just "My bad"
100
265380
4800
Problemka taagan maxalin karto inaad dhahdo "my bad"
04:30
So in that situation, you would need something
101
270200
2520
Xaaladaan oo kale waxaad u baahan tahay wax
04:32
a little more meaningful, okay?
102
272720
2300
Ka macno badan dhihida my bad
04:35
"Sorry!" Or "My bad" just isn't quite enough.
103
275340
4200
"Sorry!" Ama "my bad" kuma filna
04:39
So you could say,
104
279700
1580
Waxaad dhihi kartaa
04:41
"Grandma, I owe you an apology."
105
281580
3000
" ayeeyo, waxaad igu leedahay raali galin"
04:45
I owe you an apology.
106
285700
2120
I owe you an opology
04:47
Or, "Grandma I want to apologise".
107
287820
3220
Ama "ayeeyo waxaan rabaa inaan ku raali galiyo"
04:51
Alright?
108
291720
720
Hagaag?
04:52
Both of these expressions
109
292440
2300
Labada oraah
04:54
are used to show that you're serious
110
294860
2480
Waxaa loo isticmalaa markii raali galinta aad bixineyso ay tahay mid dhab ah oo
04:57
and that you're genuine about your apology.
111
297340
2740
Qalabiga ka timid
05:00
They're a little more formal so they
112
300240
2620
Labadooduba xoogaa waaa formal sidaas owgeed waxa ay
05:02
show respect to the person that you're talking to
113
302860
2540
Muujinanaayan inaad xushmad u heyso qofka aad raali galineyso
05:05
and they're really useful in the workplace.
114
305400
2240
Sidoo kale waxa ay aad ugu haboon yihiin ama loo isticmaala goobta shaqada
05:07
Okay? In the office, when you need, you know, to sound
115
307640
3120
Okat? Markii aad joogto xafiis, waa markii aad ogtahay in lagaaga bahanyahay inaad u hadasho si
05:10
professional and maybe a little bit more
116
310760
1840
Professional ah iyo xogaaa inaad
05:12
formal, than these are great options.
117
312600
2700
Si formal ah u hadasho, waa options ku haboon xaladaas labadii hore
05:15
The other thing to keep in mind is that
118
315380
2180
Waxaa kaloo jira loona bahanyahy inaad ogaatid ayaaa ah
05:17
both of these expressions need an explanation.
119
317560
3480
Labada oraaah ee aan xooga ka hor ka soo hadlanay in ay u baahan yihiin sharaxaad
05:21
Why are you sorry? You could say:
120
321120
2600
Maxaad u leedahay sorry? Waxaad dhihi kartaa
05:23
I want to apologise for something, right?
121
323720
4400
Waxaan rabaa inaan kaa raaali galin ka bixiyo wixii dhacay. Orahda waxa la raacsinaa for hadii waxa aad raali galinta ka bixineyso ay tahay wax dhacay- something
05:28
I want to apologise for my behaviour last night.
122
328240
3200
Waxaan rabaa inaan kaa raali galiyo sidii aan u dhaqmayay xalay
05:31
I want to apologise to someone okay.
123
331440
4760
Waxaan raba inaan raali galiyo to markii la raaciyo waxaa loo isticmaalaa shakhsi tusae
05:36
I want to apologise to your sister.
124
336780
2700
Waxaaan rabaa inaan raali galiyo walashaa
05:39
Now, the difference between to and for here is
125
339480
4000
U fiiriso farqiga u dhaxeeyo to iyo for
05:43
super important.
126
343480
1560
Waa muhiim
05:45
These little prepositions are a little tricky so,
127
345040
3460
Labaduba waa meeleye yaal (prepositions)
05:48
for the grammar rules and more examples about
128
348620
2900
Xeerarka ay leeyihin to and for, hadii aad rabto inaad wax badan ka ogaato iyo tusaale yaasho
05:51
to and for, then I want you to check out this lesson
129
351520
2240
To iyo for waxad ka heli karta oo aad ka eegi karta
05:53
right here.
130
353760
960
Halkaa
05:54
It's all about to and for and when to use them.
131
354900
3000
Waxa uu ku saabsan yahy for and when iyo goorta la isticmaalo
05:57
But it's important to explain why you're apologising
132
357900
3460
Waa muhiim inaan sharxdo sababta aad raali galinta u bixineyso
06:01
with these expressions.
133
361360
1220
Markii aad isticmaleyso labadii jumlo ee hore
06:02
Alright, let's think of a more significant problem
134
362820
2920
Hagaag! Hadaba aan egno hadii problemka taaagan u yahay mid xasaaasi ah
06:05
that maybe you created now.
135
365740
1820
Oo laga yabo inaad hada aburtay
06:07
You might need to write a formal apology,
136
367560
2960
Markaa waxaad u baahnaan dontaa inaad si formal ah raali galin u bixiso
06:10
you know, for your behavior or for
137
370520
2580
Ku saabsan dabcigaaga- sidii aad u dhaqantay
06:13
the behaviour of a family member.
138
373100
2000
Dabciga qof ka tirsan familkaaga
06:15
Something that you really regret.
139
375140
1980
Ma wax aad samesay oo aad ka shalayneyso sameyskooda
06:17
Or in a professional context, when
140
377120
2780
Ama, markii laga fiiro professional context, waxaad u bahnaandontaa inaad bixiyo formal applogy hadii
06:19
your mistake has resulted in a significant problem
141
379900
3600
Qaladka aad gashay uu ku sababay dhibto aad u weyn
06:23
for your customer or your company.
142
383500
3180
Macamilkaaga ama companiga aaad u shaqeysid
06:26
Well, in these situations you need more formal language
143
386980
3160
Xalaadaahas oo kale waxa ay u bahanyihin inaad luqada ad isticmalayso ay tahay mid formal ah
06:30
that's going to help you to express just how
144
390140
2260
Taa waxay kaa caawin dontaa inaan soo bandhigto sida
06:32
deeply sorry you are.
145
392400
1660
Qotada dheer ee aad uga xuntahay waxa dhacay
06:34
I sincerely apologise for my behaviour, for my actions
146
394780
6440
Waxan si dhab ah oo ay dacadi ku dheehantahy ka raali galinayaa wixii aan sameeyay
06:41
for the trouble that I've caused.
147
401420
2340
Iyo dhibaatoyinkii aan sababay
06:43
Okay?
148
403900
940
Okay?
06:45
You could also say, "I take full responsibility
149
405020
3960
Sidoo kale waxaad dhihi kartaa waxaan qadanaya mas'uuliyada
06:49
for whatever's happened."
150
409520
1800
Wax kasta oo dhacay
06:51
Okay,
151
411840
580
06:52
now you might even take it one step further and say
152
412740
3960
Waxaaad kaloo dhihi kartaa
06:56
"I'm embarrassed about what has happened" or
153
416700
3240
Aad ayaan ugu yaqyaqsaday waxa dhacay
06:59
"I'm ashamed of my behaviour."
154
419940
2720
Waa wax laga xishoodo sidii aan u dhaqmay
07:02
Or my brother's behaviour. I'm really embarrassed.
155
422660
3300
Ama sida uu walalkey u dhaqay
07:05
Now, it's more common to see these expressions used
156
425960
2820
Waxaa aad loo isticmalaa orahyadaa
07:08
in written English, like in emails and letters,
157
428800
3640
Markii wax lagu qoraayo english sida emailada iyo letterska
07:12
but in professional or quite formal situations,
158
432440
3060
Lakin professional iyo formal situations
07:15
it's acceptable to say these expressions
159
435500
2500
Xata waa loo adeesan kaaa
07:18
directly to someone.
160
438000
1340
Si si toosan qof loogu raali galiyo
07:19
Now don't forget that these ways are,
161
439340
2300
Waa inaad xasuusnaataa in orahyada ay yihiin
07:21
they're quite formal and they're quite serious
162
441640
2320
Kuwo formal ah
07:23
ways to apologise.
163
443960
1860
07:25
So, if you're a little bit late to class,
164
445820
2060
Hadii aad xoogaa class ka daahdo ha isticmalin orahyada formalka ah sida
07:28
it's probably a bit too much to say
165
448060
2380
07:30
"I sincerely apologise for being late."
166
450440
2620
" I sincerely apologise for being late"
07:33
"I take full responsibility for my actions."
167
453060
2840
" I take full responsibility for my actions"
07:35
But if you accidentally slept in and you missed
168
455900
2860
Lakin hadii ay si kama ah ay hurdo kula tagto final examna
07:38
your final exam,
169
458760
1660
Ku dhaafo
07:40
well, then this kind of language
170
460420
2500
Waa orahydii
07:42
might actually be useful for you.
171
462920
1960
Aad isticmaali lahyd
07:44
You might be able to convince your professor
172
464880
2320
Si aad ugu dhaadhiciso professorkaaga
07:47
that it was an honest mistake
173
467200
1780
In qaladka aad gashay uu yahay mid kama ah
07:48
and maybe you can repeat the exam.
174
468980
2100
Sida darteed waxa laga yaaba inaad imtixaanki aad dib u gasho
07:51
So I hope that you've learned some new expressions
175
471100
2640
Waxaan rajeynayaa inaad barateen xoogaa oraahyo cusub
07:53
and phrases during that lesson to help you sound
176
473740
2680
Intuu casharku socday.si ay kaaga caawiyaan in aad u muuqado qof
07:56
more sincere and more sophisticated
177
476420
2360
Si daacad ah
07:58
when you apologise in English.
178
478780
2100
Raali galin ugu bixiya luqada englishka
08:00
Don't forget that you can practise your natural English
179
480880
3000
Ha hilmaamin in aad englishka ku practice gareyn kartid ugu dhaawiqi kartid si dabiici ah aniga
08:03
expression and pronunciation with me
180
483880
2240
08:06
in the mmmEnglish Imitation Lessons.
181
486340
3140
Adigoo qadana mmm english immition lessons
08:09
The link is in the description below
182
489480
2100
Linkiga ka eeg descriptionka hoose
08:11
and it's really easy just to grab them and try them out.
183
491940
3520
Wayna fududahay inaad isku daydo
08:15
Thanks for watching this lesson. I will definitely
184
495700
3040
Waad ku mahadsantahay dawashada casharkan. Waxaan
08:18
see you in the next lesson.
185
498740
1320
Is arki donaa casharka xiga
08:20
Make sure you subscribe if you haven't already!
186
500060
2540
Subscribe sar hadii adan horey u saarin
08:22
See you soon!
187
502600
2000
Is aragti danbe!
Ku saabsan shabakadan

Boggan waxa uu ku baran doonaa YouTube-ka muuqaallo faa'iido u leh barashada Ingiriisiga. Waxaad arki doontaa casharo Ingiriisi ah oo ay dhigayaan macalimiin heer sare ah oo ka kala yimid adduunka oo dhan. Laba-guji qoraal-hoosaadyada Ingiriisiga ah ee lagu soo bandhigay bog kasta oo muuqaal ah si aad halkaas uga ciyaarto muqaalka. Qoraal-hoosaadyadu waxay la socdaan dib-u-qaadista fiidyaha. Haddii aad hayso wax faallo ah ama codsi ah, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya foomkan xiriirka.

https://forms.gle/WvT1wiN1qDtmnspy7